NOLOSHII YUUSUF & SABABIHII KU KALIFAY IN UU HARGEYSA TAGO AYAA.WAALIDKIISA AFGOOYE SIRO PART 1

2024 ж. 26 Сәу.
76 107 Рет қаралды

NOLOSHII YUUSUF & SABABIHII KU KALIFAY IN UU HARGEYSA TAGO AYAA WAALIDKIISA AFGOOYE SIRO BADDAN BANAANKA KEENAY & WAJIGA DHABTA AH EE PART 1

Пікірлер
  • ASC nin kan yusuf la yiraahdo Carqaladiisa iyo dhacdhiciisa waa batay police ka iyo hayadaha amaanka haloo dhiibo DNA halaga qaado si dhib uuna u dhicin waxaan kula talinayaa maamulka soomaaliland ineey ninka qabtaan oo eey xakameeyaan buuqa uu wato hada inta qooys ee hargeeyso joogta ee shakiga ka qabta inuu wiil koodii yahay ha loo marsiiyo DNA cideey is yeeshaan halagu ogaado hadii la waayo xamar ku soo celiya qooyska iyo islaanta afgooye joogta ee aamin san ineey dhashay halooga qaado DNA hala soo afjaro ninka gayiga soomaaliyeed ayuu marba qolo isu dhiibayaa ilaa uu ka dhinto waxaa laga yaabaa sanadka dabe inuu jabuuti iska dhiibo yeeysan dhicin sidaas ninka haloo taliyo waxbaa ka qaldan

    @abdulkadirmaalim875@abdulkadirmaalim87514 күн бұрын
    • 😊 111111111111¹¹¹1😊😊😊😊1r😊1111rr111

      @Adnaanissa@Adnaanissa13 күн бұрын
    • Waa saas wlhi waa fara batay odaygu😅

      @user-tp5gn2ht1l@user-tp5gn2ht1l9 күн бұрын
  • Subxanalah waa sidee hooyo kalaa soo baxday dadkii somali way yaabanyihiin

    @afrahhussein3136@afrahhussein313614 күн бұрын
    • Jareertui kaxaysatay weeye oo xamar u kaxaysatay

      @user-cf8tu7di2t@user-cf8tu7di2t14 күн бұрын
    • 20 reer afkiisu ka sheegay laakiin waxaan layaabaa DNA MUXU UDIIDAYAA FOOS MAAMADI AY ISKU OYNAAYEN U EGYAHAY LAAKIN QALAD WAXAY KU DHIGTAY WAXAY KU DHAHDAY KONTOROLKA KU DHIGAY ASKARI KU QAATAY ANIGA WAXAN LAYABAY ILMO LA DHALY SE LO XOORA AAWEYSE AABIHIIS HADAY HOYADU TUURTAY YAAB 😢

      @user-sn5yz7vg8v@user-sn5yz7vg8v14 күн бұрын
    • .😅❤​@@user-cf8tu7di2t

      @Ridwaansiraad@Ridwaansiraad13 күн бұрын
    • Wlahi aniga mamada wan aqanaa iyo ilmaheda ilmageda waa 2 bah bah asharaf ah iyo bah duduble ah weyna heyn kirtay 2xaas ugurisay wuna furay mamadan gabadheda gbr ay dhashay 13 jir ah dhigi kowad kudhacay ayu fara xumeyay uur kuso baxay kdib ilmahii aya dhahay nalama dhalan hadu nala dhashay waxan naguma sameyen dhahen in gabadha lagu nabayna alla og

      @nimcamaxamadchannel5965@nimcamaxamadchannel596511 күн бұрын
  • Nin kaan dadki waa waree riyay allah xaqa ha cadeeyo

    @adarsheikh-ali9290@adarsheikh-ali929014 күн бұрын
  • Kalax kitaab kuu ku yaalaa DNA DNA DNA test is the best thing to do in this case.

    @fadumadahir6011@fadumadahir601114 күн бұрын
  • horta wiilku muxu udiidanyahay DNA wa yaabe ee hala soo qabto oo maxkamad hala saaro war armuu sirdon itoobiyan yahay oo soomaali lagu soo dhex tuuray

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs14 күн бұрын
    • Sirta kuu qarsan maxay tahy mise kuwa somaliland iyo puntland joogo uma jeedid😂

      @kinghamaaz1352@kinghamaaz135214 күн бұрын
    • Sirta lagaa sheegaayo xee tahay adaaba kala daadsan ee 😂 siro kulahaaa

      @maskiintiialleinaahmed733@maskiintiialleinaahmed73314 күн бұрын
    • Soomalida waa dacaad war iska ilaaliya sirdoonka aduunka rag iyo dumarbaa wada shaqeeyo

      @fadxiyaaxmed4356@fadxiyaaxmed435614 күн бұрын
    • Sirdoonku qofmaqan intaysheegtaan ayey Hadham madax kanoqdaan sidaana kufuliyaa arimo waa weyn,

      @xabiibaxaashi3560@xabiibaxaashi35603 күн бұрын
  • Ninkaan somali ma ahan waa oromo ruwaayat ayuu hayaa?

    @malaakyakub2559@malaakyakub255914 күн бұрын
    • Walsahi kan waa oromo yuusan nadhibin

      @MustafBashiirali@MustafBashiirali14 күн бұрын
  • War soomaaliyeey ninkaas in lahjada eelayda ku jirto hadalkiisa waa la dareemayaa haloofiirsado

    @qaaliyusra7541@qaaliyusra754114 күн бұрын
    • Beri horaan sheegay!! inuu EELAAY, yahay!! Lahjadiisa iyo muuqaalkiisa wuu u egyahay !!

      @shukri114mohammed2@shukri114mohammed214 күн бұрын
    • Hooyadan iyo isagu wllhi billahi waa isku lahjad OO cadaan ah balse DNA halaga wada qaado hooyada iyo caruurta ay u biisho iyo Isaga warku waa dhan yahay wllhi lahjada waa isku mid

      @aminaabdalle8212@aminaabdalle821214 күн бұрын
    • Xasuuso waxay isla nolayeen 9 sano lahjadodu iney is shabahdo wax micno leh mahan

      @Hodan-eq3dg@Hodan-eq3dg14 күн бұрын
    • Luqadda mayga weyku jirtaa wiilkaan markuu hadlaayo. Lkn waalagu wareersan yahay wiilkaan. Waa mucjisada 2024 waaye.

      @magolabdulle5811@magolabdulle581113 күн бұрын
    • @@aminaabdalle8212Hooyada iyo Caruurta ay ayyeeyada u tahay halaysaga qaado maxaa khladan?

      @AhmedAhmed-tx6dj@AhmedAhmed-tx6dj13 күн бұрын
  • War nin yahow xusuus taadii aaway hadaad wax qori taqaan wax kasta oo laguu sheego qoro dadkana hadalka kasug

    @adarsheikh-ali9290@adarsheikh-ali929014 күн бұрын
  • Asc war heedhe haday naaga ku dartay ilmihiisana ay hayso ma iyadaa DNA UGA BAAHAN MAA ILMAHA IYO IYADA LAGA QAADO EAR ILLAAHAY HALAGA CABSADO

    @zakiyamibrahim3582@zakiyamibrahim358214 күн бұрын
    • Xaqiiq asaga umaba baahna

      @maskiintiialleinaahmed733@maskiintiialleinaahmed73314 күн бұрын
    • aHADA SAAS LA SAMEENAA

      @maryan4436@maryan443614 күн бұрын
  • Ninkan Daahir caalasow haloo gudbiyo isgaa kawarkeenaya.

    @abdiismailkaarshe6065@abdiismailkaarshe606513 күн бұрын
  • HORTA NINKAAGAN WAX WARSANAYOOW MALAHAYGA WELIGAA ISKUUL LAGUMA GAYN. QOFKA MAGACA MEEQA JEER SYAY KUUGU CEL CELISAY MAAD QORATID. MIDA LABAAD ADIGI BAABA QAAB QOF LOOWARAYSTO GARANAYN

    @ahmedmahdi88@ahmedmahdi8814 күн бұрын
  • Walaal sida warka looqaado course ayaa loo galaa sida aad wax u wareeysaneyso waa. Unprofessional

    @warraaq1@warraaq114 күн бұрын
  • Yusuf wixi dhalay wu og yahay sidaas bu DNA u diidayaa bay ila noqotay aniga denbina waanu galayna

    @somalihanolato741@somalihanolato74114 күн бұрын
    • Xaqiiq wuu yaqaan cidii dhashay ogaan ayuu u qaraabanayaa

      @alimohamed-up7vs@alimohamed-up7vs13 күн бұрын
  • War ilmihii hadii lahaayo ilmaha dhiig halaga qaado

    @saafi1302@saafi130214 күн бұрын
  • Hadey meel fiican oo lagu kalabaxo lajoogtaa caruur tiisa iyo wiilsha mamada DNA halaga qaado alow sahal amuuraha amen amen amen

    @hawafarah2410@hawafarah241014 күн бұрын
  • Axmed please marka aad ka qaadeyse in tarafiyuuga ka sug warka qofk aad la hadleeysi please waxaa tahay wareye

    @habibahussien6055@habibahussien605514 күн бұрын
  • Soomali kaa hari meyso illaa ay ku keenaan waxaa tahay guuleysta soomaalaay

    @umusumaya-mq5ms@umusumaya-mq5ms14 күн бұрын
    • Xaqiq wlhi 😂😂

      @munasharaf016munaqali7@munasharaf016munaqali713 күн бұрын
  • Maamada ku dheh ilmihiisa dhiga ka qaad

    @maryami2299@maryami229914 күн бұрын
    • Waaa sida shegtey wale

      @cadnibeauty1247@cadnibeauty124714 күн бұрын
    • Teasina waa caqli

      @XafsaMaxamuud-pd3dk@XafsaMaxamuud-pd3dk14 күн бұрын
  • Mamada warkeeda waxaa iga baxay markii hore ay helaysay inuu yiri baydhabo baa kasoo lumay ayadana waxay sheegtay cunuga inuu baydhabo ooga lumay Yusufna waraysigi hada luuq in laga helay buu shegay wuu qariyay inuu baydhabo ka lumay midakale yuusuf wuxuu yiri shan wiil baa ii joogto mamadana waxa tiri sadex wiil iyo gabar buu dhalay yuusuf marka warka mamada baa run u dhow

    @calimaxamed3786@calimaxamed378614 күн бұрын
  • Ninkan wax kale ayuu wadaa laamaha amaanka ha lo dhiibo

    @miriamfarah2665@miriamfarah266514 күн бұрын
  • horta qofku hadu isago yar dayacmo oo cid korisa oo tarbiyeysa uu helin maskaxda kama koro oo xata dhaawac ba gaadha laakin soomaalidu mayaqaanin arintas ee qofkay maagan ee yuuf wa saas oo hadi uu isyel yeeleyn oo rewaayad lajilayo ahayn wa qof dhaawacan ee wa khasba in DNA laga qaado oo dadkisi lala xidhiidiyo oo ladaaweyo oo niyaad loo dhiso si cafimaadkusu uso laabto

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs14 күн бұрын
    • Wnkugu raacsanahy rayigaas wll

      @ayaanmuuse-mm8eo@ayaanmuuse-mm8eo14 күн бұрын
  • Asc asaxabta dhaman aniga waan yabana hay wiilkana cidwalbo oo soshegatay hoyo lee nol abe nol majiro miya

    @zaynababdule@zaynababdule13 күн бұрын
  • sheekada maamadu isma haysato ee waxba kakhaldan ee bal maamada soo fadhisiya sifiican hala wareyste midakale yaa kacagta kuhaye marku yara

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs14 күн бұрын
    • Hooyadu wax walbo familka ah kama hadli karto waa ceeb

      @somalihanolato741@somalihanolato74114 күн бұрын
  • Caruurta dhacan ka qaad

    @nimomohamed9348@nimomohamed934814 күн бұрын
  • Hooyo mcn ilmahada DNA 🧬 ka qaado hooyo mcn Allaah sw haku barrakeeye Alxamdullillaah

    @abdullahihassan6223@abdullahihassan622314 күн бұрын
  • Ar ninkaan marba meeshu bariis ka helayuu raacayaaa

    @XafsaMaxamuud-pd3dk@XafsaMaxamuud-pd3dk14 күн бұрын
  • Caruurta xadaa waqariynayaa

    @mariaali7281@mariaali728113 күн бұрын
  • Naabax jareeryahay tuugada ahi ninkaan ma dhali kartaan aniga dariskiina ahaa

    @user-cf8tu7di2t@user-cf8tu7di2t8 күн бұрын
  • Mamada qeeyr alah siya haduu yahay iyo haduu ehenba rolki hoyaniba weyqadati

    @libandahir3719@libandahir371914 күн бұрын
  • Reer muqdisho dhanow ijaafeyay ninkan caasiga ciilkiisa ihhaayo😊

    @SuldanoAli-oe6ub@SuldanoAli-oe6ub12 күн бұрын
  • Subxaanalaah, maxaa khaldan, ninkani ma jinbaa, bisinka, mise Waa jiran yahay

    @roobiyorays8398@roobiyorays839814 күн бұрын
  • Subxaanalaah markasta dhiiga wuu diidaya maxuu isku ogyahay

    @foozia426@foozia42612 күн бұрын
  • Asc soomalidu waa mu qafiliin waayo DNA ayuun bay kaqaadi lahaayeen si loo kala. baxo waxaa se su.aal ubaahan mu xuu yuusuf ku diida yaa dhiiga. Miyuu ku shaqaysan yaa waxan ta?labaad dadkii korsady hala Raadiyo? Waxiina wax duubayay maxaa idinka qaldan

    @hindaabdulrahman9502@hindaabdulrahman950212 күн бұрын
  • Ninkan maxaa wiilka daba dhigay waar shaqo yeelo

    @khadra27day12@khadra27day1213 күн бұрын
  • Mamadan codka xatee way isku egyihiin😢

    @SuldanoAli-oe6ub@SuldanoAli-oe6ub12 күн бұрын
  • Caruurtisa may DNA kaqado ileen haday isaga dhashay ilmahana waisku dna ee

    @farhiyohashi236@farhiyohashi23614 күн бұрын
  • DUQDAAN MA DHALIN WIILKAAN !!!!

    @asawirbukhari5130@asawirbukhari513013 күн бұрын
  • Yusuf muxuu DNA ga uga cararayaa.

    @Nuurah951@Nuurah95114 күн бұрын
    • Waa SIRDOON/JASUUS u shaqeeyo mukhaabaraadka ITOOBIYA+MARYKAN +ISRAELI . runtii saas buu u eegyey wuxu si fahmay qaabka loogu dhexnoolaan karo somalida

      @aliosman9609@aliosman960914 күн бұрын
    • @@aliosman9609 aniga oromo ayuu iila egyahay. Waxaa fiican xoog in DNA looga qaado wuuba nawareeriyee

      @Nuurah951@Nuurah95114 күн бұрын
    • Mamadan naftirkeda 3 jir bu iga lumay bay tiri marka cadayn ma hayso inay dhashay

      @hodanc6255@hodanc625514 күн бұрын
    • @@aliosman9609maxaa la jaajuusaa ithopiyan ayagoo caadi ah ayeeyba meel walba somaliya deganyihiin ee

      @maskiintiialleinaahmed733@maskiintiialleinaahmed73314 күн бұрын
    • ​@@aliosman9609somali uma ega amuu hindi afsomali bartay yahay

      @faysal9536@faysal953613 күн бұрын
  • Mashaqeeste inuu yahay hadaladiisa aaba lagkasaa guri halii sameeyo Reer somali land garabkeyga istaaga markuu dhahay aa dareen igalay maalmihii koowaad lkn hadagdagin dadkana yey kuguyaabin aan is dhahaayay walaahi lkn wixii sii qarsoon aa badan waana soo bixi doonaan

    @binfaqiibnulbalad1387@binfaqiibnulbalad138714 күн бұрын
    • Wax raadis inuu yahay meeqa kusoo ceshay muuse bixii iyo reer soomaliland ha i caawiyaan

      @owliyo1218@owliyo121814 күн бұрын
    • 😂😂😂😂😂 ninku waa shaqo taag

      @sacdiyohayan9230@sacdiyohayan923013 күн бұрын
  • Isago sadex jira la helay iso magaciisu wa yusuf aniga way isku kay qaban wayen rerki koriyey in ninka yusuf la dhoho ya u shegay yab kuwi qatay wxa ay dhehen yusuf hebel ba la dhaha 😛🤣

    @hiboabdiyasin4472@hiboabdiyasin447214 күн бұрын
  • Ninkaan si fiican ha loo baaro sheekakadiisa. Wax baa khadan

    @user-tp4fp2ul7x@user-tp4fp2ul7x13 күн бұрын
  • Qofka hadla siduu nin igu ahay naag bu iskubadalay, yaa ila qaba saas

    @MohaMs-km3fi@MohaMs-km3fi13 күн бұрын
  • Ninkaan waa gangs

    @ahmedceymis2708@ahmedceymis270814 күн бұрын
  • Wilkan 5 wiil ayan dhalay ayu dhahay madan waxey dhahoysa 3 wil iyo gabar ayu dhalay Hada waxow helay reer kale Ogaden ah

    @Fartonosman61@Fartonosman6114 күн бұрын
    • Caruurta mamada weyaan mahan cararta yuusuf

      @sacdiyohayan9230@sacdiyohayan923013 күн бұрын
    • @@sacdiyohayan9230carrurta yuusuf weeyo sifiican u dhagayso

      @calimaxamed3786@calimaxamed378613 күн бұрын
    • Haaaa

      @Fartonosman61@Fartonosman6113 күн бұрын
  • Ilmihiisa dhiig ka qaada

    @hyusuf2207@hyusuf220714 күн бұрын
  • Dhig Raxwyn wu leyhy ninkan kow marka arka fahamey

    @IbraahimMahamedgodir-sr1ur@IbraahimMahamedgodir-sr1ur12 күн бұрын
  • Qofkani waa qof waxan shaqo ka dhigtay hadii arintu sidaa tahay

    @yasinyusuf5629@yasinyusuf562914 күн бұрын
  • Alle maxaa dumar badan ciyaalkoodii is badheedh ah tuuray oo hada raadinay.

    @eng.cartan272@eng.cartan27214 күн бұрын
  • Ilmahiisa dii en ha lagaqaadocaruurta

    @hodanjama1851@hodanjama185114 күн бұрын
  • Arrintaan waxbaan si Ka ah. Ninka ilmihiisa iyo ayeeyada maa la baaro. . Ayagaa DNA ga laga qaadi karaa

    @khamisohalafo4820@khamisohalafo482013 күн бұрын
  • Hadey ayada dhashay markiihorana ukamaqna way ayey uguogolatay inu hargeeso aado ukatago

    @maryanruun8670@maryanruun867014 күн бұрын
  • Ninkani wax wareysanayo fudeyd badan baa ku jiro qofka hadalka waa laga sugaa intuu kuu dhameystirayo ee lagama dhex galo.

    @user-st7vy8tt2i@user-st7vy8tt2i14 күн бұрын
  • Hadayba haysato ilmo uu dhalay DNA hayska qaadaan maxaaba asaga looga baahan yahay simple is that

    @sagalabdal9387@sagalabdal938712 күн бұрын
  • Somalidhan dadbaa kamaqan illahow dadka dadkooda usahal yusuf wuuhelay

    @fadumokayton@fadumokayton14 күн бұрын
  • Ninku ma oromo isqarinayaa??

    @user-eu7hu5vm4f@user-eu7hu5vm4f13 күн бұрын
  • Ninkaan umadii waa wareeriyay arintiisa waa in boliska la wareego qasab DNA ha looga qaado isaga iyo dhamaan dadka sheeganayo.

    @abdikarinalihashi9777@abdikarinalihashi977713 күн бұрын
  • Dadka shegtay oo dhan dhiig halagaqado culumada halo xilsaro qoyska Baladxawo waa isku egyahin ilahey ayaa og

    @CaashoHaji@CaashoHaji14 күн бұрын
  • Waxaan lahad ninka youtubka leh shaqo kale miyuu waayay waa sidee

    @user-hv6wg5ge6x@user-hv6wg5ge6x14 күн бұрын
  • Ninkaan raxaweenwaye

    @AbdiAbdiadam@AbdiAbdiadam14 күн бұрын
  • Nahabanimo tugunimo ben inta ba wu isku darsaday ha la xidho

    @kaltoumwaiss9634@kaltoumwaiss963410 күн бұрын
  • Hooyo aan garanayo calaamada ilmahaeeda oo aabohiis og yahay kuna dardaaray waa been cad.

    @mohameddahir7293@mohameddahir729311 күн бұрын
  • Niyaw warkiisa waad ku daashay maxaa kaa galay

    @user-hv6wg5ge6x@user-hv6wg5ge6x14 күн бұрын
  • DAN wuxu u diidaya dadkii dhalay ayu ogeyey waxan shaqo ayu ka dhigtay

    @user-mf6tu9js6r@user-mf6tu9js6r13 күн бұрын
  • Hada dhiigba laga qaaday meel loo dhafa ma leh

    @ayanfarah782@ayanfarah78214 күн бұрын
    • Lagama qaadin soo daawo horyaal tv

      @owliyo1218@owliyo121814 күн бұрын
  • Maamada hadalkeeda lama fahmikaro warkeeda iska dhaaf

    @xalaanxareed8911@xalaanxareed891114 күн бұрын
    • Maxaa kawada waala fahmayaa wayna ka EED sheegatay

      @maryan4436@maryan443614 күн бұрын
  • Ilmaha uu dhalay DNA halaga qaado hooyadana halaga qaado si loo hubiyo inuu wiilkeedii yahay

    @user-qf1fo9mq9m@user-qf1fo9mq9m11 күн бұрын
  • Mamadan ayaa runshegeysaa because nagbey uguurisey shancaruura ukuriso ninku wawalanyahay okacararaye walidkiis

    @mariaali7281@mariaali728113 күн бұрын
  • Soomaliyey iska ilaaliya basaasinta aduunka

    @fadxiyaaxmed4356@fadxiyaaxmed435614 күн бұрын
  • Muqdisho xitaa been ow kasheegay muqdisho dad maba lagu xirro muqdisho hooyo waye

    @SuldanoAli-oe6ub@SuldanoAli-oe6ub12 күн бұрын
  • ilmahiisa dhiig maa lagaqaado idinkana iskaqaadaan

    @saaraali9688@saaraali968814 күн бұрын
  • ninkaan dabaal eberkiis waaye

    @user-tg2fz9sg6l@user-tg2fz9sg6l14 күн бұрын
    • Kan wax wareesanaayo maa kawadaa maskax maleh HILMAAMI

      @maryan4436@maryan443614 күн бұрын
  • Wariyaha: qoro markaad maga weydiiso oo mar labaad iyo marar badan ha weydiin, Waa iga talo,

    @aminaabdulkadir2072@aminaabdulkadir207214 күн бұрын
  • Ninkaan haduu DNA diiday dadka soo sheegtay iyo ilmihiisa halaga qaado DNA waaba lagu wareeray ninkaan arinkiisa

    @hibaqahmed4405@hibaqahmed440514 күн бұрын
  • Yusuf total somali ima eko wax bana isku qasan e dhiig ha laga qaado

    @fatimasagal1584@fatimasagal158414 күн бұрын
    • EELAAY , buu u egyahay !!

      @shukri114mohammed2@shukri114mohammed214 күн бұрын
  • Lahjadiisa Hala fiiriyo

    @AbdiAbdiadam@AbdiAbdiadam14 күн бұрын
  • Nin Hali ka maqantahay Haan gacanta Gali ba LA yiri. Waase yaab reerka iska saarsaday Bila DNA'

    @fatmaelmi9989@fatmaelmi998914 күн бұрын
  • Wiilka ka hadha bisinka

    @aminaali2334@aminaali233414 күн бұрын
  • Soomaali ma aha

    @user-tp4fp2ul7x@user-tp4fp2ul7x13 күн бұрын
  • 😂😂musalsalkaan shimuu dhamaanaa

    @maskiintiialleinaahmed733@maskiintiialleinaahmed73314 күн бұрын
  • Ninkan dhiiga in laga qaado muxuu diidey

    @ibrahimabdula4698@ibrahimabdula469814 күн бұрын
  • Duduble wuu uegyahay

    @ashaadenosman2645@ashaadenosman264513 күн бұрын
  • Maama da caruurta DNA ka qaada dheh intuu idin kala cararin ninka qof fiyow uma ekee

    @user-ct3jh2iz2k@user-ct3jh2iz2k13 күн бұрын
  • MAAMADAAN ISKU COD XATAA WAY YIHIIN

    @maryan4436@maryan443614 күн бұрын
  • doqon baa,ba,ah

    @user-tg2fz9sg6l@user-tg2fz9sg6l14 күн бұрын
  • 🤔🤔🤔🤔

    @khadijac9841@khadijac984114 күн бұрын
  • isaaq bay sheekadu kufoororta bal islaantan sifiican udhegeysta waxay tiri 9 sano kahor bu warbaahinta soo fadhistay berbera war sheekdu weji kale yeelatay midakale see bu uhelay wiilku islaantan reer berbera haka jawaaben arintan iyaga wax karinaye

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs14 күн бұрын
    • Xanuun isaaq la yidhaabaa kugu dhaceevislaantu reer Barbara maaha waxay ku tidhi anigaa soo noolyay 00 $300 oo uu Barbara ku tago soo siiyay may sheegin sababta lkn islaantu raxanwayn baan ahay oo caruurtiisiina Wali anaa haysta bay ku tidhi

      @BilanOsman-bx9qv@BilanOsman-bx9qv14 күн бұрын
    • ​@@BilanOsman-bx9qvkahor bu berbera kaso wacay oo wa markihore oo ay heleysay oo isaga soo fadhistay bay kutidhi ee noolintu wa marku kulaabanayay hargeysa ee adiga wax fahmayn ee dhegeyso mar labad mise turjuban bad rabta

      @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs14 күн бұрын
  • Waa isku cod Yusuf iyo mamadaan

    @shukrishuulaanka8595@shukrishuulaanka859514 күн бұрын
    • Sax

      @maryan4436@maryan443614 күн бұрын
  • CRuurtiisa DNA ha laga qaado!

    @fatmaelmi9989@fatmaelmi998914 күн бұрын
  • Waar ninkaan waa tuug

    @user-lz8qg2fk2i@user-lz8qg2fk2i14 күн бұрын
  • Beenta umadda ka daa yuutuber caqligiisa waa kaas

    @aliismael585@aliismael58514 күн бұрын
  • Adigu jareer baatahay beenaad u sheegteen isaguba waa sheegay in teer jareer ihi sheegteen

    @user-cf8tu7di2t@user-cf8tu7di2t14 күн бұрын
  • Yusuf ama Xasan Dowlada Somaliland ha xirto DNA qasabna halaga qaado waa nin umadiyoo dhan waalay inuu fiyow yahayba ma u malaynaayo

    @user-ct3jh2iz2k@user-ct3jh2iz2k13 күн бұрын
    • Ninkani danbi ma gelin maxaa loo xiraa? Social media wana sheeko baraley ee iska dhageysta danbigana ku badsada

      @SuperAbdul0000@SuperAbdul000012 күн бұрын
  • Ninkaan marhaduu DNA ga diidanyahay Arinkiisa SID -da ha loo dhiibo oo soomaali halaga qabto

    @user-lz8qg2fk2i@user-lz8qg2fk2i14 күн бұрын
    • Inuu diiday ma anagaa og????? Mise waa wax uun waa la yiri ah

      @maskiintiialleinaahmed733@maskiintiialleinaahmed73314 күн бұрын
  • Ilmaha DNA halaga qaado

    @Seeykulatahy@Seeykulatahy14 күн бұрын
  • Hooyo faadumo ilmaha dhiig ka qaad iyo adiga

    @somalihanolato741@somalihanolato74114 күн бұрын
  • Somaliland tag ee dacwey, waa in DNA laga qaadaa oo la kala baxaa waxa khaldanna way caddaan doonaan.

    @siradm@siradm14 күн бұрын
  • Wiilkan wa inu ogolado DNA hadi kale u umada wa rerka kadayo

    @hiboabdisalam1008@hiboabdisalam100814 күн бұрын
  • Mental health buqabaa

    @mariaali7281@mariaali728113 күн бұрын
  • Inuu raxan weyn yahay weyba luqadiisaa laga fahmeysa

    @saafi1302@saafi130214 күн бұрын
    • Lahajad waa wax labarto saas ufahan

      @kinghamaaz1352@kinghamaaz135214 күн бұрын
  • Ala dadkeena soomaaliyeed goormeey Jahliga kabaxayaan???? Xataa ninka wareeysanaya ma wuxuu garan waayey inuu dhaho Maamo haduu ku diidey inuu DNA laga qaado waxaas sameeyn kartaa Caruurtiisa ayaad DNA ka qaadi kartaa waaba arin fudud ee sidaas yaala insha allah waalakala bixi doonaa

    @user-vg9kt7up4s@user-vg9kt7up4s13 күн бұрын
KZhead