YUUSUF UMULISADII HOOYADII KA FOOLISAY AYAA NOOL & GEEDKII UU KU DHASHAY AYAA WELI KU YAAL

2024 ж. 10 Мам.
11 562 Рет қаралды

YUUSUF UMULISADII HOOYADII KA FOOLISAY AYAA NOOL & GEEDKII UU KU DHASHAY AYAA WELI KU YAAL

Пікірлер
  • Ninyohow sheekadaan beerta iyo macalinka dugsiga waa sax

    @AbdiSheik-rl8sj@AbdiSheik-rl8sj14 күн бұрын
    • Kan hadana waa yaab

      @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi465913 күн бұрын
  • Waxaan, la yaabay, haddii aad sidaa u taqaanay qof walba oo Soomaaliyeed marku u ooynaanay ,maxaad u soo hadli wayseen.

    @zahramahadalle5849@zahramahadalle584913 күн бұрын
  • Wadani tv ayaanba run sheegeyn qof uu wacay buu leyahay maxaad isoo wacday

    @user-xe6jd3ij8q@user-xe6jd3ij8q13 күн бұрын
  • Waadheekadii nimco yaasiin

    @qafijohirsi7662@qafijohirsi766213 күн бұрын
  • Inteh lgu qadaa diiga somalia anaa ubahan inaa qof kaqado

    @fardowsoabdulle1816@fardowsoabdulle181611 күн бұрын
  • Ilaahey ha soo hadeeyo

    @farahfartun3961@farahfartun396113 күн бұрын
  • Ninkaan yusuf iyo shamuure sandadkaan cusub 2024 social media qabsaday anigana 2025 wa in qorsha cusub somalida dhan ja yaabiso la imaado waaye

    @sadikahmed8973@sadikahmed897314 күн бұрын
    • Kkkkkkk soodiyaari. Aakhiro ayaan kasoolaabtay kkkk sheeko eh maasoowadaa

      @abbdll@abbdll14 күн бұрын
    • Yan lagaga hor marin sidiyarso waxad la iman lahyd

      @hiboabdisalam1008@hiboabdisalam100814 күн бұрын
    • Sheekaba sheekada kale kadaran

      @UmuSalmaan2020@UmuSalmaan202013 күн бұрын
  • Kkkk umulisadiina ma la keenay kkk waaba la isku haystaa miyaa kkk wax la arag waxna lasban waaba macduun odaygu mar dhow dad badan baa is baafin doona

    @Mohaminakhal@Mohaminakhal14 күн бұрын
  • Waanba nacay sheekada ninkan tired of it

    @BadelFaraholad@BadelFaraholad14 күн бұрын
    • Exactly shit is getting old

      @Ayan-seattle1984@Ayan-seattle198413 күн бұрын
  • Waligay mooryaan Ka weyne ma arag

    @AbdiSheik-rl8sj@AbdiSheik-rl8sj14 күн бұрын
  • Yuusuf qofkii taageeraa waa lamid halaga umada habaarqabe

    @vitnamy6hows93@vitnamy6hows939 күн бұрын
  • Nin qoyskiisa maxay live u imaan waayen TV ninkaan kaliya luuq ugala so hadlaan

    @howareyoudoing5448@howareyoudoing544813 күн бұрын
  • Yussuf umbaad kuhaysaa war mashaqo kale miyaad wayday

    @user-gc9dy1dc1w@user-gc9dy1dc1w13 күн бұрын
  • Hhhhhhhh isku luuqad xataa maahan waa ceebowday axb

    @user-cf8tu7di2t@user-cf8tu7di2t14 күн бұрын
  • Ninkan warki yusuf wacadeye

    @user-ne3cq5ux7w@user-ne3cq5ux7w12 күн бұрын
  • Sheekadaan waa nagudheeraatay ha is balansado dheecaanka halabaaro halakalabaxo

    @user-qu2hf8pd5i@user-qu2hf8pd5i13 күн бұрын
  • Cajiib wax layaableh

    @sicidowarsame3552@sicidowarsame355213 күн бұрын
  • Heesti sado cali ileen tuugu waa tuugu waligiba

    @dekawarsame1827@dekawarsame182713 күн бұрын
  • Walaalow yentaar waa dad yare aniga ogaadeen ah oo Geri hal nin siinaayee walaalow Geri koombe la hadal

    @AbdiSheik-rl8sj@AbdiSheik-rl8sj14 күн бұрын
    • 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

      @sacdiyohayan9230@sacdiyohayan923012 күн бұрын
  • Wcs😂😂

    @user-lq8if3zu2o@user-lq8if3zu2o13 күн бұрын
  • Waxaan sugnaba qeebti 81aad ceeb wye

    @zeinabtahlil5457@zeinabtahlil545713 күн бұрын
  • AGGGGAAAAH!! UMULISADU INAY DHIMATEY AYAA DHICI KADHA!!

    @shukri114mohammed2@shukri114mohammed214 күн бұрын
  • Yusuf arintisa wa in filin laga sameyaa wa mafiyo

    @MaryanM-zc3ps@MaryanM-zc3ps12 күн бұрын
  • Ninkan isgu amuu waxuu soo abaaabushay oo malin walba qof

    @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi465913 күн бұрын
  • Yuusuf.waa.Tuug.weyne

    @aminomohamoud4444@aminomohamoud444413 күн бұрын
  • Ninkan shaqo kale miyuu wayay waa yaabe

    @user-gc9dy1dc1w@user-gc9dy1dc1w13 күн бұрын
  • Wadani tv waxbaa ka khaldan qofkasta intay wacaan bay dhehaan maxaad noola soo xidhiidhay o adaaba wacaye sidee wax u wadaa

    @user-xe6jd3ij8q@user-xe6jd3ij8q13 күн бұрын
    • De hada mahan marka hore wada hadlayan

      @sacdiyohayan9230@sacdiyohayan923012 күн бұрын
  • Tuugadi yusuf wey dhamaatay

    @shiasomalitv47@shiasomalitv4713 күн бұрын
  • Ani isma lihi dhiig bay ka qaadeen reerkan hada kaxaystey u maleyn maayo waa been waa shabakad isla shaqaysta sababtoo ah may ka aamuseen arinkaan dowlada meesha ay joogaan jooga ayey ku wareejin lahaayeen tuugaan waxaan kaa codsaneynaa wariye qaran baa tahay plz haka hadhin waayo shaqo muhiimah ayaad umada u qabatey mahadsanid

    @Caasha739@Caasha73913 күн бұрын
  • Waa arin mucjiso weeye

    @maxamedaxmed5071@maxamedaxmed507113 күн бұрын
  • Waxa xalka halkas garsiyay waa aamus naanta aad amusneyden hadii aad markii ugu horeysay aad hadli laheydeen xaalada halkaas magarten

    @hawohassan3938@hawohassan393814 күн бұрын
    • Ilaahay baa xaal og

      @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi465913 күн бұрын
  • Yusuf dadkiisi buu helay. Waad ku waalatay wax differen ah ma haysid veiws baad raadineysaa. Ilaa Yusuf DNA laga keeno cidi ku dhageysan meyso. MAR WALBA CINWAANKA AAD SOO QOREYSID IYO WAXAD KA SHEEKEYNEYSID ISMA LAHAN. BEEN HADII LAGUGU BARTANA QIIMAHAADA BAA DHUMAYA

    @shukrishuulaanka8595@shukrishuulaanka859512 күн бұрын
  • Part 95 marka la gaado baan so noqonaaya, this is getting old move on to another subject/content.

    @Ayan-seattle1984@Ayan-seattle198413 күн бұрын
  • Kkkkkkkk yusuf wuu fashil may

    @shiasomalitv47@shiasomalitv4713 күн бұрын
  • Qolodii yusuf lasha qeysto wey oo yaha yaan maxaa kudaba dhigay

    @shiasomalitv47@shiasomalitv4713 күн бұрын
  • Ninkaan wax caruur ah ma dhalin baa laga yaabaa wuu ku qaraabtaa waxaan filayaa inay koox qaraabata yihiin wallaahu aclam

    @alkhayratmedia5956@alkhayratmedia595614 күн бұрын
    • Waa run waa qaraabanaya

      @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi465913 күн бұрын
  • 😂😂😂😂😂😂 umuliso kulahaa hadal muxu tari ninka ama so qabtoo cadeeya wuxi yahay ama iska aaamusa

    @AyanAyan-rm5lu@AyanAyan-rm5lu14 күн бұрын
    • 😂😂😂😂 markan ciwanka arky ban qosly wariyahan iyo yusuf illahy unba kala rebikaro habenba wax cusub bana lokenaya

      @hiboabdisalam1008@hiboabdisalam100814 күн бұрын
    • Been been ayay umada u hayaan Wiilkaan Anigoo hargaysa joogna dhiig nooga qaada leh ayaa nimankaan gari ah laga iinsaday oo la siiyay ka dibna way ku khashifmeen ragii gari ee qaatay hada dhiig ayay ka qaadeen weli dhiig jawabtiisa ayay sugaayaa laakiin ma yeelanaayaan isku dhiig ma noqonaayaan xaraaan bay ka tahay wiilkaan dhiigiisa reerkoo is yeelan lahaayeen weli dhiiga lagama qaadin

      @Fowzia69@Fowzia6914 күн бұрын
    • @@hiboabdisalam1008 kan weriyaha aha waa shaqo la,aan sababtoo ah Anigaa u sheegay oo ku indhi Wiilkaan dadka dhalay Anigaa aqaano oo haaya isaguna wuxuu taagan yahay waaa raxanweyn ninkaani wuu iga diiday in uu baafiyo oo dadkiisa saxda u dhalay la siiyo ama dhiig laga qaado ilaa hada dhiig lagama qaadin

      @Fowzia69@Fowzia6914 күн бұрын
    • @@Fowzia69 miyad gara nysa reerkisa kan wari ya ah maxad ola xareri wy dy hada wax xog ah kahysid yusuf kan dadka wareri yey

      @hiboabdisalam1008@hiboabdisalam100814 күн бұрын
    • ⁠maxaa dhiig laga qaadi wariyuhu wuxu cadeyey in ninkan rerkiisa oo sax ah ay jiraan oo anu hayn qof lumay Ee yahay khaainoole ku shaqaysanaaya beenta uu dadka u sheegaayo oo qof kasta ku dhahaayo adikaa I dhalay kkkkk su lacag uga qaato illahaybaa se runta og .marka qoskaaga hadi wiil idinka lumay illahay ha idiin so fududeeyo ninkan warkisu ma saxnee

      @AyanAyan-rm5lu@AyanAyan-rm5lu14 күн бұрын
  • Yusuf waa tuuk

    @shiasomalitv47@shiasomalitv4713 күн бұрын
  • Ilma adeeradaa baad soo aruursatay kkkk beenaale qabiilkaaga ayaad tiraa isoowac hunguri bad kula dirirtay been badanaa 😂😂😂😂

    @user-cf8tu7di2t@user-cf8tu7di2t14 күн бұрын
    • Kooxda yuusuf maa ku jirtaa adi 😂😅😅

      @nasraosman7686@nasraosman768613 күн бұрын
    • SHABAKADA TUUKADA AH MAA KA MID TAHAY

      @maryan4436@maryan443613 күн бұрын
  • Kuwan ninka walaan tuuga raba inay qaataan waxba ma fahman miyaa

    @abdulazizd@abdulazizd13 күн бұрын
  • 😂😂😂😂 musalsalka yusuf caadi maahan daroidka ha ka hadlan arinta ninkan e sheydiin waaye reer waqoiyi ayan wata sheekadan gari waaye cida qaadatay waa been

    @mancityfan660@mancityfan66013 күн бұрын
  • Ka fuq yuusuf Shaqo kale yeelo waxada ka badbadis weeye

    @hamsehussmo4647@hamsehussmo464714 күн бұрын
    • TUUGA UMADA LAGA QABNAYAA MA KUWII SHABAKADA TUUGADA MAA KA KID TAHAY

      @maryan4436@maryan443613 күн бұрын
  • Ninkagan wariyaha sheegaynaya warkagu been buu noqonaya hadii aadan dacaaymo ku kabin.walaahi video ka keen hadii kale adigu xataa beenlow ayaad noqonaysa

    @abdijama3992@abdijama399214 күн бұрын
KZhead