40 sanno xog uu hayay ayuu bulshada la wadaagay wariye Faysal Fadhfadhle.

2024 ж. 1 Мам.
80 557 Рет қаралды

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер
  • Allah how naxariisto wuxuu ahaa Libaaxa Afriika dalka soomaliya hore u marbadan buu ka sameeyay 🤲🕌🤲🕋🤲🤲🤲

    @mustafaa2227@mustafaa222716 күн бұрын
  • Machael mariama waxaa meel gees ah looga duugay qabuuraha Jeneral Daa,uud. qabriga waxaa lagu warweejiyay derbi, barxad u dhaw qabuurahaa ayaan banooni ku ciyaari jirnay xaafada siinaay, warrdhiigley.

    @user-zf9qv2ui1c@user-zf9qv2ui1c18 күн бұрын
  • Asc. Waxaan dhammaantiin idin weydiinayaa meel uu joogaba nin saxaafada ka shaqeeya oo xor ah waxuu doono sheegaa adduunkaan korkiisa ma ku nool yahay? Tan kale waa qof noocee ah ninka haddeer ka sheekeynaya 40 ka hor wax la soo dhaafay oo nidaamkii xilligaas jiray ah . Anigu qof ahaan uma aqaan shaqsi wax gal ah midkaan ciilqabeenka ah iyo midkaan wax weydiinaya waa laba aan isogeyn.

    @ahmedfarah5718@ahmedfarah571823 күн бұрын
  • Njn isfaanshay waa ri usnuugtay.

    @abdirashidsaleh5769@abdirashidsaleh576923 күн бұрын
  • Faisal Fadhfadhle Waa Khabiir Saxaafadeed ❤

    @abdihassan7735@abdihassan773523 күн бұрын
  • Maansha allah waa taariikh dhaba

    @abdihasanwaes349@abdihasanwaes34923 күн бұрын
  • I’m not sure what this is all about wither the story is true or not but I’m sure the former president is the man who loves his country and his people we Somali are proud of what he’s done to our country may allah reward him paradise inshallah.

    @user-cx9ps3px8o@user-cx9ps3px8o22 күн бұрын
    • Of course he was honest 😉

      @user-sb3my5if3m@user-sb3my5if3m22 күн бұрын
    • I absolutely agree with you with out General Mohamed Suad Bare Allah Yrhamo, Somalia was the strongest arme in Africa.

      @kadragood130@kadragood13021 күн бұрын
    • By the way he was a bloody dictatorship because he was responsible for the massacre of thousands innocent civilians. Remember assassination of 11 religious leaders in 1975

      @Burcaawi2010@Burcaawi201020 күн бұрын
    • What did he do for the country?

      @imc667@imc66719 күн бұрын
    • General siad bare was a great leader who has done great things both good and bad, may allah swt grant him paradise, 2gether with all somali leaders b4 him and his time they were all great nationalists, also thanks for brother faysal working under the military regime that was very complex in that time,

      @abdiadan4837@abdiadan483719 күн бұрын
  • Weriyaasha soomaliland joogaana waxa ay yidhaahdaan saxaafada waa in xor laga dhigaa ragna taasuu ku soo sheqeeyey waa dhab arimaha u ka sheekaynayo

    @user-op2lk3vl2n@user-op2lk3vl2n22 күн бұрын
  • Ninkani waa xariif fahmay in ninkii doonaya inuu magac yeesho ay tahay in uu been ka sheego Siyaad Barre si loo yidhaahdo waa mujaahid ,mujaahid waxaan u aqaan SSC khaatumo dadkii ka dhintay

    @ahmedabdi33@ahmedabdi3323 күн бұрын
    • jin ayaa iskaa tusey maxaad fahantey?

      @shacbaanahmed@shacbaanahmed22 күн бұрын
  • 1978 Terra warka 1 da duhurnimo ayuu sheegi jiray sidee ayuu u ahaa 1982 in uu jaamacada kaala soo baxay

    @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
    • Tera kan imika aad maqasho maaha Wariye xiligii siyaad shaqayn jiray ayaa TERA la odhan jiray

      @hamsenouh3456@hamsenouh345623 күн бұрын
    • @@hamsenouh3456 Terra ha aan sheegayo waa kii dhintay wll

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
    • Haku qaban e ka qalee ha nafisee.

      @user-zf9qv2ui1c@user-zf9qv2ui1c18 күн бұрын
  • Dalkiiba ma hargeisa ayuun buu ahaa wixii dhacayey ma hargeisa uun buu ka dhacayey? waa yaab?

    @cabdicaydiid3320@cabdicaydiid332016 күн бұрын
  • Dalkuba Ma Muqdisho iyo Hargeisa u dhashay uun baa? waa,yaab?

    @cabdicaydiid3320@cabdicaydiid332016 күн бұрын
  • lafoole dufcadii ugu horeesey waxay qalinjebiyeen 1972, ma waxaad u jeeddaa qoladii u horreysey saxaafadda barata?

    @musaali-dk8cq@musaali-dk8cq23 күн бұрын
    • Kuliyada saxafada ayaa xiligaaa dafcadii u horaysay qalin jabisay

      @hamsenouh3456@hamsenouh345623 күн бұрын
    • Saas buu yiri

      @Minnesota416@Minnesota41623 күн бұрын
    • 😂😂😂

      @Galgaduudtime@Galgaduudtime22 күн бұрын
    • Saxafada weyaan

      @user-zk1nf1gi2u@user-zk1nf1gi2u22 күн бұрын
    • KANI wa khayin BENALE

      @kadragood130@kadragood13021 күн бұрын
  • Hadalkiis waa xaqiiq iyada oo dadka ay dhimanay oo dhawacuun tirda ka baddan yaha ay warkiis la sheegaya.

    @hashimmohamed4698@hashimmohamed469820 күн бұрын
  • BEESHA ISAAQ WAA DADKA 80% DAGA WAQOOYI HARGEISA BERBERA GABILEY WAJAALE ERIGABO BURCO CAYNABA WAA DHULKII ISAAQ SOMALILAND HANOOLAATO ALHMADULILAH MAANTA DHULKENU WAA INOOO NABAD SIYAD BARE ALE HA UNAXARISTO MANTA DUCO UUNBU NAGA RABAA DADKENII UU LAYEYNA ALE JANOOYINKISA HAKU CASUUMO

    @user-vn5vp6rt8k@user-vn5vp6rt8k23 күн бұрын
    • Naarta Allah ha ku fogeeyo wuxuu ahaa GAAL , beeniyey Quraanka. Qofkii aayad Quraan ah beeniyaa waa GAAL, haduuna dib u musliminna wuxuu ku waari naarta.

      @longevity-May18@longevity-May1823 күн бұрын
    • Ceerigaabo iyo Caynaba midna maa lihid,waa la isaga daba imaanayaa,3 daada tuulo haa ku deeqdo doofaar yahow ilkaha cascas.

      @AhmedDaud-fd6vn@AhmedDaud-fd6vn23 күн бұрын
    • Furaha naarta aduu ma hayside wlle ilahy kabaq waxand ogayn haku danbaabine ​@@longevity-May18

      @MaryanKaamil@MaryanKaamil22 күн бұрын
    • @@AhmedDaud-fd6vn waanu ku diLaynaa hadaad edeb nagula joogi weydo afar xabaa tahay quudhsiyow quudhsigu dhalay

      @cabdalacawilyoohiye3@cabdalacawilyoohiye322 күн бұрын
    • Allah yaa raxma intii inaka dhimatay walaashay macaan,qofwaliba maalin ayuu dhiman,waa sheeko inaga sarreysa,qof maalinkiisa dhaafi karaa maa jiro,waxaan ka wadaa wixii aad ka dagaallanteen maxaad ugu suubinasaan dad kale,sida Dhulbahante,Samaroon iyo Warsangeli,khasab nagu raaca ama waa idin dilaynaa,taas maa kula fiican tahay? haddii reer Sheikh Isxaaq Somali ka tagayaan waa Ok laakiin dad ayaa degaanka idinla deggan oo Somalinimo doonayaa,kuwaas maa khasbaysaan?

      @AhmedDaud-fd6vn@AhmedDaud-fd6vn22 күн бұрын
  • Siyaad wuxuu ahaa ninkii laayey culumadii somaliyeed uma arko inuu ahaa geesi siyaad,dhibaatada haysata Somali sababbuu u ahaa ilaa maanta

    @naeemayusuf6464@naeemayusuf646422 күн бұрын
  • Alaah AUN aamin abo major general jalle Mohamed Siad Barre halyay geesi ah buu ahaa lipaax shaariba leh🦁🦁🔥

    @kingMoha707@kingMoha70723 күн бұрын
    • Ilahay cadaabta haku fogeeyo

      @saamquen7928@saamquen792821 күн бұрын
    • Amarkiisa lagu dilay 11 culumada ahaa ee ka hor yimi amarkiisa ahaa in raga iyo dumarku siman yihiin Waxa uu beeneeye Surat Nisa

      @Burcaawi2010@Burcaawi201020 күн бұрын
    • Hadii dad denbi aanay gelin la saaray iyada oo aan la waydiina la dilsy kuwo kalena maalkoodii bilaash lagu qaatay iyo dulmi badan oo Allah adoomadiisa u diiday naftiisana u diiday Allah Cidii samaysay ma u malayn in lagu odhan geesi libaax shaarubo leh baa tahaye janada gal geesiyada hal gamay waxba lama waydiiyoe!!!!!!!

      @samirr546@samirr54620 күн бұрын
    • Isga oo na dulmiyey baanu cafinay laakiin ma u malayn in dulmi cid wadata oo weliba dad ka gashay oo dil iyo dhac iyo masabid ku jiro in la odhan jannada gal kuwii dulmiga laga galayna xaqoodii xagee la saari !!!!!! Cidii jaanis haysataa hada edeb ha u joogto aduunka.

      @samirr546@samirr54620 күн бұрын
  • Tvga Qaahira kan ugu horeeya uguna Qadiimsan (Filimaanta iyo Sugaanta Carabta iyo Islaamkaba ugu horeeyeen) Wadamada soo koreya ayuu ahaa, meel fiican Khibrad ku sameeyay.

    @cheyyene@cheyyene21 күн бұрын
  • Maxaa kaaga danbeeyey taariiqdaas aad ka sheekeysay walaal

    @hamdibulhan8009@hamdibulhan800923 күн бұрын
  • Bismilaah warwuxu fulaysanaa O wuu iskakurbanayaaye waxa idinhayey O dhanfulaynimay ahayd

    @hudaibrahim9111@hudaibrahim911122 күн бұрын
    • Allah cadow aan Allahna garanayn naxariisna lahayn kuguma salido.

      @samirr546@samirr54620 күн бұрын
    • Qorista farsomaliga soo baro marka hore kadib wax qor.

      @dalmarcabdilaahi8566@dalmarcabdilaahi856617 күн бұрын
  • *SIYAAD BARRE SHEEKADIISA WAX XIISA AH UMA KHABTO UMADA SOOMALIYEED*

    @hassanmaden-yd7ks@hassanmaden-yd7ks23 күн бұрын
    • Ya adiga kuu sheegaya.. tan waa Xusus reeb loogu talo galay jiilka danbe ee somaliland. Jahilnimada somalida ayad Ka turjumaysa

      @maxamed7258@maxamed725823 күн бұрын
    • Manta soomali malin ay madaxweyne Ha uga bahi badan tahay ma jirto xasan oo dalkii xarashay miyanu joogin ya Alah

      @june6206@june620622 күн бұрын
  • Fadh fadha jooji war yaa

    @ridwanbarreh9688@ridwanbarreh968822 күн бұрын
  • Kha,in

    @mohamedmahdi1373@mohamedmahdi137323 күн бұрын
  • 40sanuu baqyay haduu is yidhi waad. Hadli kartaa wuxuu moodayay in siyaad noolyshay waa Galaalkii labaad Duf kubax

    @123yus@123yus23 күн бұрын
  • Baba military rule is not government but military rule so never expect government

    @user-bb3wb2cn9r@user-bb3wb2cn9r22 күн бұрын
  • Qof Taariikhdiisa ka waramayana Ma la caayaya,Coment ku dhiglayaalow Gacanta aad wax ku qoraysaan iyo Afka aad ku hadlaysaanba waa la xisaabayaa,idinka ayaa Cuqdada aad sheegaysaan idinku jirtaa,waayo waxa aad soo qoraysaan baa laga Arkaa,Mashaallah ninkan Caqligiisa ayaa halkaas gaadhsiiyey oo uu wax ku bartay

    @user-ks7oc1bz1e@user-ks7oc1bz1e23 күн бұрын
  • WAXAAN KA YAABAY MUCAARADKU WAA INDHA IYO DHAGA LAYIHIIN MAJIRTO SUXUFI XOR KA AH DOWLADISA

    @nurojamaali5316@nurojamaali531622 күн бұрын
  • Ader faysalow waxagu fuleynimo way dhafte magac kale halo radiyo teda kale gabadhu ma wanay xaskaga ahayn waxay iyado i radineysay dhawacantay ana kismayan iska aaday

    @amiirmahad3619@amiirmahad361918 күн бұрын
  • somalida wa abal lawayal dawladi wax so bartay ayu been kashegaya nin wareysanayo ma usan helin janiskas o an ognahay in ki hadlaba jeelka liinta lagu cabsiyo hadana waxna an labarin

    @abdulrizakelmi7692@abdulrizakelmi769222 күн бұрын
  • Wadadka aan warkiisa dhegeysanayo ee sheegay 1983/84 leh wadanka dhib baa ka dhacday qofka waxa fiican inuu ogyahay iney garbihiisa malaaigi saran yihiin waqtigaa uu sheegayo wadanka wax dhibi kama jirin barwaaqo ayaa la ahaa xiligii alle ha u naxariisto Mohamed siyaad barre uu ka qayb galay shirkii IGAD ka dib uu dhulka soo maray Hargeys’s berbera burco uu soo maray wixii ka dambeyey ayuu dhibku bilowday bal eeg ninkaa weyn wiilka wareysanayo waa dhalinyaradii burburkii ka dib dhashay marka nin weyn baad tahay beenta ummada ka daa alle ka baq!

    @mohamudahmed577@mohamudahmed57723 күн бұрын
    • Habar roob hayaa inuu dadkoo dhan hayay modaa Markaa aad sheegayso isaaq baa gaar loo ugaadh sanaayay haday adiga kuu wacnayd dad bay u xumayd

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • mohamudahmed walal haddaad adigu waqtigaa barwaaqo kujirtay waxaan goob joog u ahaa burco oo 1984 waqtigaa aad sheegayso lagu toogtay 42 nin oo isaaqa inta badana wax danbiya aan lagu hayn caadifadu yaanay xaqa kaa qarin.

      @abham8021@abham802122 күн бұрын
    • @@user-sz7sn2rv9risaq iyagaa dawlada shaqo iyo. Ka hayee kuwa u wa weyn ee manta muuse ka sheekee soomali ya iney siyad bare dabadii dagin wala og yee muuse muxuu kuu tarry kkk muxuu se lascanood u duqeeyey 😂 war qabrigana wad la gali beenta

      @june6206@june620622 күн бұрын
  • Hadal haduu qof Dhaar iyo wallaahi ku daro, waxaa saaran calaamad ??????

    @user-zf9qv2ui1c@user-zf9qv2ui1c18 күн бұрын
  • Wariye daroodna cadaalad bey ka sugayaa. Dadkii madfaca lala dhacayay wariye ka hadla sidan oo kale ku marti qaad oo darood ah

    @camel000@camel00023 күн бұрын
    • Ma daarood madfa lala dhacay baaba jira

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r22 күн бұрын
    • @@user-sz7sn2rv9raaway kuwii lascanood

      @axmedaxmed5455@axmedaxmed545522 күн бұрын
    • Haa wuu Jiraa, Majeerteen iyo Ogaadeen ba waa la layn jiray

      @abdullahhassan2940@abdullahhassan294019 күн бұрын
    • @@abdullahhassan2940 Sida isaaq loogalay cid looma gelin isaaq iyo Soomaali oodhan bay ahayd

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r19 күн бұрын
    • @@abdullahhassan2940 Isaaq hubkii Soomaaliya oo dhami iyaduu ku dhamaaday iyo ciidankii Somaliya Anana cunay oo ciil uma qabno laakiin Ma ilaawayno taariihdaanu soo marnay

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r19 күн бұрын
  • Fulaysanaa ninkani innaa lilaah

    @A-Dirir11@A-Dirir1122 күн бұрын
  • Lkn wareysigan cunsiri nima ka muqato ee waxa ficneyd inu si sax ah wax u shego

    @maxamedamin6897@maxamedamin689718 күн бұрын
  • SIYAAD BARE DAWLADNIMADA WUU AQAANAY BUT DADKIISI AYUUU XASUUQAY 80K BEESHA REER SHEIKH ISAAQ ERIGABO ILA GABILEY DADKI DAGANAA AYUU XASUUQAY

    @user-vn5vp6rt8k@user-vn5vp6rt8k23 күн бұрын
    • Cudur isaaq ayaa ku dhacay odayga tii ayuu ku dhintay

      @cabdalacawilyoohiye3@cabdalacawilyoohiye322 күн бұрын
    • @@cabdalacawilyoohiye3walee idinka cudur siyad u dhiman

      @june6206@june620622 күн бұрын
    • Fabuleus ana joogay beenta joojiya Maxa manta muuse lascanood ka gaystey awdal 1991 muxuu se tarey ya hadli kara darood qabiil jabiyay bad haysane siyad ma dhulbahante jabiyay 😂😂 war akhiro walays weydinaya beenta muuse manta jabhad miyuuna dayn laha afqalooc muuse muxuu lascanood ka gaystey iyo cabudhiyey ka sheekeya isaga noole magac xukumo u dhiman doona siyad aduunka og soomali dabadii inay burburtey waqooyi iyo koonfur ba😊😊

      @june6206@june620622 күн бұрын
  • Allaha unaxariiso aabo siyaad dowladi kama dambayn.

    @Nuurah951@Nuurah95123 күн бұрын
    • Waxba. Laga. Aqbali. Maayo Sababtoo. Ah. Waxa. Tahay. Ina. Faqash. ,+,,Ina. Afweyne. ,+Ina. Nijaas

      @AAAbdi-eb2of@AAAbdi-eb2of23 күн бұрын
    • ​@@AAAbdi-eb2of adne ibnu xaaraan baad tahay Cuqadad qabiil ka Buuxdo

      @Jaalejaale12@Jaalejaale1223 күн бұрын
    • Hooyadaa iyo dowladaba was qoxoontiyow kenya uqaxay

      @cabdalacawilyoohiye3@cabdalacawilyoohiye322 күн бұрын
    • @@cabdalacawilyoohiye3 adana halkee u qaxday😁

      @Jaalejaale12@Jaalejaale1222 күн бұрын
    • @@AAAbdi-eb2ofaf qalooc ka waran kkkk oo saxafada xidha boobay dhulkii siyad Allaha u naxariisto nin soomali oo soomali uga danbeeyey majiro Maxa sidan ka dhigay soomali hadey a u dar san siyad muuse af qalooc jabey tala xukumo ka waran war beenta joojiya adoon bay soomali noqotey siduu idin gala 😂 ka warama xasan dhiiqo

      @june6206@june620622 күн бұрын
  • Subxan allaha somalia waligeed waay dawarsanjirtay waxkasta dawlada shisheeyah baa sinjiray nin ceebti mabajo bahalna ceedhin madayo ilaa manta waay dawarsanayan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    @user-zu5qx7ff9n@user-zu5qx7ff9n23 күн бұрын
  • Haddaa dhimanayso dhareerkaa layska duwaa

    @mohamudabdulahi3086@mohamudabdulahi308622 күн бұрын
  • Iidooorku ilaa hada way Ka baqaan major general jalle Mohamed Siad Barre asagoo dhintay 40 ka hor godka lagu janee maxuu ciilqabe iilka geeyey

    @kingMoha707@kingMoha70723 күн бұрын
    • Isagaba anagaa iiLka geynay wll dalkana dhirbaaxo kaga saarnay, Dad jabay ayaad ahaydeen kkk

      @cabdalacawilyoohiye3@cabdalacawilyoohiye322 күн бұрын
    • Adeer afweyne iyo ina cabdille xasankiinnii waalnaaba ISAAQ ayaa ilaahay usoo direy oo hawada ka saarey

      @shacbaanahmed@shacbaanahmed22 күн бұрын
    • Absolutely, isaaq ayay ku waasheen isaaq isagaa siyaad barre iyo qashinkiisii badda ku darey

      @shacbaanahmed@shacbaanahmed22 күн бұрын
  • Siyaad barre tegyey wuxuu ahaaba kuwa hada jooga ayaa kaliita oo dadkii iyo dalkiiba gatay weriyaha xorta ahi xagee joogaa kuligood waxa soomaaliya oo dhan xakuma mid siyaad barre gaaraa kumajiro nin rag ah oo wax dil waxna daaya ayuu ahaa laakiin kuwa hada jooga gabadh yar oo doocil ah xataa dhaafi maayaan

    @Bilicsan-gp6yt@Bilicsan-gp6yt18 күн бұрын
  • Bal eega isbarbar dhigga majiraan iminka fursadihii waxbarasho oo loo wada Sinaa majidhaan iminka sharaftii dowladnimo ee aan lahaan jirnay waxaad ka doorateen qabyaalad iyo fowdo aan dhamaaneeynin qaxooti imo iyo rafaad caqli xumo haysato shacabka soomaaliyeed

    @rocky4066@rocky406623 күн бұрын
    • hoyadaa wax barashadu wastay dad baa la xasuuqay o diyaarado lagu rusheeyay la gawracay la kufsada la dhacay adna wax barashaad ka hadlaysaa

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
  • Kan wariya kusheega ah waa mid dagaalkii Laascaanod mujaahidiintii Hartiga eey qabsaden kudhuhi jiray “maxaad qarankan kasoo doonteen”? In lasoo qabteey aheeyd laftiisa😅

    @fahima6186@fahima618623 күн бұрын
  • 72_73 Qalin jebintii Ugu horeysay Faylashodii 1973ilaa 1990.waa lahayaa, Lafoole

    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si23 күн бұрын
    • Ma saxaafada

      @yaxyeqaasim4851@yaxyeqaasim485123 күн бұрын
    • Waar Kuliyada Saxaafada ee Lafoole ayuu ka hadlayaa majnuunyahaw ee kuliyadaha kale iyo jaamacada guud ahaan ka hadlimaayo

      @abdihakimmmohamud7230@abdihakimmmohamud723020 күн бұрын
  • Kawaran dawlada uu rajiimka ku tilmaamayo waa mida uu ka helay waxbarashada iyo xirfada bilaashka ah iyo shaqada diyaarka u ah...... hadaad waydiiso caruurtiisu fursadaha ay Heleena balabalabala iyo cudurka indho iyo dhago beelkaba dhalay

    @user-ox2wo3pc7h@user-ox2wo3pc7h20 күн бұрын
  • Kaani weli waa traumatised wuxu ubahanyahaay dhakhtarka dimirkaa for counselling, psychotherapy and treatment

    @ahmedgarodhi8969@ahmedgarodhi896920 күн бұрын
  • ilaa hada wax laguu gaystay maad sheegin .

    @mohamedomar799@mohamedomar79910 күн бұрын
  • Madaxweyne aan laga baqin madaxweyne maahan , ninkaana yaan wax la sheegin wuxu ahaa shakhsi shaqadiisa daacad u ah .

    @ahmedguule7157@ahmedguule715721 күн бұрын
  • Rag sheekeysanaya iga dheh.kani barnaamij maaha

    @saeedosman3016@saeedosman301617 күн бұрын
  • Waar iska aamus waxba ku hadlimayside

    @sismail120@sismail12023 күн бұрын
  • Ma aadan baqanayn ee siyaad baraad daacad u ahayd marka nin aad sidaas u jecleed ha caayin maantay

    @ahmednuraden2814@ahmednuraden281423 күн бұрын
  • Saxafiga somaliyeedaw u tudh wax ka sheegida dalkaaga iyo dalkaaga ha ku mashquulina waxa aad u bixiseen saxaafada madaxa banaan saxafi shaqada aad haysaan hadii aad u isticmaashaan xaga wanaagsan dadka iyo dalkuba way guuleysanayaan hadii aad sida xun u isticmaashaan sida maantaba ugu shaqaysaan ma ah si sharaf leh waa saxafiyad reereysan wax kasta wax ka dhigaya gidaar iyo miyi iyo meel kasta taagan ku yartahay muwaadinimada saxafiga qariya xumaan wadankiina sheega wanaaga dalkina

    @seryu8204@seryu820422 күн бұрын
  • Adigo dowlada ushaqaynaysid Sideh nin ajbani ugu shaygaysaa oo jajuus ah waxad uurka kuhaysid hadadan shaqada daacad u ahayn midaykale ninka cadanka asagaba dowladiisa waxba kagama shaygin somali aqligaa kuyar

    @geedgalegeedgale6529@geedgalegeedgale652918 күн бұрын
  • SIYAAD BARE AYUU MARLA DHACAY

    @jamealjameal2036@jamealjameal203623 күн бұрын
  • Allaha unaxariisto aabihii soomalyed

    @batunmohamud1238@batunmohamud123823 күн бұрын
  • somali run sheega haduu jiro kumuu noqon lahaa fagfagle beenta wuxuu ka bilaabay inuu ahaa dafacadii u horeysay ee Lafole. Dafacadii u horeysay ee Lafole waxay ahay 200 Dhash ee 1974tii ee ina siyad bare ku jirtay. shilka macalinkana wuxuusan ogaeyn in Siyaad bare sii ogaa jilka iyo hawshu sidey ku danbeyneysa 6 bilood ka hore

    @user-nb2bh1we3v@user-nb2bh1we3v17 күн бұрын
  • Wariyayaashii hore ee somaliyeed cajiip ayay ahaayeen wax halaga faa idaysto waxna halaga barto ragaa culus isaga iyo kuwa lamidka ah e nool hada kuwii dhintay dhinte iyaguye Aun saxafada hada ama warbaahinta joogtaa waa baaaba waxba lama joogaan xirfad badan malaha waa sida loo kal dhiiran yahay uun weeye ama loo kala hadal badan yahay. Danbigeena alle ha dhaafo DHMNTEN!

    @Somalibanahay1977@Somalibanahay197722 күн бұрын
  • Tariikh cuqdad qabta.Negativity a pessimistic attitude isn't very hopeful, shows little optimism, and can be a downer for every one else.his tendency to pay more attention.

    @Somadam11@Somadam1120 күн бұрын
    • Taariikhda been lagama sheego

      @mohamedabdihirsi6931@mohamedabdihirsi693120 күн бұрын
    • Maxaa kaa galay adeer adiga anagaa taariikhda iska lehe

      @madaalekhadar8126@madaalekhadar812619 күн бұрын
  • Killer buu ahaa xataa somalidaa isdilaysaa waa raadkii uu katagay because reer walba reerka kuxiga ayuu ku hubayn jiray ilaa koonfur iyo waqooyi jufaba jufada kuxigta ayuu cadaw uga dhigay waana ta ay soomali sodonsano kadagi ladahay ilaa maanta qofka ladilo qaybuu ku leeyay

    @saeddahir7600@saeddahir760023 күн бұрын
    • Baaba jiib nooc taani😅 siyaad waa tegay ee yeesha karti iyo ilbaxnimo dad dawlad samaysan kara oo is maamuli kara dee... aduunyada madawxawayne waa la ridaa lkn dad caqli leh oo ilbax ah oo is xukumi karaa ka dambeeya... jaahilnimada soomaalidu intay ka baxdo ha joojiso in ay siyaad ka dhigaan wixii xunba xaawaa leh aduunku cawaanimadiinuu ku qoslaa ilaa maanta uf

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
    • Runta miyaa idin xanuujisay mee comment kaygii

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
  • Lkn waxbu ku dardarey ee inu dacad wax u shega ficneyd

    @maxamedamin6897@maxamedamin689718 күн бұрын
  • Fulaynimadu waa hide raac. Ninkii Garmalka ahaa ayaa la yaabay Fulaynimadiisi waa hoos ka carar markaasu rabaa inuu Been isku qariyo

    @batulasmail8261@batulasmail826123 күн бұрын
    • Soomaali waxay kumaahmaahaan libaax nin aan aqoon ayaa laxkarita hadaad inuun aqoon uleeday sidaa umaad hadasheen laakiin kolayba ama waad yartay ama intii dawladu xanaanayn jirtay ayaatahay ama taariikhda dawladii kacaanka ayaanad waxba kaqoon

      @khadijac9841@khadijac984123 күн бұрын
    • Godob ruuxi laga galay gocashada ma daayee kii galayna maba ga gashiguu amaahdee

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • Ninka aan kaligi dagaalami karin ayaa Cadow soo kaashada,Cadowgii Somalia oo soo jireenka ahaa hadda,maanta iyakaa is haysta,usbuucyada soo socda ayaa la arki sida ay Ethiopia ku dambayso,kii wax ka sugayey iyo kii kaleba.

      @AhmedDaud-fd6vn@AhmedDaud-fd6vn22 күн бұрын
    • @@AhmedDaud-fd6vn soomaali ceebteeda shaydaan ayaa kaqariyay maxaa Ethiopia burburkeeda iyo badhaadhaheeda iigajira anigii oo aduunka kuceebaysan oo magaca soomaali noqday wax laga xishoodo 40 sano ayaanu aduunka kamaqanay Ethiopia iyo Kenya intay dhismayeen anana waan iscunaynay Ethiopia waata madax kusheega soomaaliyeed farta uguyeedha dhamaantood burburkeedana

      @khadijac9841@khadijac984122 күн бұрын
    • @@khadijac9841 caqli badanáa ,Allah haa kuu ziyaadiyo.

      @AhmedDaud-fd6vn@AhmedDaud-fd6vn22 күн бұрын
  • Isaaq yar iyo weyn cuqdad ayaa dilaysa wlhi. Weligay ma arag dad saas oo kale ah.

    @abdirisaqyusuf1460@abdirisaqyusuf146023 күн бұрын
    • Tolo saanu yeelaa

      @HardTalk1@HardTalk123 күн бұрын
    • Isaaq ba cuqdad iyo Munafaqad yaqana cid ka dhaysanrysa ma jirto, balse adiga jiran o naceyb gara ku do koray, ilhay ha ku caawiyo.

      @somtech.somalitechnologyst8724@somtech.somalitechnologyst872423 күн бұрын
    • NINKAAN DA,DU KAMA MUUQATO MAASHA,ALLAAH

      @Liiloowe@Liiloowe23 күн бұрын
    • Hadad tidhahdo kwaran maxa israaiil lagu haystaa illeen isaaq mudo yar inta laga dilay waxay ka badantahay intii falastiin lagu dilay todobaatan sano waxa qof wax sameeya ma xasusto qofka dhibta loo gaystaase ma ilaawo

      @ummulbaniinal7029@ummulbaniinal702923 күн бұрын
    • Runtaa ku dhibtay way oo way ceebtiina ciilkiina faqasheey

      @jamaadnuura10@jamaadnuura1023 күн бұрын
  • Rajiim adigaa ah cuqdadlayahow iska daa dadka dhintay waa danbi waxba lagama sheego qof dhintay

    @farahosman920@farahosman92020 күн бұрын
  • Asc wa runta

    @NicmoCismaan-ss2lx@NicmoCismaan-ss2lx23 күн бұрын
  • Faysal fadhfadhle guulayso

    @jamaadnuura10@jamaadnuura1023 күн бұрын
  • Roomaris mise rumors kkkk

    @Bn99757@Bn9975720 күн бұрын
    • Ma ogtahay sida soomaalidu ugu dhawaaqdo ingiriisida inay tahay sida saxda ah gaar ahaan reer waqooyigu qoris ahaana maaha sidaad uqortay ee waa romour dhawaaq ahaana ruuma markay jamac noqdaana rumours dhawaaq ahaana ruumaas

      @abdihakimmmohamud7230@abdihakimmmohamud723020 күн бұрын
  • Aakhirana wuu kaaga horreeyaaye kusii talo gal😂

    @fahima6186@fahima618623 күн бұрын
  • Qoofkan doqonka wuxu aha kuwe faqashta ushaqin jiray nu snm ta ugala 😮

    @Amina-ts1lj@Amina-ts1lj18 күн бұрын
  • MARKII DAGAALKA BILAABAY WAXA WAX BOOBAAYEY WAA CIIDAMADII SIYAAD BARE KUWA MAREXAN IYO DHULBAHANTE UGU DARNAA OO BAABUURTII DAWLADA DHACEEN IYO LACAGTI BANKIGA AYAGA AYAGA QAATEY TUUGO WEEYE MARKI LA JABIYEY CARARAYEEN WAX KASTA BAABIYEEN FAQASH ALLAAH JABIYEY MARKII USC QABSATEY BAA NABAD HELNAY GUUL USC GUUL

    @Maria28832@Maria2883220 күн бұрын
    • Been badanaa aaway nabada maxaa na wareeriyey 33 sano ila meerayso

      @husseinaden7560@husseinaden756020 күн бұрын
  • Alah ha u naxriisto jaale Mohamed siyaat bare macquul Soomaali badan in aay u xanaaq san tahay weli laakin 33 sano ka dib Soomaalidii xukunkaa ridey maxaay dhaxal nooga reebeen dowlad soomaaliyeed oo awood leh baay wiiqeen ayaga oo aan haba yeraatee wixii lagu bedeli lahaa na aanan u diyaarsaneen hadii aay doodu tahay dad buu laayi jirey soomaali imisaay iska dishey 33 sano la soo dhaafey nin wax badan og oo wadankiisa jeceyl buu ahaa alah ha u naxriisto

    @samadoon313channel6@samadoon313channel622 күн бұрын
  • Ina gumeed habarjaclo oo cuqdad u qaba dawladii soomaliyeed ee wax soo bartay siyaad barre waaka maagayee manta barwaaqo haka dhamo muuse afqalooca kan reerkiisii xabsiyada nooga buuxaan iidoor meel uu joogaba wuxuu la joogaa faan iyo waa lana xasuuqay laascaanood oo 8 bilood ay madaafiic la dhacayeen ilaa hada arki maysid qof reer khaatumo ah oo barooranaya ama hadal haya dhibkii iidoor u geystay iyo 112 qof ee haldoorkii reer sool ee afka ay u soo duubteen gudaha laascaanood ee ay ku dileen cid cuqdad weli ugu qabta waxay ku tusaysaa in labada reer kala gobsan yihiin markii snm laga saaray goojacade daraawiishtu waxay go,aan ku gaadhay in aan guumays la dhaafin oo dad shacaba la bara kicin iyaguna weli siyaad barre baa na laayay bay la soo fadhiyaan ileen guni ma daahirto viva ssc khaatumo !

    @AliHassan-cx5dy@AliHassan-cx5dy23 күн бұрын
    • isaaq baan ahay cuqday waa ilaa hiraa weligay ilaawi mayno waxaad rabtaa inaanu ilown wixii dhacay

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • ​@@user-sz7sn2rv9r25 August wixii goojacade kaaga dhacayna ku darso oo weligaa ha ilaawin bal inaad wax ku hesho lafo aad sidato viva ssc khaatumo !

      @AliHassan-cx5dy@AliHassan-cx5dy20 күн бұрын
  • Kan xoolaha ee waraysanaya ayaa iigu daran 😂😂😂 Iidooroow is daba qabta 😂😂

    @amiinaali779@amiinaali77914 күн бұрын
  • Maansha Allah wariye weyn faysal maxamed cabdi khaliifa fadhfadhle Alle Ha ku xafido inshaa Allah

    @xiisoiyoxullasho@xiisoiyoxullasho22 күн бұрын
  • Hargaysa beentaa taariikh looga dhigaa iyaguna way jecel yihiin waxaas waayo run hadaad usheegtid iyo taariikh sax ah way kudilayaan

    @Hamdi11225@Hamdi1122518 күн бұрын
  • Siyaad Bare Eebe naxariis ha siiyo geesi Soomaaliyeed buu ahaa.

    @saidhussein9037@saidhussein903723 күн бұрын
    • Alle cadaabu Jahanaba haku fogeey iyo cadaabu naar iyo cadaabu qabri

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • ​​@@user-sz7sn2rv9r hada ogoow Beri markaad adiga iyo Siyaad bare ilaahay Hor istaagtaan Ka gar bax, ilaahay ayaa Caadilee..

      @Jaalejaale12@Jaalejaale1223 күн бұрын
    • @@Jaalejaale12 Maxaan uga gar bixi waayay hoyaday iy Abahay iyo walaaladay iy adeeraday ayuu dilay o ano caruuruu agon iy raj iga dhigaye

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • Jahanaba ilaahay haku fogeeyo isaga iyo kuwii muslinka kala geeyey naarta xaabo ha uga dhigo

      @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi465923 күн бұрын
    • @@ashaabdullahi4659 Alle haka dhigo qoryaa naarta lagu hurinaayo Afwayne iyo kuwii la socdayba Amiin

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
  • War waxaan FULEYGA AH.....XAAR BAA KA DA AYA ILLAA HADDA ......UF'. waxay

    @abdiabdulahi9343@abdiabdulahi934323 күн бұрын
    • War dhalin yaruu ahaa shuu ciyadiina inay dadka ka bajiso waa xeerar aan ladhaafi karin bal ufiirso kuuriyada waqooyi ayaa alaana waa shuuci cidina farta kuma taagi karto xataa adeeradii digteetar ayaanaad waligaa maqal

      @yaxyeqaasim4851@yaxyeqaasim485123 күн бұрын
    • fulay maleh hadii aad cadaw gacanta ugu jirto

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
  • Dadka u sheeg in xasan kayd ahaa nin isaaq ahaa weliba yarka weriyaha u sheeg

    @user-qu7ez2np3w@user-qu7ez2np3w19 күн бұрын
  • siyaad afweyne aakhirkii musqul ayuu ku dhex bakhtiyay eheheh 😂😂

    @Ayaanle133@Ayaanle13323 күн бұрын
    • Ninka musqusha lagu qariyey maydkiisa waa xaylsalaase oo mingistu uu aad u nebcaa

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
    • @@tusmoaadil1825 Haa waa runta, Sido kalena afweyne isna musqul ayuu kudhintay sonkor darteed

      @Ayaanle133@Ayaanle13323 күн бұрын
    • @@tusmoaadil1825 Afwaynaa suuli ku bakhtiyay

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • @@Ayaanle133 ciil iy baqdin iy gaaj ayuu Afwayne u bakhtiyay

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
    • @@tusmoaadil1825 Mayee Afwaynaa suuliku bakhtiyay

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
  • Acuudubillaah. Isaaqu waa dadka kaliya ee aan naftooda xitaa imtixaamin! Markasta cuqdad iyo qarmuun uun bay ka hadlayaan! Aqas. War waxaasi iyo cunfiga cid idiinka garaabaysa ma jirto ee naftiina in aad ixtitaamtaan ayaan idinkula talin lahaa. Somaali dhib iyo dheefba way soo wada martay wax hadal hayana nacaybna maanaaan arag.

    @c.c.536@c.c.53620 күн бұрын
  • Wuxuu kuleyahay gacajuglayn ayanu laxanunsanayn wardadkii aad sool madafiicda ladhacdeen waa Okay lakin idinka fulaynimaa idinheshay

    @hudaibrahim9111@hudaibrahim911122 күн бұрын
  • Cidaani cuqdad kama koraan ilaa iyo 1993 waxay kasheekaystaan xamar baa nagu soo duishey iyo siyad bare baa adoonsaday Saxafada uu sheegaayo ayakaa maamulijiray mucaaradkana hartigaa oga horeeyay oo wax carara iyo wax laxiro laga dhigay Cuqdada karkariya idinka lee yaysan idinku qarxin mardhow😅😅

    @daresavage345@daresavage34521 күн бұрын
  • Waxaad ushaqaynay say qaranka dabcan waadxamalanaysay hadiiwaxkudhibay ayjjiraan O xukunku adkaamad iskagatagtit

    @hudaibrahim9111@hudaibrahim911122 күн бұрын
  • Marxuumka iska daaya suxaanalaah.

    @asilimohamed7322@asilimohamed732223 күн бұрын
  • Muxuu. Isaku. Liidayaa. Madaxa. Wenyhu. Umada. Ushaqanayaay. Ayaada. Ka miida. Katahay.

    @Starlightinthenight123@Starlightinthenight12323 күн бұрын
  • dalkeeni siyaad bare kamadanbeen ale hoow naxariisto

    @umomar2743@umomar274323 күн бұрын
    • waa adiga siday kula tahay adigu siyaad dabadii dab maad shidan

      @user-sz7sn2rv9r@user-sz7sn2rv9r23 күн бұрын
  • Kani wa benaleh, démocratie ma jirto Somaliland. Wa ka la xidho journalist Mohammed Ilug iyo Coldon. War cishoda with out somalia you wouldn't be a journalist. Somaliland ma dhantoo ti Syad Barreh.

    @kadragood130@kadragood13021 күн бұрын
  • Ninkan wuxuu kahadlayo madhahayo Waa been lakiin waxaa iicad inuu saxafada usan uqalmin sababto ah wadan aduunka ha ahaato wada maad galbayka saxafada dowlada 100kii 5 ayaa dadka lala wadagaa intakale Waa been abuur ilaaan maysha ma ahan guri xafadeed Waa wadan siyad bare iyo raga lashaqaynayay Waa ku saxsanayaan inay saxada gacanta kudhugaan midaykale ninkan asago dowlada ushaqaynayo ayuuna mucarad ku ahaa maxaayelay waxaa iiga muuqada inuu dowlada dacad u ahayn uu cabsanayay Waana fulay ……..

    @geedgalegeedgale6529@geedgalegeedgale652918 күн бұрын
  • Badhyo culusbaa abtigay kuso rawaxday 😂

    @saamquen7928@saamquen792821 күн бұрын
  • Ninkii ugu fulaysanaa Iska aamu adeer waxasimaha tariikh

    @saynabmoamiin3634@saynabmoamiin363422 күн бұрын
  • Lafoole jaamicad ma ahayne kuliysd bay ahayde. Kuliysdina waa dugsi hoose may jamacadaha ula mid tahaye.

    @user-nt9ge9cy9i@user-nt9ge9cy9i22 күн бұрын
  • Doqonimadiisa Ninkaan madaxwaynaha n casyaya hada salaad Ina bixi oo cay aad nabad gashide Mari buluug ah buu muuse ku xitaa dadka

    @maryami2299@maryami229923 күн бұрын
  • Kathaab

    @mohammedabdirrahmanrubblei9141@mohammedabdirrahmanrubblei914120 күн бұрын
  • What a shame of this man calling him self a journalist. He's a liar. Don't he see tha Mohamed ilig was in jail hiw many times in Argueisa 2022 2023. What a foul.... He's talking about trauma? His tribe (Issak) was the largest tribe worked for Syad Bare. It was Omar Arta Galib who was the man who caused the distress the Somalie army.

    @kadragood130@kadragood13021 күн бұрын
  • Somali namadam caqli iyo garasho midna malahan nin caburiya oo xoog wax kasta xoog kumar siyamahane umba hogaamin kara siyaad bare wa tagay bal tashada 22 firqo iyo dowlado aan la aqoon samaysaten Dakad iyo goof meelad dhaften malahan xarashqarah boqol ürür diimed oo midkasta gaalayn iyo dilka umada kuhawlan alshabab al itaxaad ahalusuna wal jameeca al ixtisam iyo qashin oo dhan ganacsato kaganacsata rashin dhacay tubaco qamri daawo dhacday iyo hub aqoonyahano been abuur ah Askari kuhawlan dilka dhaca iyo kufsiga

    @Abdullahi-oo6dr@Abdullahi-oo6dr23 күн бұрын
  • Ninkan jaamici buu sheeganayaa englishkiisa aad buu uliitaa

    @abdi1502@abdi150220 күн бұрын
  • Taasa Maanta rag u dusaya

    @abdinasirmohammed4595@abdinasirmohammed459517 күн бұрын
  • Been badanaa,,,, fuley Siyaad Barre ayaan sanka anigoo haysta ayaan salaamey iyo micro yar ayaan ka baqay inaa kulleetigiisa ku dhejiyo....WAR ILEEN INNAAG WAX ARAGNEY.....WAR WAXAAN SAKHRAANKA AH AAMUS DHAHA.

    @abdiabdulahi9343@abdiabdulahi934323 күн бұрын
    • War madaxda waxa hor istaaga qof lagaranayo xataa qacan ta la iskama taab siiyo baqdin laga qabo iqtiyaal, walina way jirtaa madax ku dhaqma

      @yaxyeqaasim4851@yaxyeqaasim485123 күн бұрын
  • ASC...anigu...waan...yabanahyi..Soomaaliye...Maxamed..Siyaad..Bare..waa...dhintay..ee..mad..wax..qabsatan..SNM..iyo..USC....SSDF..wad..waalateen...waxad..ka..sheekayisan...baad...wedaen..waa..dinyayi...NIN..kaad...ku...qarweesan..isaaqowkkkkkkkkkkl

    @AminaXashi-eq1zw@AminaXashi-eq1zw18 күн бұрын
  • Waligey ma makhal wariye fadh,fadhe raga aan maqalay wariye waji.................cagta...cowke

    @user-fk2pz3sd5s@user-fk2pz3sd5s22 күн бұрын
  • Siyaad barre raximulahi ee bal Isaaqow orod awood hadaad leedahay xashin gaashamo wajaale Hargeysa mideeyso 😂.

    @superfun1819@superfun181923 күн бұрын
    • Xashin soomaaliliya kamatirsana wajaalena waa kalaqaybsanyay Ethiopia ahay xisaabsanyiin waana sida jigjiga ee barasho wanaagsan kolay waaduun maqashee

      @khadijac9841@khadijac984123 күн бұрын
    • Xaarood xarshin iyo wajaale inta ka dago Ayan haysta lkn inta lahayzto wa inta Xaarood iyo hiil harti baasto lagu haysto adiga hada nin tahay dhulkaga ogadenia iyo Kenya inta haysato maso dhicisan karta daciifow😂😂😂

      @SuhaybCabdi-ku3re@SuhaybCabdi-ku3re23 күн бұрын
    • Xaarood xarshin iyo wajaale inta ka dago Ayan haysta lkn inta lahayzto wa inta Xaarood iyo hiil harti baasto lagu haysto adiga hada nin tahay dhulkaga ogadenia iyo Kenya inta haysato maso dhicisan

      @SuhaybCabdi-ku3re@SuhaybCabdi-ku3re23 күн бұрын
    • Ogadeniya iyo nfd soomaali qabiil aan degenayn ma jiro dee orod adba difaaco saw qabiilkaaguba ma dego

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
    • @@tusmoaadil1825 darood ba daga bajaqey iyagana dhulkodi ah marka iska da beenta somalia oo dhanba daga kulaha 🤣🤣🤣

      @SuhaybCabdi-ku3re@SuhaybCabdi-ku3re23 күн бұрын
  • Isaaqow ina siyaad wad Ku abal dhacdeen waxbasho bilaash ah ayaad wax Ku Soo baratay adoo wiil soomaaliyeed ah alle ha U naxariisto Mohamed siyaad bare walee dal,dad dowlad intaasba kama dan beeyn ,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

    @ubahhussein7382@ubahhussein738223 күн бұрын
    • Caqli xumantada, ma u haysata in siyaad Barre jeebkisa ka bixin jiray waxbarashada, waxay ahayd caruushtii shacabka

      @somtech.somalitechnologyst8724@somtech.somalitechnologyst872423 күн бұрын
    • @@somtech.somalitechnologyst8724 Maantaba hargaysa cashuur baad ku bixisaaye caruurtaada waxbarasho ilaa jaamacada master iyo PhD bilaasha ah ma helaan??? caafimaad bilaash ah ma helaan ??shaqo joogto ah ms helaan biyo joogto ah xaafadaadu ma heshaa???adeegyo dawladeed xaafadaadu ma heshaa???

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
    • Oo mameel uu leeyahaybey aheed tuugbuu ahaa xaqii umada xoog ku xaday

      @yaxyeqaasim4851@yaxyeqaasim485123 күн бұрын
    • @@yaxyeqaasim4851 habo ceeb dadka waweyn Iyo kuwa dhintay wax Lagama sheego siyaad bare alle xisabim Adine alle Ku xisabim lkn siyaad bare wax kale waa ha Lagu xanto lkn tuug ma aheeyn waridka weydii

      @ubahhussein7382@ubahhussein738223 күн бұрын
    • Maxaad dadka uga qariseen comment kayga miyuu idin xanuujiyey

      @tusmoaadil1825@tusmoaadil182523 күн бұрын
KZhead