Shariikada dhismaha ee Vista oo guryo cajiib ah ka dhisaysa Masalaha Hargeysa

2024 ж. 26 Сәу.
43 962 Рет қаралды

Пікірлер
  • fadlan somaliyeey guryaha inta aana ladhisin oo aana wadooyinka ladiyaarinin plz geedo badan abuura waiga codsi somaliyeey dhulkeena aad bu usi kululaanaya

    @qalbidaryeele@qalbidaryeele27 күн бұрын
    • Codsi maahan ee waa waajib na saaran. Madaxwayne & Maamul & Macalin dugsi Qur'an intaba. Mahadsanid

      @roobdaydayroob8439@roobdaydayroob843925 күн бұрын
    • sax💯💯✅

      @UmaAhmedMacan@UmaAhmedMacan25 күн бұрын
    • geedkii aan beeray ee 3jirka ahaa oo si quruxbadan iigu baxay ayey dowllada hoose cagaf iga galisay waaban ooyayaa hadaan geed maqlo.

      @user-yk2oy3zq8v@user-yk2oy3zq8v24 күн бұрын
    • ​@@user-yk2oy3zq8v ha quusan ee kuwa kale oo fara badan abuur fadlan. Soomaali hadii aan naahaymaskaxda ayaa si naga ah.

      @niyaaladem@niyaalademКүн бұрын
  • Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynoo ilaaliyo wadanka qurux iyo badh adiguna waad mahad santahay hareeri media

    @hibonour9657@hibonour965727 күн бұрын
  • Masha alllllah ilaaaahow hargaysa barakeeee aamiiin❤

    @JamiilaJiimi-xq3pv@JamiilaJiimi-xq3pv27 күн бұрын
  • Mansh Allah good bless republiken of somaliland

    @isseyusuf8888@isseyusuf888827 күн бұрын
  • Hargeisa is expanding massively Mansha Allah.

    @Abdirahmanmohamed5104@Abdirahmanmohamed510427 күн бұрын
  • Mansha Allah bilicda hargaysa waa quruxbadan tahay wadoyinka ino idhiman insha Allah Hereri big legend 🙌

    @MawliidMuuse-my4iz@MawliidMuuse-my4iz27 күн бұрын
  • House, House, Hotel, House House, Hotel. No schools, hospitals or factories. A country with no priorities.

    @fdama@fdama27 күн бұрын
  • Asc Cabdi Salan Hereri waa barmamish ficaan waad ku mahadsantay sida nola wadagtay barmamishka JASAKA ALLAHU 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    @nimcokeyse383@nimcokeyse38327 күн бұрын
  • Masha allah hargaysa waa dhismeeysaaa

    @GeneralHensaleey@GeneralHensaleey19 күн бұрын
  • Masha Allah, shaqo wacan ayay wadan shirkaddu, wa aan hambalyaynayaa...

    @abdirahmanismailmohamed5114@abdirahmanismailmohamed511417 күн бұрын
  • Good job, engineer 👏

    @ilhamdahir9915@ilhamdahir991527 күн бұрын
  • mash allah Allha barakeyo shirkada waxtar wanagsan ayay bulshada uhaysa fadlin dhir beeris badan hasamayso guryaha markay dhisto waa talo.

    @hassanmohamed909@hassanmohamed90927 күн бұрын
  • Somali posative media.❤

    @ibrahimjibrile9606@ibrahimjibrile960627 күн бұрын
  • Dhirta ama geedaha waaa mukeefka dabiicigaa ee wadanka ee koow ha laga dhigo

    @Darajooyin@Darajooyin27 күн бұрын
  • Masha Allah wadanka inooxafid aamiin aamiin.

    @maaadamm298@maaadamm29827 күн бұрын
  • ❤❤❤❤❤so much more beautiful wallah fadlan guri aan ka iibsado ee halkee Kala xadhiidhaa

    @JamaCabdillahi-kz7bs@JamaCabdillahi-kz7bs26 күн бұрын
  • Mahadsanid Hereri wariye sare

    @moustaphamohamed2424@moustaphamohamed242427 күн бұрын
  • Xamar caqligaan wanaagsan ma yaalo. 🤨 95.000$ is really good bargain

    @jamalb6925@jamalb692527 күн бұрын
  • Maashalah Alle Ha Barakeeyo Somaliland Hargeisana Bilic Iyo Tayaba Wayku Soo Kordhiyeen Waliba Casriya Wakhti Kkoban Lagu Dhisayo

    @guledmaxamed2529@guledmaxamed252927 күн бұрын
  • Hormar wacan dalkeyga iyo dadkeygaba m.a😊🎉❤

    @salmanhassan1644@salmanhassan164427 күн бұрын
  • Mashaalah. wa guryo aad uqurx badan. ilaahaw iikasab inaan mid lamid dhisto inshalah.

    @soobax7544@soobax754420 күн бұрын
  • Abdisalan hareeri salama calakum ma yidhaahdo

    @Burco.@Burco.27 күн бұрын
  • Mansha-Allah Allah ha u barakeeyo

    @kaisehassanjama2075@kaisehassanjama207526 күн бұрын
  • Maashalah Alle Ha Barakeeyo

    @Fransiis@Fransiis26 күн бұрын
  • Masha allah ❤❤❤

    @MaxamuudMaxamed-sm3ub@MaxamuudMaxamed-sm3ub27 күн бұрын
  • ❤❤❤mashallah guulaysta

    @farhiyajama2510@farhiyajama251027 күн бұрын
  • Mnsha Allah

    @cartancartan8452@cartancartan845227 күн бұрын
  • Masha alllllah nooooolaada aamiiin❤

    @JamiilaJiimi-xq3pv@JamiilaJiimi-xq3pv27 күн бұрын
  • Mansha Allah goooooood

    @user-ce1vg7kp2l@user-ce1vg7kp2l27 күн бұрын
  • MashaAllah ❤❤❤❤

    @aaliyayarey2136@aaliyayarey213627 күн бұрын
  • Waxan ku darsanayaa wadanka hala dhireeyo please ❤

    @muktarishaq1529@muktarishaq152927 күн бұрын
  • Mansha allah❤

    @adnankafi4035@adnankafi403527 күн бұрын
  • Mnshallah soon I'll be your costumer ❤🎉

    @abdijibarmabdilahi4795@abdijibarmabdilahi479527 күн бұрын
  • Màshaa allah Masalihii Hargeysa

    @Huda.999@Huda.99917 күн бұрын
  • Maaha Allah

    @Gobanimo-gy8gd@Gobanimo-gy8gd27 күн бұрын
  • Somaliland guul iyo gobanimo 👍👍👍

    @gulaidismail4584@gulaidismail458427 күн бұрын
  • Masha alah

    @iidwarfaa9936@iidwarfaa993627 күн бұрын
  • Maasha allaah aad baad u mhadsan tahay eng Cumar walaal Haddii booska u haysto qofku mid kuwaan or kale ah imisa Ayaad ugu dhisaysaan?….

    @Mohamed-un8tk@Mohamed-un8tk27 күн бұрын
  • Maansha Allah tabaarakal laah

    @mustafefarah1450@mustafefarah145027 күн бұрын
  • Green iyo dhir usmeeya

    @farhiyajama2510@farhiyajama251027 күн бұрын
  • Maaashaaa ALLAAH.

    @Darajooyin@Darajooyin27 күн бұрын
  • Soomaalidu waa qani aan la'ogeyn 5:46 😮❤ Salaam Mr. Hereri

    @user-tk3rt4zx9b@user-tk3rt4zx9b27 күн бұрын
  • Yaa salaam

    @Footballgamer1589@Footballgamer158927 күн бұрын
  • First 🎉

    @mohamedshanbidhiidho3877@mohamedshanbidhiidho387727 күн бұрын
  • Hore usoco herari

    @ridwaanibraahimmaxamed7226@ridwaanibraahimmaxamed722619 күн бұрын
  • mashaAllah

    @yaasinroble3481@yaasinroble348126 күн бұрын
  • Dookha iyo jeebkoo isla jaan qaaday dheh❤❤❤❤

    @Safiya-lm3kr@Safiya-lm3kr27 күн бұрын
  • ❤❤❤waa wax fiican❤❤❤

    @user-vg8pj1hw8r@user-vg8pj1hw8r27 күн бұрын
  • Inta guriayaha dhigeesa geedaha Iyo wadooyinka dhisan geed beera

    @yaya555@yaya55527 күн бұрын
  • Xagee lagala xidhiyaa ❤

    @farhiyajama2510@farhiyajama251027 күн бұрын
  • Waa maansha allaah lkn herariyaw waxaad waydiisaa qofka dhulkii haysta imisaa laga rabaa bal intaa noo waydii saxafiga saxafiyada

    @mahadguray4241@mahadguray424126 күн бұрын
  • Hambalyo Vista si qurux badan oo qiimo iyo tayo leh ayad wax waddan nasiib wacan ayan idin rajaynayaa

    @abdirahmanahmed5144@abdirahmanahmed514427 күн бұрын
  • 🙏🙏🙏🙏

    @flighthub4305@flighthub430527 күн бұрын
  • Xamar imaada please shirkadan haimadan

    @naasirabdi4044@naasirabdi40447 күн бұрын
  • ❤❤❤❤❤

    @zarayusuf2882@zarayusuf288227 күн бұрын
  • Engineer ku ma lafta nagaa baa kkk si buu af somaligisu u adag yahay kkk

    @abdikarinalihashi9777@abdikarinalihashi977727 күн бұрын
    • Waa qurbo joog waa isaaqa oo sacad muuse ah

      @user-im2ow1ip3t@user-im2ow1ip3t25 күн бұрын
  • Guryo dabaqada hoose iibsan karaan ayaa loo baahan yahay.

    @gahayrchannel6957@gahayrchannel695727 күн бұрын
  • Green ama Cagaarka, Jardiinkii Xaafada haka ilaawin.

    @cheyyene@cheyyene27 күн бұрын
  • ماشاء تبارك الله متى باتبدو في بربرة وإن شاء الله نكون من زبائنكم ياريت تعاونوا الطبقات المتوسطة

    @user-gl1xv2hn4w@user-gl1xv2hn4w27 күн бұрын
    • اهلا وسهلا باهل بربرة

      @HamidAlqumairi@HamidAlqumairi27 күн бұрын
  • Wan kahelay siday laydha/korantada u gelinaya

    @farhiyosharif8208@farhiyosharif820827 күн бұрын
  • MaanchaAllah Long Life Somaliland 🤍💚❤️

    @abdinasiryusuf6511@abdinasiryusuf651122 күн бұрын
  • Storage room oo aad u muhiima kuma jiro suuliyadaa badan...guri an storage lahayn wax weyn baa ka maqan iyo meeshii dharka lagu dhaqanayay qasaladii

    @fahiimoo@fahiimoo27 күн бұрын
    • Adaa sidaad doontid ka dhigan Kara kaaga laguu dhisayo ayey yidhaahdeyn

      @Siciid_Carab@Siciid_Carab27 күн бұрын
    • waa guri Caara Caaro

      @jaambaCade@jaambaCade27 күн бұрын
  • Mutaqbalka aad ayay u xiiso badnaan doontaa insha Allah.

    @MiiraaleShow@MiiraaleShow25 күн бұрын
  • Manshalah waa shirkad caalamiya or tayo iyo qurux jaban kusoo kordhisay competition is always good for the community

    @abshir1974@abshir197427 күн бұрын
  • Dhulka Sare ee Hargeysa waa meesha Biyaha ka soo rogmadaan marka roobku da’o. Waa Dhulka u baahan in dhirta lagu abuuro maanta . Waa dhulka dalxiiska ku wanaagsan in daaro laga dhisto waa qalad.

    @mahadmahamoud5261@mahadmahamoud526126 күн бұрын
  • First one 1🎉🎉🎉🎉

    @CabdaleXasan-nd1oz@CabdaleXasan-nd1oz27 күн бұрын
  • Wariye Barnaamijkii Solar Energya Qaybtiisii labaad wali waanu kaa sugaynaa.

    @ahmedyousuf5682@ahmedyousuf568227 күн бұрын
  • Engineer afkaga hooyo Ee somaliga haka tagin af qalad intad ku fanyso waa iga talo engineer

    @lixleonline8135@lixleonline813526 күн бұрын
    • Hadu somaaliga baranayaba

      @maryamaadam8271@maryamaadam827126 күн бұрын
  • MAHADSANIDIIN SHIRKADDA VISLA IYO HERERI MEDIA❤

    @maxamuudxasan9150@maxamuudxasan915026 күн бұрын
  • Howl wanaagsan maamulka somaliland

    @sali3492@sali34928 күн бұрын
  • $9700 Seddex guri bay dhisayaaye.😅

    @yassercarafat3168@yassercarafat316827 күн бұрын
  • Staahil calayk

    @saeddahir7600@saeddahir760027 күн бұрын
  • Buurihii quruxda badnaa ee Hargeysa hadii guryo laga wada dhiso waxaa soo bixi magaalo foolxun. Amay Buuraha Naasa hablood dushoodo guryo ka dhistaan?

    @mahadmahamoud5261@mahadmahamoud526126 күн бұрын
  • Soomaali Sixir barar iyo tayo xumo oogu imow. Laakiin Shirkadaan waxaad mooda kuwa badan inay ku dhaanto xaga tayada Gaar ahaan kuwa Muqdisho wax ka dhiso

    @batulasmail8261@batulasmail826127 күн бұрын
  • Marka and jagada haysato imisay ku dhiseen

    @abshir1974@abshir197427 күн бұрын
  • Herari heesaha kadaaa

    @axmedsheikhmaxamed1896@axmedsheikhmaxamed189625 күн бұрын
  • Gurigu ma tayu leyahay ilahow yaa waydiya kuwa dhisaya

    @Abdiqani56Siciid56@Abdiqani56Siciid5626 күн бұрын
  • No roads, I see that as greediness

    @ibrahimfarah5122@ibrahimfarah51225 күн бұрын
  • Waxaan aad U Jeclahay muusiga Hordhaca Ah ee Barnaamijyadan Herari

    @axmedmowlid8786@axmedmowlid878627 күн бұрын
  • vista real state iyo howsheeda wan ladhacay balse waxaan jeclaan lahaa inaan companyga iyo ENG omarba laawaadaago sida ay ulayimaadeen qorshahaa dhisme ee quruxda badan iney kumataaneeeyaan MASHRUUC cagaarin ama dhir beer bal eeg quruxda gurigaa dhexdiisa balse BANAANKA Markii loosoo boxo abaarta iyo cagaar la'aanta kuhareereysan ayaa qarisay quruxdiisii qarashka guriga hadaad raacisaan qarashna wadka heleysaan guryaha aad dhistaana waa bilic badnaanayaan dadka iyo deegaankuna waa ildooogsan doonaan

    @omarabdishire585@omarabdishire58526 күн бұрын
  • Magaaladu inay lahaato jardiino (parks) dadwaynaha iyo goobaha dalxiiska waa lagama maarmaan. Biyo xiriinka Dooxii iyo Buurihii Hargeysa waa goobihii dalxiiska Bari samaankii. Maanta waa goobo qashin iyo dudomo laga dhisto.

    @mahadmahamoud5261@mahadmahamoud526126 күн бұрын
  • somalida nidaam xumaa 115k gurigaas ka bixinaa

    @jaambaCade@jaambaCade27 күн бұрын
  • Shirkadii Uu Maayir mooge Sameeyeyba ee Reerkisa ahayd 😂😂😂😂

    @ROLEMOTIVATION@ROLEMOTIVATION19 күн бұрын
    • Jealousy is ugly

      @mrshonourable@mrshonourable13 күн бұрын
  • Koofiyada shaanfiyeega xidha adiyo hereriba

    @AhmedIhallidba@AhmedIhallidba27 күн бұрын
  • Allahumaziid🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

    @alisharif1997@alisharif199727 күн бұрын
  • Sharkadan wan ka helay. LKN waxa fahmi LA,aahay ilaa hada sababta wadanki guriyaha logu sameeyo suuliyaal bada???🤔 Bal guri 4 qol oo 4 suuli leh ma arberka mise hotel?

    @farhiyosharif8208@farhiyosharif820827 күн бұрын
    • Guryaha suuliyada badan waxaa laga yaqaanaa east africa sida kenya Uganda iyo Tanzania laakiin wadan keena waa wax ku cusub waana sabad gurigu waa kor iyo hoose

      @djmanka6840@djmanka684021 күн бұрын
  • Music aad ku billabeyso Waxaa fiican in aad nagadeyso

    @dahirmohamed5543@dahirmohamed554327 күн бұрын
    • Waa Astaanta Warbaahinta Ummada Soomaaliyeed 😮

      @MohamedHassan-nw4yo@MohamedHassan-nw4yo27 күн бұрын
  • Qofku marku cash bixinayo waa 97k markaan dayn ku qadanayana 115k marka miyaan ribo ku jirin yaa igu dhamaa xagaa?

    @nuur2245@nuur224527 күн бұрын
    • Tukaan ayaad soo gashey. Waxad ku tidhi iga iibi rufuc bariis ah. Wuxu ku yidhi hadaad imika iska bixineyso waa 10 dollar Hadii aad amaahanayso oo aad mudo igala maqnaanayso. Waa 15 dollar. Taasi ribo maaha ee waa xalaal

      @engabdirizakmohamedomar825@engabdirizakmohamedomar82526 күн бұрын
  • Villa un bay dhisayan war apartment dhisa dadku qimo Japan ku jiraystan

    @nasrikhan4047@nasrikhan404727 күн бұрын
    • ilahay dhul wayn ayuu inasiiyey marka ma jirto baahi keenaysa in ladhiso apartmentyo

      @adamsaciid4919@adamsaciid491927 күн бұрын
  • 4 bed room.4 toilets ?

    @rashiid187@rashiid18727 күн бұрын
    • 😂😂😂, waa qof iyo suuli,,,

      @munirkh@munirkh27 күн бұрын
  • Anigu nin Mj ah ayaan ahay. Ma iga yee layaa. Muuse bixi iyo as xaan tiisa. Inaan haygeysa an guri ka dhisto. ? 😅😅😅😅

    @mohamedmuuse444@mohamedmuuse44426 күн бұрын
    • Hadaanad dadka iska dhexsaarin cidi kuu iman mayso

      @MahdiIsmail-wm5sy@MahdiIsmail-wm5sy24 күн бұрын
    • @@MahdiIsmail-wm5sy kkkkkkkk

      @mohamedmuuse444@mohamedmuuse44424 күн бұрын
  • Reerka sacad muuse dalka waadhisayan isaaqena kale aan kudayano

    @user-im2ow1ip3t@user-im2ow1ip3t25 күн бұрын
    • Sacad muuse maxa meesha keenay shirkada dhisaysa vista gaexajis ayaa leh deeganka laga dhisaayo ee masalaha waa deegan garxajis waana dhulkoodi sacad muusaha aad sheegaysa waa kuwee wll

      @user-dl1zd5fx5d@user-dl1zd5fx5d24 күн бұрын
    • Hhhh war garaxis male Deegan ayay dhisayso laguma qimeeyo boqol jire iyo buurta kala jeexan waa ka dhistay shirkada iyo ninkuba waa sacad muuse ilahay ayaa barakeeyay

      @user-im2ow1ip3t@user-im2ow1ip3t24 күн бұрын
    • ​@@user-im2ow1ip3twll hadii arinkaagu muran iyo hadal uun uu yahay iska wado lkn ninkan iyo shirkadaba waa la garanayaa cida leh

      @user-dl1zd5fx5d@user-dl1zd5fx5d17 күн бұрын
  • Waxa kaloo wiilkan iyo sharkadisa ugu cajiibiyeen waa in had iyo jeer ka fekerayaan in ay qiimo jaban+ tayoo fiican bulshada ugu shaqeeyan keeligod macash dhiig mirasto mahan. Waxan huba in shacabku ayaga dooran DOONAN in aya guuryaha u dhisaan.

    @farhiyosharif8208@farhiyosharif820827 күн бұрын
  • Heesta uu cabdisalaan muusiga kasoo qaatay yaa sheegi kara

    @cabdiqaadircirro228@cabdiqaadircirro22827 күн бұрын
  • AQALADANI DAB DEMIS BAY UBAHAN YIIN HADU DAB DHACO .

    @Halgame334@Halgame33427 күн бұрын
  • 115000 ma galba so sakhramay somalay iman xumada iska daya guryan.xalked kuwadan umadan wa dad dan yara..lacagtan intaleg ma tugta dawlada ku jirta iyo ganacsatada dhig miratada kaliya logu talagalay..guriga ugu badan 50000 idinka kalaysa 10000 xata sarta ..65000 inad ka faidan iman xuma dadkan umadi guryihi iyo dhulkiba way ku qali gareyen

    @amalidiris9641@amalidiris964127 күн бұрын
  • Muusigu waa xaaraan markaa Hereri dadka kugu xidhanina waa Islaam Somali ah,Fadlan jooji Muusiga.Risiqii Ilaahay kuu qoray waad helaysaa isagoo bilaa muusiga.

    @awilmohamed8473@awilmohamed847327 күн бұрын
    • Inaad is qarxiso baad ku dhowde dadka ha cabudhin

      @faarah@faarah25 күн бұрын
  • Hhhhhhhh gaal afsoomaaliga bartaad moodaa

    @AhmedIhallidba@AhmedIhallidba27 күн бұрын
    • Mar haddaan fahmayo, Aqoontiisaa I deeqday, Gaalna ma barbardhigeen- Hadda waxa jira Somali Muslim ah oo aan AfSomali ku hadli karin. La soco duruufaha. Aqoonbuu ninku hadlayaa.

      @cmostech2765@cmostech276527 күн бұрын
    • adeer dhilaynimada kala tag meesha

      @adamsaciid4919@adamsaciid491927 күн бұрын
    • Manshallah wa caruurti qorbaha lakin sifiican ayuu ubartay afsomaliga

      @Kw58437@Kw5843727 күн бұрын
    • Marka qofka aan af soomaali aqoon wa gaal somaha? Rasuulka SCW muxu aha marka?

      @smeshcel3025@smeshcel302527 күн бұрын
  • Ninkaan lafta nagaa miyaa ?

    @somwayptyltd7634@somwayptyltd763427 күн бұрын
    • Wuxuu yahayba waa nin kaa tagay, ha ku daba lumin.kkkkk

      @cmostech2765@cmostech276527 күн бұрын
    • Maxad dhistay athigu?

      @smeshcel3025@smeshcel302527 күн бұрын
  • eng somaliga dhibaye ma oromba misa say wlhy 😂

    @sayid5352@sayid535227 күн бұрын
KZhead