BAAFIN HOOYO MA AQAANI MAGACEEDA & QABIILKEEDA MIDNA MA GARANAYO WAXAAN DOONAYAA HOOYO IN LA RAADIYO

2024 ж. 11 Мам.
2 021 Рет қаралды

BAAFIN HOOYO MA AQAANI MAGACEEDA & QABIILKEEDA MIDNA MA GARANAYO WAXAAN DOONAYAA HOOYO IN LA RAADIYO SI NAXARIIDI KU JIRTO SOMALIYEEY GAARAHAAN FANAANIITA SOMALIYEED AYEYDEH WAA ..

Пікірлер
  • Alle ha u sahlo wiilka dhalin yarada ah e soomaaliyeed

    @mancityfan660@mancityfan66014 күн бұрын
  • Somaliyey wiilkanyar aynu cawino. Malaha muusan dhalin aabuhu wiilka waayo qofdhintay maxaa laga qarin magaciisa maba noole, shaki wayn ayey leedahay. Ilaahay ha usoo sahlo hooyadi aamin

    @fadumoy1862@fadumoy186214 күн бұрын
  • Ilaahey ha u sahlo Hooyadii wiilka.

    @mohamedahmed4511@mohamedahmed451114 күн бұрын
    • Amiin

      @AM-jd2fq@AM-jd2fq14 күн бұрын
  • Siteey manoogto ayuu ku yiri, ma aha siteey maxamed sheekh qosol wanaag

    @maaw11@maaw1113 күн бұрын
  • Wiilka Aabihii inuu ka Qariyo hooyadii Waa dulmi

    @batulasmail8261@batulasmail826113 күн бұрын
  • Waa child abuse sidaas darteed Aabbaha ha la dacweeyo si uu caddaalad u helo!

    @cabdiosman3035@cabdiosman303514 күн бұрын
  • Hooyadii haday dhimatay waa in rer abtigii ka baro

    @muslimxusein3863@muslimxusein386313 күн бұрын
  • Hade tana see u aaminaa markaa walwalno hadhow hadii la dhaho kwrn waa feeg

    @UmuSalmaan2020@UmuSalmaan202014 күн бұрын
  • Wiilka hala caawiyo

    @shiasomalitv47@shiasomalitv4714 күн бұрын
    • Alaha u sahlo hooyadiisa Haday dhimatay soo magic malahayn soo dad malahYn muu u Sheego

      @adarashkir7294@adarashkir72944 күн бұрын
  • Aabah dhalay magaciisa maxaa loo sheegi waayey dadkiisa dad fiican ku jiraan o so hadli lahaa markey aqoonsadan

    @mancityfan660@mancityfan66014 күн бұрын
  • Waxad leedahay nin magaciisa layiraahdo hebel hebel hadey nooshahay naag wiil udhashay waxaa baafinaayo wiilkeeda hala dhaho

    @umusumaya-mq5ms@umusumaya-mq5ms14 күн бұрын
  • wiilka dadka tuus hala garte

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs14 күн бұрын
  • Wiilka hala caawiyo

    @shiasomalitv47@shiasomalitv4714 күн бұрын
KZhead