DEGDEG: Ninkii Soomaalidu Wada Dhashay oo Dadkiisii Helay

2024 ж. 24 Сәу.
290 058 Рет қаралды

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZhead Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер
  • Yusuf hadu aarkayo qoralkagas waxan kula talinya iin odagi so koriya in uu carurtisa kawar hayooo uu xadhidhiyo

    @abdifatahismael4073@abdifatahismael4073Ай бұрын
    • Dna waa mihiim

      @maryammohamed1788@maryammohamed1788Ай бұрын
    • Waasaxiix

      @umucabdalereehabarwaa3673@umucabdalereehabarwaa3673Ай бұрын
    • Warunta

      @hasnanoordeman5828@hasnanoordeman582829 күн бұрын
    • Masha allah, jazakallah qeyr damantin

      @abdiadan4837@abdiadan483729 күн бұрын
    • 🎉🎉​ 10:53

      @DaauudCu@DaauudCu29 күн бұрын
  • Reer sheekh isxaaq gebi ahaantoodba gob weeye Alle hadarajeeyo aamiin aad bay umahadsantahay gabadha yari ee miskiinka bad baadisay guuleyso inadeer qaali 👍❣️

    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn29 күн бұрын
    • @awm221@awm22129 күн бұрын
    • ❤❤❤ reer ayeeygay waaa gob

      @shukriosman2864@shukriosman286429 күн бұрын
    • 😊

      @TgTg-yw3wx@TgTg-yw3wx28 күн бұрын
    • 😊

      @TgTg-yw3wx@TgTg-yw3wx28 күн бұрын
    • Wilkan rer luuq umalaynah

      @nasro7666@nasro766628 күн бұрын
  • Illaaheey baa xaqiiqda garanaya laakiin dumarkaan iyo ragaan meesha taagan iyo yuusuf isuma eka mida labaad lama sheegin yuusuf meesha uu ku dhumey iyo xiliga uu dhumey da’diisa intey aheyd meesha uu ku dhashey hooyadii goorta ay tagtey degmada luuq madmadow baa ku jira maama foos qalbiga Allaha kuu qaboojiyo yuusuf hadii aad dhashey oo dhiigaaga uu yahay waxan Allaha awooda leh kaaga baryayaa inuu albaabka kaaga soo geliyo hadii uusan ahayna kaagii aad dhashey Allaha kuu soo dhoweeyo saq dhaxe ayey ii tahay waan kuu duceeyey maama sahlan oo saqiran dhamaan Amuurahaaga bi’idnillaahi Raxmaan!

    @fowzia-hy6fc@fowzia-hy6fc29 күн бұрын
    • Wll DNA bay ku Kala baxeen

      @abdullahiahmed581@abdullahiahmed58129 күн бұрын
    • ​@@abdullahiahmed581 Ma la hubaa Dadkaan isuma eka Wixii jiro Allaah ayaa og

      @batulasmail8261@batulasmail826129 күн бұрын
    • Oo DNA baalaqaaday sookuwa hel calaamadana waa lagahely ay hooyo dii sheegtay

      @sahrasharaf447@sahrasharaf44729 күн бұрын
    • @@batulasmail8261 wax soo hubso DNA asagaa diidey yuusuf

      @fariidoxaaji8738@fariidoxaaji873829 күн бұрын
    • @@sahrasharaf447 waa been D N A lama qaadin yuusuf asagaana diidey

      @fariidoxaaji8738@fariidoxaaji873829 күн бұрын
  • Wiilkan iyo reerkan isuma eega hooyadi joogotey jaarmal buu u eegeyay

    @roodanuur461@roodanuur461Ай бұрын
    • D N A AYEEY KULAA BAXEEN

      @zamzam5255@zamzam5255Ай бұрын
    • Oo maamadii jarmal ma aheyn miyaa hooyadii 😢

      @maskiintiialleinaahmed733@maskiintiialleinaahmed733Ай бұрын
    • Kuwani waa reer abtigii, abiihina ma noola,

      @mustafehirsi592@mustafehirsi592Ай бұрын
    • Waasa islaantii jarmal buu uegyahay

      @abdiwahabm6255@abdiwahabm625529 күн бұрын
    • 🎉❤😊​@@zamzam5255

      @RoodaMaxamed-jp5ii@RoodaMaxamed-jp5ii29 күн бұрын
  • Uma eko umanaa dhawo subxaanallah war dna iska qaad oo is cadee oo shakiga naga saar haadii kale sidii hore halaguu soo eryo

    @user-ni9gv3fo9l@user-ni9gv3fo9lАй бұрын
    • Dhiiga laysaga qaaday weynais lahaadeen ee ka hara

      @ashaweheliye1319@ashaweheliye131929 күн бұрын
    • ​@@ashaweheliye1319 Yaa cadayn u yaho Ninkaan waa mar kale uu qaldamay

      @batulasmail8261@batulasmail826129 күн бұрын
    • Soo too leeyahay dna liga qaaday

      @dailycontent3955@dailycontent395529 күн бұрын
    • Magacii saxda ahaa bayshegan haday runtood yihiin iyo abdirsinyahiisa

      @qofcilmileh335@qofcilmileh33528 күн бұрын
    • Dadkan uma eeko habayaraatee firku ismaqariyo

      @aminaaahmed6484@aminaaahmed648425 күн бұрын
  • Waa qiso xanuun badan. Waan ooyeyaa sidan imika aan u dhegaysanayo. Viva Inanta journalista ah. She is great.

    @abdiali319@abdiali319Ай бұрын
  • D N A CADAYNTA HANALATUSO WALAALO NINKAAN REERKA.UMA EKA LKN WIXIIJIRO ALLAA OG LKN CADAYNTA HANATUSO IDINKOO MAHADSAN

    @aishaadanyacqub7071@aishaadanyacqub7071Ай бұрын
    • YUSUF WAA LA IIBSADAY MEEDAY DNA 😂😂😂😂

      @doubledeqabus6815@doubledeqabus6815Ай бұрын
    • Aabahaa cadeynta kawas haduu isaga ku qanacsanyahay maxaa kaa quseeya adiga eyahow eygu dhalay

      @cabdicadow1472@cabdicadow147229 күн бұрын
    • Maxa lagu tusi DNA 😂

      @mandekdaoud3358@mandekdaoud335829 күн бұрын
    • ​@@cabdicadow1472 maxaa u caytami DNA ceeb miyaa teeda kale dadkan ag taagan uma eka ee adiga cayda waa ceeb

      @nihaalbiintuilyaas2442@nihaalbiintuilyaas244229 күн бұрын
    • ​@@cabdicadow1472maxa ucaytantay hada maxa kaa xanajiyey😂

      @caasha93@caasha9329 күн бұрын
  • Arinkan waxbaa kaqaldan DNA baa lasugaayey iyagaana sheeganayaa. Aaway dhakhaatiirta waxbaadhey sowmasheegeen natijada, waxbaasi ah !😂=😂😂😂🎉

    @daherfarah2679@daherfarah2679Ай бұрын
  • Yusuf ka fiirso arintan foos baad ku soo laaban dontaa.

    @warsamemohammed9422@warsamemohammed9422Ай бұрын
    • DNA baa laga qaaday

      @kowtherhassan9236@kowtherhassan923629 күн бұрын
    • ​@@kowtherhassan9236Been waaye lama qadin wiilka gacanta ku hayay aya shegay maxamed la dhahayi

      @aaminaxussen8345@aaminaxussen834528 күн бұрын
    • YUSUF WAA TUUG BEENAALE AH ARINTAAN KU SHAQEESTO DNA MA OGOLA CIDAAN DNA LA AAN BUU KU RAACAY NINKI HARGEESA KU HAAYAY WUXUU YIRI DNA LA AAN BUU KU RAACAY WUUNA IGA DIIDAY INAA DNA LAGA QAADO

      @maryan4436@maryan443628 күн бұрын
    • YUUSUF WAA IN LAXIRAA CIA WAREESATO CABSI GALISO SI UU RUNTA U SHEEGO

      @maryan4436@maryan443628 күн бұрын
    • @@maryan4436 Xasbiyalaah oo ninku dadka wuxuu u waalayey dadkan sheegtay qofna isma yar shabahaan

      @kowtherhassan9236@kowtherhassan923628 күн бұрын
  • Mama foos ilahey qalbiga ha u qabooojiyo

    @Zurich527@Zurich527Ай бұрын
  • Hargeysa Waa Hooyada Iyo Maskaxda Somalida , Salaan Kal iyo laab Shacabkii Hargeysoooooo. From Mogadishu.

    @Waankudaalnay@Waankudaalnay28 күн бұрын
  • War Ilahay ka baqa ninkaan see ku ogaaten inu wilkina yahay dadku ma washeen Subxaanalaah 😮

    @marianosman2515@marianosman2515Ай бұрын
    • Dhig balaga qaday

      @maryanabdi5382@maryanabdi538229 күн бұрын
    • Waxba qaldan

      @batulasmail8261@batulasmail826129 күн бұрын
    • Marka hore barnaamijka dhamayso kadib hadal qofyahow 😅

      @mymmym8283@mymmym828329 күн бұрын
  • الله أكبر الله أكبر الله أكبر ALLAH ayaa mahad leh kulmiyay Yusuf iyo Ehelkiisa...

    @ridwanqazali9470@ridwanqazali947029 күн бұрын
  • Reerkaan nin eysan garaneyn Waa dhalnay hadii ay dhahaan ayagay u taal ninkaan umana eka

    @farhiyahasan7259@farhiyahasan7259Ай бұрын
    • Waa abtiyaaashiis kuwaan Gabadha ladhalatay bis ayaa u eg

      @user-iv6ch2rh2l@user-iv6ch2rh2lАй бұрын
    • Cid maad kagaranaysaa reer abtiyaashi wlo​@@user-iv6ch2rh2l

      @learntorest4090@learntorest4090Ай бұрын
    • Saxiix

      @nihaalbiintuilyaas2442@nihaalbiintuilyaas244229 күн бұрын
    • ​@@user-iv6ch2rh2lwalaashii aabihi iyo hooyadii dhaleen taagan umana eka wajiga afka sanka indhaha midabka meelna iska soo galaan dib usoo fiirso

      @owliyo1218@owliyo121829 күн бұрын
    • Marka La leeyahay dhiigu biyo maha qofkastah oo bini,adan ah hooyada ama Abaha Ayu raaca hadii uusan Adeerkiis u Ekeen Abtigiis bu raaca inta badan walibah Wiil waa Abtigiis ba La yiri muqal ahan iyo Dabeecad ahan Abtigiis bu ka raaca hada Ninkaan ree Adeerkiis iyo ree Abtigiis midna uma Eka see wax loo wadaa

      @Jamiilo21@Jamiilo2129 күн бұрын
  • MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO WAA ILLAAHEEY MAHADIIS

    @zamzam5255@zamzam5255Ай бұрын
  • SUBXAANALLAH CALAAMAD IYO SUMAD KULAHAA MA NEEF XOOLO AH BAA DADKAAN HALQOF OO WAX BARTEY KUMA JIRO 😢

    @fowzia-hy6fc@fowzia-hy6fc29 күн бұрын
    • walaalo calaamado lagu dhashaa way jiraan ismahan aanu jaar avsyna inan ka lumay oo 15 sano ka maqnaa nabar ku dhacay markuu yarada bay ku soo heshay

      @ismahanabdilahi1447@ismahanabdilahi144729 күн бұрын
    • islaan baan u jeeday halkaa

      @ismahanabdilahi1447@ismahanabdilahi144729 күн бұрын
    • Aduunka calaamad wax kuma raadiyo Soomaalida juhalada ah ayaa Ku hadasho

      @batulasmail8261@batulasmail826129 күн бұрын
    • Dna baa laga qaaday asa aafkiisa ka sheegay soo maada maqlin

      @dailycontent3955@dailycontent395529 күн бұрын
  • Mashaallah hadii dhiigu is yeshay måmadiina way heli doonta wiilkeda

    @somalihanolato741@somalihanolato741Ай бұрын
  • Good bless republiken of somaliland

    @isseyusuf8888@isseyusuf8888Ай бұрын
    • Re4kan ilhay kabaqan aduunyo waye wilkan midkin dhibanah waye dhibka yang loga faidaysan

      @nasro7666@nasro766629 күн бұрын
    • ​@@nasro7666maxay tahay dhibka aadka sheekeyneyso? Waka farqiga inoodhaxeeya idinkuna dhalinyaradii sln ayaad qaarna ciijisen kuwo kalena xabsiga ku cadabaysan marka shame on u

      @Mo_Daud.2@Mo_Daud.228 күн бұрын
    • @@Mo_Daud.2 maxaa kuhayo adigu edeblswe

      @nasro7666@nasro766628 күн бұрын
    • @@nasro7666 waxa ihaya?😂 adigu afkaga io dhagahagu isma maqlan mia! Kahor inta aanad iska hantaaticin kafiirso

      @Mo_Daud.2@Mo_Daud.228 күн бұрын
  • Ninkan reerkan uma eka iyagu wey isku egyiin lakin. Asagu uma eke .

    @ayanomar8111@ayanomar8111Ай бұрын
    • Yaab

      @Jamiilo21@Jamiilo2129 күн бұрын
    • Waa Abtiyaash aya dadk layahiin

      @NuurAlhuuda@NuurAlhuuda29 күн бұрын
    • Ninka wa miskinb ilhay dadki sahlo

      @nasro7666@nasro766629 күн бұрын
  • Ninkaan u ma eko dadkan lkn wuxuu u egyahay mamadi hore oo sheganeysay lkn hadii si sax ah looqadey dhiiga saxda oo jawabta sax tahay waa lagu qanci karaa lkn hadii iskadaba mareys lasameynayo oo mamadi hore qalbiga laga dhawacayo Allaha xaqa tusiyo wixi jiro Allaa og Allaha xaqa tusiyo dadkaan.

    @hooyomcn2420@hooyomcn2420Ай бұрын
    • Been uegtay

      @nasro7666@nasro766629 күн бұрын
  • Ninkaan walee maama foos ayuu u egyahay yaa muxuu DNA udiiday

    @qaaliyusra7541@qaaliyusra7541Ай бұрын
    • Mama qabiilka ay u sheegtay muusan ku farxin saas darteed buu qabiilkaan u raacay xoogaane reerkaan baa la,qurxanaadey saas darteed buu u diiday marka waxaan dhihi,lahaa yuusuf asagoo DNA qaadin cidna ma raaci,karo ha iska cadeeyo wax walbo qurux iyo qabiil yuusan raacin waa iga talo intaa

      @marianabokar7809@marianabokar7809Ай бұрын
    • Waxaan isdhahay markaytidhimeen iskakaageeyay buunacay kk

      @umucabdalereehabarwaa3673@umucabdalereehabarwaa3673Ай бұрын
    • Somalidu Waa isu wada ektahy Waa wada dhalatay laakiin reerkan Ayaa dhalay Waa ay muuqata

      @mahadawilhossein9220@mahadawilhossein9220Ай бұрын
    • Walaalkey yisuf maalmo badan dhibkii ku heley ee aduunka keli ku noqotey hadaad maanta ale weyne kaa saarey oo aad heshay reerkaagii waa ala mahanadi somali badan oo anigu ka mid ahay in badan waa kula Olney hadadaas aan kuu soo qorayo texka walahay ilaan iska duugayaa tii hore murugey ahayd tana waa farxad oohin walaalo rabi saad aduunka ale kaaga farxiyey murugo badan dabadeed aakhirona ale ha kaaga farxiyo waan kuu hambal yeynayaa walaalo from hargeysa xafada new jargeysa. Rabi baa mahad leh

      @Aminajam4l@Aminajam4l29 күн бұрын
    • Waa la qaaday dhahay muqalka bilaawgiisa

      @dailycontent3955@dailycontent395529 күн бұрын
  • Dadkaan uma eka ninkaan. Laakiin ayagu way isu eg yihiin. Yaab badanaa🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢

    @mohamudhilowle8650@mohamudhilowle865029 күн бұрын
  • D N A in Tv so bandhigo ayay hayd tvga war kiisu waa dicif

    @helpohelo1644@helpohelo1644Ай бұрын
  • Masha ALLAH WALXAMDULILLAH haduu Yuusuf dadkisii helay... WALLAAHI Yuusuf wa nin adayg isagoon la garanayn meel u galo ayu 2 gabdhood ka guursadey Somalidan wada cusuriga ah oo qabyaalada badan

    @guureguurre338@guureguurre338Ай бұрын
  • صومالاند حقيقة ارض مبارك اللهم احفظ واحفظ جميع بلدان المسلمين

    @abucabdleiriir7271@abucabdleiriir727129 күн бұрын
    • Amiin

      @ahmedismail201@ahmedismail20129 күн бұрын
  • Sidee baad u raadiseen waxa ka horeeya sidee u lumay? Tan yari ma waalan tahay.

    @Between-earth-and-sky@Between-earth-and-skyАй бұрын
  • Walaahi indhahayka ilin buu ka kenay Alxamdulilaah❤

    @fartunkhalif2037@fartunkhalif203729 күн бұрын
  • Masha Allah, Ilaahay inta cimregaaga ka dhiman farxad ha kuugu dhameeyo, gabadha ku damiinatayna kheyr Allah ha siiyo iyo inta ku soo dhawaysayba

    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205@dadaalintaaadcaafimaadqabt220529 күн бұрын
  • Ninkan waxu uu egyahay mama Fooos

    @KhadrasFashionStudios@KhadrasFashionStudios29 күн бұрын
  • Kan dhahaayo jareer wa nin an aqlaq laheyn .jareerta wa dad nasab ah wakas sokoriyen wax sobaren

    @muslimohh1001@muslimohh100129 күн бұрын
  • Maasha. Allh. Soomaaliyeey. Waa. Idiin. Salaanay. Meekasataad. Joogataan. Inatii ha. Kaqaabagaakay. Thank. You. Waanu. Faaraxasanahay. Yusuf. Wuu. Guulasatay. From. Buraco

    @Starlightinthenight123@Starlightinthenight123Ай бұрын
  • Maanshaa allaah Yuusuf waxaan Ku hambalyaynayaa inuu reerkiisii helay

    @mtnmismail3456@mtnmismail345629 күн бұрын
  • Waa la musuq maasuqey ninkaan mana dhalin cidaan

    @user-vd1mt8lu9y@user-vd1mt8lu9yАй бұрын
    • 😂😂😂😂😂

      @mxuboaxmed5268@mxuboaxmed5268Ай бұрын
    • Wax ba khaldan

      @fatimasagal1584@fatimasagal158429 күн бұрын
  • Oo dadkaan hadayna DNA qaadin siday shareecada kayeelidoonaan ileyn qof aadan dhalin kumana dhaxli karo

    @qaaliyusra7541@qaaliyusra7541Ай бұрын
  • Masha Allah ❤️💓❤️❤️

    @qadanmuuse9361@qadanmuuse936129 күн бұрын
  • Masha allah❤

    @calikiki2020@calikiki202029 күн бұрын
  • Ninkii sokoriyay waaba dhintaye kuwa caayaya maxaa ka khaldan

    @fartundahir4910@fartundahir4910Ай бұрын
  • Ninkani weliwabaadi cid ay isu ekyihiin ma’arko e mamadi foos woxoga way isuekayenba

    @kawsarxuseen2442@kawsarxuseen2442Ай бұрын
  • Mashllaha Mashllaha Mashllaha ❤❤❤❤❤

    @user-ve4np3im8x@user-ve4np3im8x29 күн бұрын
  • ma shaw Allaah ilaahay ayaa mahadleh

    @akfamily7916@akfamily791629 күн бұрын
  • Markala un ina lagu arkin adiga oo qolo kala sheganaya ee DNA iya lagu kala baxa ee wa ilahay mahadi

    @OmarHaji-rn3tz@OmarHaji-rn3tzАй бұрын
  • ninkaan cidan uma eka see camal

    @user-tl8vo1xf3g@user-tl8vo1xf3gАй бұрын
    • 😂😂😂😂

      @saynabdaye7382@saynabdaye7382Ай бұрын
    • Waa. Reer. Abtigii. Reerahuu. Ka. Dhashay. Maaha. Sidaa. Ayey. U. Kala. Duwan. Yihiin

      @ciidenuwaahodan@ciidenuwaahodanАй бұрын
  • Mansha allah

    @xasannuux5275@xasannuux527529 күн бұрын
  • ماشاء الله تبارك الله الحمد لله على سلامتك

    @user-mh9gs6nx6j@user-mh9gs6nx6jАй бұрын
  • Masha Allah wlhi yarkaan ramadanki ayaan aad ugu duceeyay bal qiyaas somalida dhaxdeeda iyo qabyaaladda sida ay ugu wayn tahay ninkaas wax badan waa ciishooday wlhi alx mar hadii aw helay qoyskiisi

    @Mukhtaar2004@Mukhtaar2004Ай бұрын
  • KAANE WUU IS CEEBYE ISAAGO NIIN WEYNE AAYE KOOLBA QOOLO KUU DHEGYSE😅😅😅😅😅😅

    @safiaibrahim8513@safiaibrahim851329 күн бұрын
    • Wll ma doqonbaa tahy ceebta aa sheegayso maxaa waaye ninkan qadarta ilaah kudhumey marka maxaa kaa qaldan

      @kinghamaaz1352@kinghamaaz135229 күн бұрын
    • @@kinghamaaz1352hala yaabin ninba kaskii buu hadlaa

      @kowtherhassan9236@kowtherhassan923629 күн бұрын
  • Masha Allah yuusuf oo qoyskiisii heley

    @Kafi-tb5xz@Kafi-tb5xz29 күн бұрын
  • Mashaa allaah mar hadad heshey dadkagii wa alle mhdii dadalkad Marty ee ad umartay wll iyo waalid cidii kudhashay in ad hesho alle wuu kugugarabsiyey alxmdu wll aabihii kusokoriyeyna faraciisa ogow oo ka warqab adiguna xiriiri ok

    @iftinxaajicabdi791@iftinxaajicabdi791Ай бұрын
  • Reerkaan xataa awoowayaal 100th sano iskufir iyo iskudad midna uma eka ee waa arintii namca tumaal oo kale kusoco wa iinakaa

    @kulucowpeter4839@kulucowpeter4839Ай бұрын
    • waa sax waa sheekadii nimco iyo walaasheed

      @maryanigal3349@maryanigal334929 күн бұрын
  • Reerkan uma eko ee muxuu u diiday D N A .

    @zeynaabdullahi3789@zeynaabdullahi3789Ай бұрын
    • Miyu diidey walaal DNA

      @Ayanmohamed-xl9so@Ayanmohamed-xl9soАй бұрын
    • waar waa laga qaaday DNA calamadahan wey ku arkeen hooyadiisa ku dardaaran tay

      @FaadumoArdo@FaadumoArdo29 күн бұрын
    • Waa arin aad loo badhay walaalo ale dadkiisaas uu siiyey haw gu gargaaro wiilkan aad buu adunka ugu dhibanaa nin damiir leh buu ahaa waban yaabanaa inaanu konfur ahayn waan gatanayey reer konfur iyo xagan waqooyi ama dhanka ithoipia ama dhankan somalida reer waqooyi dhiigoodu wuu Darren basan yahay reer konfura in yarbuu dhahaa just iska noolow markaa wiilkan dhoof diidey ee yidhi aan reerkayga helo walaha waa somali dhaba alena ku guulee u hambalyeeya wiilkan dareenkayga aad buu yusuf ii soo jiitey maansha alah

      @Aminajam4l@Aminajam4l29 күн бұрын
    • ​@@FaadumoArdowuu diiday beenta daa maxamed baa sheegay oo ah ninkii ku hayey hargaysa foos oo ah dadkii mari lahaa DNA yaa lagu yiri DNA mari mayo cid baan raacay wadani somali tv soo daawo

      @owliyo1218@owliyo121829 күн бұрын
    • Dadyaho warka dhageysto, DNA aya laga qadaay,

      @mohamedabdi-nu5is@mohamedabdi-nu5is29 күн бұрын
  • ماشاء لله

    @sucadmohamed743@sucadmohamed74329 күн бұрын
  • الحمدالله على كل حال

    @hanadMuhanad-ic1yr@hanadMuhanad-ic1yr29 күн бұрын
  • D N A Hala qaado Hadii Rin la sheegayo ?

    @zeynaabdullahi3789@zeynaabdullahi3789Ай бұрын
    • Cida soo burisay maa kadhalatay

      @fadumo5687@fadumo5687Ай бұрын
    • 😂😂😂😂

      @maltamanka2717@maltamanka2717Ай бұрын
  • Hargeeso gacan , lug , far yareey iyo cidideeda ayaan u taagay 😂😂😂😂😂😂😂

    @lathany.3537@lathany.3537Ай бұрын
    • 😂😂😂😂😂😂😂😂 waa sheekadii fanaanadii Nimco

      @saynabdaye7382@saynabdaye7382Ай бұрын
    • Waayo ninkan maxaa ka khaldan

      @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi4659Ай бұрын
    • @@ashaabdullahi4659waa run nin waxwaynbaa kaqaldan ninkaa reerka msdhalin umana eka

      @user-rs7je6zr1f@user-rs7je6zr1fАй бұрын
    • This man and this family they don’t look like DNA

      @user-qs2sh9oy5m@user-qs2sh9oy5m29 күн бұрын
    • ​@@user-qs2sh9oy5m Adiga waxa ku karkarinaya hadu isagu ku farxsanyay DNA laga qaaday somalida wali inkaar baay qaban

      @dhashisheekhisaxaq9514@dhashisheekhisaxaq951429 күн бұрын
  • Mashalh alhmd

    @aminamoussa2530@aminamoussa253029 күн бұрын
  • Alxamdulilaah yuusuf hadii uu helay eheladiisi laakiin ree horyaal noomiina sheegin luuq iyo war dheer wadan isleh ma ahan sababaha hana loosheego yuusufna waxaan leeyahay ninkii quraanka baray ma fududo ee mar walbo ha uduceeyo dadkii uu katagayna ha xariiriyo

    @QarnisheekhCabdullahi-sr8xh@QarnisheekhCabdullahi-sr8xh29 күн бұрын
  • Alla Bisinka ninku reerka uma eka hooyo foos ayuu u eg yahay ‼️

    @Shin-wu4mi@Shin-wu4miАй бұрын
    • Wilkan will miskin halacawiyo dadkii saxda udhalau laradiya uwareray

      @nasro7666@nasro7666Ай бұрын
    • Subxanallaah dadkaan uma eko

      @ssimanumumustaq7148@ssimanumumustaq7148Ай бұрын
    • Hooyo foos waatee aan arke walal link so qaad

      @maxameddaljir@maxameddaljirАй бұрын
    • ​@@maxameddaljir KZheadka ku qor Hooyo Foos iyo Yusuf waad arki InshaAllah

      @SahraMinne@SahraMinne29 күн бұрын
  • Masha Allah wuu helay reerkiisii oo dhan Allah ha u naxariisto marxuunka aabihii iyo hooyadii aad baan uga qiirooday walaahi. Hoyada garabka haysataa aad bay ugu egtahay runtii waa walaashii i think. Habalyo Ciise Muse reer abtigay sax gob weeya. Inankan Dhaqaale ha la siiyo yaan la dirin isagoo faro madhan.

    @ifoonghauri4046@ifoonghauri4046Ай бұрын
    • Sidoo kale Waaye anigana, reer Abti ka fiican ma jiro.....!!!!.

      @sahalmohamed3477@sahalmohamed347729 күн бұрын
  • manshaa allah yusuf

    @mursal4191@mursal419129 күн бұрын
  • Ninkii ku Soo koriyee kana cenaayo allah ma ka cabsaneedi jareer Max u ledahay marxuunka💔😭🙏

    @amiiraabdallha5295@amiiraabdallha529529 күн бұрын
  • WILKAAN IYO REERKU ISUMA EKA EE SI FICAN HA LO HUBIYO ILMA ADERYAAL PLEASE

    @user-ej6fb9ml7j@user-ej6fb9ml7jАй бұрын
  • WR uma ekide dhacan hala qaado

    @user-tu2rl4ij5p@user-tu2rl4ij5pАй бұрын
    • DNA laga qaaday sootii lagu yidhi

      @maalmochannel4835@maalmochannel483529 күн бұрын
  • Yusuf does not look like this family he needs DNA😅

    @nimoali601@nimoali60129 күн бұрын
    • Nimco be serious.

      @user-ub4xo3hk2j@user-ub4xo3hk2j29 күн бұрын
    • Baayo ciyaar baa ku ciyaadhaa DNA baa laga qaaday saasaa lagu ogaaday teedakale qoyskaan waa ogaayeen in waqtigaas uu sheegayo wiil ka dhumay😂😅

      @abdullahiahmed581@abdullahiahmed58129 күн бұрын
  • Alla masha Allah sankay iskaga wada egyihiin Allahu Akbar ❤ ilahow adaa mahad iska leh oo u sahlay reerkisa wllken

    @KhadijoMuuse@KhadijoMuuse29 күн бұрын
  • Nin oromo ama xabashiah lagudhexbertay intayshegtan barina badarkin isago siyasi hogamiye ah ilawanin sirdono qarson garabtaganyihine ama uguyaran basas sal adagkuleh gayigas unoqdo omuhima

    @Ahmed-wk2ct@Ahmed-wk2ctАй бұрын
  • Amina waay isu eegyiin ilahay haysu barakeeyo yusuf iyo qoyskiisa walhyi waan la ooyay yusufoow wax kudhiiba rabi kuma tuuso somaliland waa dalkaagi nala joog garabkaga rabi ha galo wllo

    @UmuHudayfa-qf7iq@UmuHudayfa-qf7iqАй бұрын
  • Maaha Allaah❤❤❤❤❤

    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757@fatxiyasiciidfatxiyasiciid575729 күн бұрын
  • Masha Allaah

    @user-si6ii8yp6v@user-si6ii8yp6vАй бұрын
  • Nin kaan maalintii ugu horey sey baan ka shakiyey markuu yiri dad baan iska racey isagoo aan baaritaan sameyn hadana sidii oo kale reer buu iska raacay.sheekadaan ma fahmin aawey jawaabtii dhiiga la qaadey

    @user-he9hz2uw1g@user-he9hz2uw1gАй бұрын
    • Soo kuwan leh dnn baa ka qadnay

      @abdiqaniyuysuf3183@abdiqaniyuysuf3183Ай бұрын
    • ​@@abdiqaniyuysuf3183been weye maysan marin hargaysa laguma maro dadkay isaga sii jeedin

      @owliyo1218@owliyo121829 күн бұрын
    • Waa lagu qaada walaalo hargysia sample ayaa la dira.

      @munahaybe6749@munahaybe674929 күн бұрын
    • @@owliyo1218ramadanti ba la qaday dna ga

      @lielaosman8710@lielaosman871029 күн бұрын
    • Anigu waxay Ila tahay reer raadis maha nin kan wayo dhiigu samayn laha sanad ba reer buu la midowbaya

      @fatimasagal1584@fatimasagal158429 күн бұрын
  • Dad badan baa sheegtay DNA lagama wada qaadin , magaranaayo wuxuu udiiday DNA, REERKAAN iyo yuusuf dad isdhslay ama wada dhashay ma aha.

    @Nuurah951@Nuurah951Ай бұрын
  • Oh yuusuf dadkaadii ma heshay wax badan waan kula ooyay 😢🎉❤❤❤ hambalyo congratulations 🇸🇴 🙏 🤝 ✅️ wlhi waan farxad ooyay alxamdu lillaah walaalkeey illaahow ku xifdi

    @anabsiad-9349@anabsiad-934928 күн бұрын
  • مما يسعدني استخدامكم لفظة (الأمارة) فهو مما يدل على أصالة العربية في كلامنا شكر سكان أفطير.

    @alinormohamed8315@alinormohamed831529 күн бұрын
    • Adeer carab ha nagu soo dhisin 😅

      @Barre66@Barre6628 күн бұрын
  • maba isku ekee waa maxay arinkaan ma fahmin ninkaan ninki miyaa ma fahmin sharmo boy ayaa laga hayaa

    @sadam1318@sadam1318Ай бұрын
  • Ninkan reerkan uma eka maamadii jarmarka joogtey ee foos baa ueg dhadhamo ayuu raacey

    @sogah5460@sogah5460Ай бұрын
    • Waa run anigu mom baan moodeyeey ina aya dhashey

      @Ayanmohamed-xl9so@Ayanmohamed-xl9soАй бұрын
  • Masha alaah ilaahey ayaa u sahley inay dib u midoobaan reerkooda

    @isseolowahmed5860@isseolowahmed586029 күн бұрын
  • Walaah waa nin aftahana ماشاء الله

    @abucabdleiriir7271@abucabdleiriir727129 күн бұрын
  • Ninkaan waa oromo dhiig somali malaha.

    @Nuurah951@Nuurah951Ай бұрын
  • DNA waa la qaadey soota la idin yiri Somaliyey. Yuusuf Hambalyo Allah kuu fududeeyo inta dhiman sxbkey oo caruurtaadi 1ka yihiin. Somalida Kala maqanna allah sahlo.

    @Mohamedjama-zt7zl@Mohamedjama-zt7zlАй бұрын
    • Lama qaadin oo ninkii hayey ayaa cadeynaya inuu dadkii DNA da diyaarka u ahaa diiday kuwana calaamad ku raacay.

      @AhmedAhmed-tx6dj@AhmedAhmed-tx6djАй бұрын
    • ​@@AhmedAhmed-tx6dj soo kan leh wa laiga qaaday

      @samiiraabdirahman7067@samiiraabdirahman706729 күн бұрын
    • @@samiiraabdirahman7067 waa beentii ee orod dhegayso wareysiga laga qaadey ninkii heyn jiray . Ninkan hala xidho ka dib DNA halaga qaado.

      @AhmedAhmed-tx6dj@AhmedAhmed-tx6dj29 күн бұрын
  • Mash’allah hambalyo🥰👏👏👏👏

    @sucaadsalam@sucaadsalam29 күн бұрын
  • Yusuf keligaa maad noolayne aad baad u nasiib badnayd,waxaa ku soo koriyey hooyo iyo aabo fiican Allah ha brakeeyo aakhri iyo aduunba diintana ku soo baray. Maasha Allah hadaad reerkaagii heshay 🎉🎉🎉❤

    @user-bw4rp3ih7w@user-bw4rp3ih7w29 күн бұрын
  • Ninka reerka uma eko

    @hamaaan1105@hamaaan1105Ай бұрын
    • Qasab maaha inuu la midab ahaado. Midabka kulaylkuba wuu bedelaa. Ayeeyo iyo Awoowona wuu u ekaan karaa.

      @Between-earth-and-sky@Between-earth-and-skyАй бұрын
    • Dhib ma laha DNA ayaa cadaysay.

      @nugaal012@nugaal012Ай бұрын
    • Rerkan wilka madhalin

      @nasro7666@nasro7666Ай бұрын
    • @@nasro7666 Maxaad ku cadaynaysaaboo Allah hortii la tagaysaa. Maxaad dambiga intaa le’eg u xambaaranaysaa.

      @nugaal012@nugaal012Ай бұрын
    • ​@@nugaal012 walal dadka umaeko wilkan dna

      @nasro7666@nasro7666Ай бұрын
  • Masha allh hambalyo hambalyo kunjer inder marhadad heshy rerkagi alxmdulilah ale ayamahale❤❤❤❤❤❤❤

    @BadraHawadle@BadraHawadle29 күн бұрын
  • Wllhi waku faraxsanahay ina qoyskaga heshay wllkey nolol qurux bdn kurajenaa 🫶🙏

    @user-mk2kv6zy9t@user-mk2kv6zy9t28 күн бұрын
  • Masha allaah

    @aminacabdi3913@aminacabdi3913Ай бұрын
  • Alxamdullillah

    @ibrahimmouhoumed9033@ibrahimmouhoumed903329 күн бұрын
  • ما شا ء اللہ

    @ZakiyaAbdi@ZakiyaAbdiАй бұрын
  • M.a illahay ka farxiyay baa mahad iskaleh Alxamdulillaah ❤

    @zamaraabdi811@zamaraabdi81129 күн бұрын
  • Maasha alaah waa farxad Alaa mahad leh hooyadiina alle how Naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin From burco

    @aadanahmedduale5999@aadanahmedduale599929 күн бұрын
  • Masha Allah.

    @nadifonuur8786@nadifonuur878629 күн бұрын
  • الحمد لله رب العالمين.❤ Wallahi maalin dhexe waan la ilmeeyay qisada Yuusuf. Allaa mahad leh

    @siciidcabdi8945@siciidcabdi894529 күн бұрын
  • Masha allah ilahay baa mahad leh Walaal kaa Muslimka ah farxadiisii usoo celiyay

    @jagacmedia2793@jagacmedia279329 күн бұрын
  • Mashaa allah ❤❤❤❤

    @IlmiIlmi-tu5rs@IlmiIlmi-tu5rsАй бұрын
  • Masha'Allah walale allaha kuu barakeeyo

    @Wellness-motivation@Wellness-motivation29 күн бұрын
  • AlX ilahay ba siyey ugu dambeyN🙏🙏🙏🙏

    @ayannadiamond8306@ayannadiamond830629 күн бұрын
  • Masha Allah

    @user-xb8ui9ix8g@user-xb8ui9ix8g29 күн бұрын
  • Marlabad baa lguarkidona madia isagoleh waxan radinaya cidan ksoo jedo

    @user-uc8rb6mp4c@user-uc8rb6mp4cАй бұрын
  • Ninkan Hada Rabtiin Marka Hore inuu helo dadkisa Tinta Halaga Jaro.😂😂

    @user-cs8wy9pj5r@user-cs8wy9pj5r29 күн бұрын
    • Oo maxaa??😂

      @sumadqaran@sumadqaran29 күн бұрын
    • 😂😂😂😂😅😅😅😅 ku cayaadhay 😂

      @abdullahiahmed581@abdullahiahmed58129 күн бұрын
  • Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah HAMBALYO YUUSUF iyo qaraabadiisa

    @hawamohamed2377@hawamohamed237729 күн бұрын
  • Yusuf hadu reerkisa helay waa farxad lakin reerkan inay dhalen ilama aha intuu hadhow dib ubaroran lahaa hada haka fiirsado

    @basrabashir5726@basrabashir5726Ай бұрын
  • Masha Allah sxb pole sana

    @SOMBOYDSHIRE@SOMBOYDSHIREАй бұрын
KZhead