YUUSUF OO LAGU SOO EEDEYAY IN UU YAHAY SIRDOONKA ISQIRANAYEY WAXAA TAAS KU EEDEYAY SHEIKH FAARAX

2024 ж. 29 Сәу.
25 550 Рет қаралды

YUUSUF OO LAGU SOO EEDEYAY IN UU YAHAY SIRDOONKA ISQIRANAYEY WAXAA TAAS KU EEDEYAY SHEIKH FAARAX IBRAHIM OO KA SOO JEEDA DOWLAD DEEGANKA TAAS HADDII AY

Пікірлер
  • SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

    @shukrimumin7074@shukrimumin70746 күн бұрын
  • Wiilkan REER RAGA SHEEGTAY OO DHAN IYO REER KII SOO KORIYEYNA HALA DOONO. WIILKANA DHIIGA HALOOGA QAADO REERHA WIILKAN YAAN FOGAANIN WAAYO ILLAAHAY BAA OG RUNTA D N A HA LOOQAADO XITAA REERKA RAXAN WEYN WAAYO. XAQIIQADA HUBSADA

    @samuuladsicid8821@samuuladsicid882118 күн бұрын
  • Bes sheeqa wad fogaatey qofka hadduu qaldamey allah hasoo hadeeyo qalad qalad laguma saxo wixiina wadka badbadineysaan yuusuf maskaxiyan inow fayow yhy ilama aha yuusuf wa qof qaldan inbadan allah hasoo hadeeyo

    @user-ks8ks7xv3o@user-ks8ks7xv3o18 күн бұрын
  • Jazakallah kheir. No stone should be unturned. Gun gaar muhiim aah…..

    @maleshad1@maleshad118 күн бұрын
  • Alla shiiqan Fariidsanaa Ilaahy hakudaayo yaan laga hadhin Mujrimka

    @user-pl7du6nc8t@user-pl7du6nc8t18 күн бұрын
  • Yaaa la aaaminaa aniga ahaan mar here ayaa iska daayay somalid beenteed

    @istanbulelmi5200@istanbulelmi520018 күн бұрын
  • Subaxanalah barah bulshad

    @hibomaxamedcismaan7039@hibomaxamedcismaan703918 күн бұрын
  • Asc ninkaan lahjadiisa waa garamgaramka Kenya dago

    @ruqiyaruqiya7157@ruqiyaruqiya715718 күн бұрын
  • Ascwwb maashaa allaah tabaarakalaah daalimka waa inla dabo kacaa oo la soo iftiimiya beentiisa si looga digtoonaado beenta uu dadka ku marin habaahinayo xaalaha dadkana ku dhacayo soomaalida meel walba ey joogto waxaan kula talinayaa xoolaha aad la ordeysaan adinkoo hubsan ha la joojiyo hubsiino haldhan baalasiistaa marka danbe nin shabaaba ayaa lacag u guri doontaa xoolahaada waa inaad hubsataa meeshey tagayaa iyo cida aad siineyso adigaa ajar doon ah yaan lacagtaada dad soomaaliyed lagu dhibaateeyn ha leyska ilaaliyo beenta ku qaraabanayo

    @safiyaahmed6112@safiyaahmed611218 күн бұрын
  • Asc ✅🌎✅ war ninkan DNA halaga qaado kadaaya marba waa reer hebel iyo kutireyn kutireeynka fadlan DNA ✅🌎✅

    @seed3966@seed396618 күн бұрын
  • Waryaa Allah kabaq. Ninka iska dhaaf. Raadso arssaaq kaleh

    @runige6608@runige660818 күн бұрын
  • War ninkan waxa ow yahayba waxaa nogo daran wadadkan shicda ah suyuf waa nin warkisu tugnimo ah lkn shicada noga xun

    @abdinasir6808@abdinasir680818 күн бұрын
  • faarax shiici miyaad maciin bideen

    @SalmanOmar931@SalmanOmar9316 күн бұрын
  • Waa tuugu

    @dekawarsame1827@dekawarsame182718 күн бұрын
  • Anigu waxaan leehay maskax ahaan ma caafimaadkabo halabaaro waalida dhar dhiga yaa naqaan waalidu waa noocyo badan

    @user-mt3qw2pk3u@user-mt3qw2pk3u18 күн бұрын
    • Wa runta waliba indhihisa ayu xanunka maskaxda ka muqda

      @hodanc6255@hodanc625518 күн бұрын
    • Waxaa laga yabaa inuu maskax xiyan u nanuunsan yahay xaga maskaxda ha laga baaro intan asaga la dhibatayan

      @hawosaid139@hawosaid13918 күн бұрын
  • Wlhi marka aan arkay yuusuf waan qiiroday hadna hadlaka u ku hadlayo rer Ethiopia sas Una hadlan taas baa shaki I galayas

    @user-re7ur2ih8o@user-re7ur2ih8o18 күн бұрын
    • Hada xage ka yim marka

      @maymuuncabdisomalilandjece6231@maymuuncabdisomalilandjece623118 күн бұрын
  • Ceelkari waxaa looga hadka afgariire may kudhawyahay wuxuu kuso koray helmadaw shaakisa weyaan wuuna kuos barbaaray afdheer

    @guledbadri8225@guledbadri822518 күн бұрын
  • Ninkan yuusuf la yidhaa waa ninka sheegay in wakhti wakhtiyada kamid ah uu damcay in caruurta uu isagu dhalay uu iibiyo hadaba ma qofka damiirkiisu sidaas yahay ayay dadna hoosta ku haystaan waa yaab iyo yaabka yaabkiis!!!

    @xaamudjaamayare2235@xaamudjaamayare223518 күн бұрын
    • Ma ilmahiisu gadan rabey kaa Somaali ma aha

      @elmi925@elmi92518 күн бұрын
  • Subxanalah 😢yanlagu fogan Ninka DNE. Kaqada lkn waxyale kale kadaya

    @user-hx8qv4mh5f@user-hx8qv4mh5f18 күн бұрын
  • weriye waxaa tahay khaain...ninkan sheekha sheeganaya...yaa u sheegay in nin oromo ahi ilkaha kaga riday magaalada berbera ...bal weydii cidda uu ka maqlay....

    @xogtaheesaha530@xogtaheesaha53018 күн бұрын
  • NINKAN WAA VEIWS SEEKER. VEDIO BEEN AH BAAD SOO GALINEYSAY. WAR DADKA KA DHAMOW

    @shukrishuulaanka8595@shukrishuulaanka859518 күн бұрын
    • Soo kaxeyso adiguna waa innkgiiye 😂

      @MmiMmi-ih7hh@MmiMmi-ih7hh18 күн бұрын
  • waa halkuu ku dhiman lahaa ama wax badan galaafan lahaa ee ilaahow wax la am baarto iyagaa ugu badane ilaahow bad baadi dadka somaliyed iyo dad waynaha oga denia iska qabta hada wax baa la idiin bayaa miyaye rabi habara keyo gabadha daaha ka qaaday dambigeda ha dhaafo somaaloo dhanbaa bad baado ubaahan

    @saynab7503@saynab750318 күн бұрын
  • asc fariin ku socota dds iyo dowlada federaalka ah iyo meel walba oo Somali joogto ninkaa Yusuf ha la qabto waa arsenal waa tuug xaaraami ah xabsi daain lagu xukumo

    @saidali7233@saidali723318 күн бұрын
  • Nin Rabaystay Waraabe riyuhuu ka cunaa, reerkii geri ee qaatay hooy gabdhihiina yaanu cunin

    @roobiyorays8398@roobiyorays839817 күн бұрын
  • Mabaro bulshu imaan lah

    @hibomaxamedcismaan7039@hibomaxamedcismaan703918 күн бұрын
  • Laba nin isku camiraya iga dheh

    @AbdihersiWarsame-kq2wi@AbdihersiWarsame-kq2wi18 күн бұрын
    • Mid waalan ayuu waraysanayaa

      @ahmedabdi454@ahmedabdi45418 күн бұрын
  • Isaga waa beenloow idinkana dalimiin hanoqonina AS waa dil ka warama hadii la iska dilo been naf loo jaro Akhiro intee tageysaan

    @AM-jd2fq@AM-jd2fq18 күн бұрын
    • Sax

      @syusuf9063@syusuf906318 күн бұрын
  • Yantaar miyaad dhalay ninka lagu yaacay😂😂😂

    @jamiilanuur2007@jamiilanuur200718 күн бұрын
  • Waxaagu waa mala awaal meelaha aad sheegtay inuu kusoo bar baaray waad malaynaysaa....waxaad tiri deegaanadaas ayaa lahjadiisu la xiriirtaa oo uu kusoo koray...wax cadna ma haysid

    @xogtaheesaha530@xogtaheesaha53018 күн бұрын
  • Malin kii u horeysay ayaan wajigiisa ka kartay inuu benaale iyo khaayinimo ka muuqato subxanalah somali du wa suufiyo 40jir aanad kanranayn side u sheeganaysa DNA wuu diiday😮😮😮

    @user-eo2hz5qe9v@user-eo2hz5qe9v18 күн бұрын
  • War sirdon maha e qof xanunsan bu u egyahay e iska daya miskinka anigo waliba kaso jeda dhulkas

    @hodanc6255@hodanc625518 күн бұрын
    • Waa run lacag jeceel aa u geeysay

      @AM-jd2fq@AM-jd2fq18 күн бұрын
    • Exactly qof xanuunsan ayuu iila egyahay laakiin DNA in laga qaado ayaa wanaagsan so loo hubsado qoyska sheeganaya si qalad loo gelin.

      @mohamedahmed4511@mohamedahmed451118 күн бұрын
  • Wanba yabay. Marku yidhi Rer Gadasann Rer Oder Marke Ayaaan shakiyay wayooo Afdheeer madagaaan Waxa daga Jilib ladhaho Rer dhaweeed oo Gadsann ah ayaaaa Afdheer tago

    @user-tr7pk5qe3r@user-tr7pk5qe3r17 күн бұрын
  • Allaahu akbar waar ninkaasu maalintuu lahaa muuse biixi iigaya Ayaan iri War ninku ma reer buu raadinayay mise muusaa loo soo diray.

    @user-nz8xk7ql9q@user-nz8xk7ql9q18 күн бұрын
  • Dealing radinaya

    @user-ov8yh2gj1x@user-ov8yh2gj1x18 күн бұрын
  • Hadii la ogaado waxuu yahey waa in la xiraa lacagti la siyay a inuu hayo ha laga qaado masakiinta haloo qeybiyo

    @elmi925@elmi92518 күн бұрын
  • Taas ayaan aaminsanahay inuu sirdoon yahay oo nin tababaran yahay. Waana daalim. Allah ha qabto.

    @Waayoarag98@Waayoarag9818 күн бұрын
    • 😁😁taba baranaa

      @sabiriinmaxamud2684@sabiriinmaxamud268418 күн бұрын
  • Yusuf reerka kaxaystay waa in si deg deg ah ugu wareejiyaan dds dowlada police ka waa arsenal mujrim tuug ah waa in maxakamad la soo saaro please

    @saidali7233@saidali723318 күн бұрын
  • Ninkaan wadadnimada iskumujinaayo so ninki saxabada ridwanulahi caleym caaynayeey

    @yussufibrahim-rm6zx@yussufibrahim-rm6zx18 күн бұрын
  • Waxaan fahmey babul qiyamo Shiiqa iyo weriyaha waxaad moda Aslubka hadalka in ka Bilal cilmiga ihi ka sokeye XADIISKA MA DIDANI DADKA UU DHIBKA U GEYSTENA WAA IN LAGA ABAAL MARIYO LAAKIIN WAA XARAKADA EE QABTA ( MAAN FAHMIN)

    @HirsiCraxman@HirsiCraxman18 күн бұрын
  • horta waxkasta waxa kahoreya in dhiiga laga qaado si qofkasta cadaalad uhelo xata yuusuf oo laga yaabo in reerkisi maqanyahay

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs18 күн бұрын
  • wadaadku aadbuu ugu Fogaaday ninka tartiib shiikhow wax Kala reeb Alle ayaa wax oge

    @user-hu7oq6is2d@user-hu7oq6is2d18 күн бұрын
  • Wadadkaan hadlayo oo farax ah makatobadkeni shicanimadi Yusuf kanakadaran hadi aad toobad kenin

    @yussufibrahim-rm6zx@yussufibrahim-rm6zx18 күн бұрын
    • Axmed walal dadku tugsadan lakiin dad iga maqan wa ku qaldanyahay ee icawi haduu dhi lahaa wax dhan

      @nasro7666@nasro766618 күн бұрын
  • Somaliyey ninkan so ninkan ahecada ahay somaaha ama lidilo

    @user-db6pd8yg2m@user-db6pd8yg2m18 күн бұрын
  • Sheeq jisakalah qeer xaqa iyo runtaba wad sheegtay ninkan waa nahab ubareray dumar an dhalin iyo gabdhahodaba si sharcidaro guri kulanolado tana wa dhibkale o ween ilahadana kujiro marka muhiimada waa in leyska qabto wajibkiina lamariyo

    @user-yo9nz4fv3i@user-yo9nz4fv3i18 күн бұрын
  • Iyaga nin meel iska socda ma iska qaadanayan isku ekaansho iyo dna baa jira

    @ayanali4976@ayanali49763 күн бұрын
  • Miya barah bulshad wadad iyo tiifiile nink bay daba boodeen nin ninkan may kum hadlaye

    @hibomaxamedcismaan7039@hibomaxamedcismaan703918 күн бұрын
  • YUUSUF KHALAD MALAHA EE QALADKA WAXAA LEH REERAHAN ISKA KAXEYSANAYA AYAGOON HUBSAN INUU YAHAY WIILKOODA SIMPLE

    @fowzia-hy6fc@fowzia-hy6fc18 күн бұрын
  • Haduu hilibkeda yahay maba inkireen

    @saynab7503@saynab750318 күн бұрын
  • Duuduub IYO ogaysiis soomaaliland IYO wixii soomaaliland kasoo hadlo faysal ayaa ka danbeeyo halaga digtoonaado nin kama markuu Soo hadlaan fahmay shabaab markii lacagtii la waayay war soomaaliyeey si lacag laydin kaga qaadaa LA rabaa muuse juudaan halaga digtoonaado

    @user-ys1pj7ds9d@user-ys1pj7ds9d18 күн бұрын
  • Kuma danbabi karo lkn lahjada Afdher jano ninka maleh Af somaliga Afdheer xita in yar uma dhawo

    @user-lr1gw8tk2h@user-lr1gw8tk2h18 күн бұрын
  • Kkkkkk wuxuu dhahayaa waxa hadalka yuusuf iiga soo baxday inuu ku dhashay oo ku soo barbaaray bakool qansax dheere ...waar wax cad ma haysid.

    @xogtaheesaha530@xogtaheesaha53018 күн бұрын
    • CIIIC!! maxaad ku qosli? waa runtii! EELAAY, weeyaan!!

      @shukri114mohammed2@shukri114mohammed218 күн бұрын
    • ​@@shukri114mohammed2shukri doqon baa ahead weligaa

      @xogtaheesaha530@xogtaheesaha53018 күн бұрын
  • Kada reer jig jiga nahay stand tuugan garan mayno hadii laga warhelo xabsi ayuu KU dhamaysan cimrigiisa

    @bossman1024@bossman102418 күн бұрын
    • Haku dhamaysto wll waa Tuug sharwade ahe

      @user-pl7du6nc8t@user-pl7du6nc8t18 күн бұрын
    • O maxad cabsi u gayn DNA halaga qado kadibna iska so dira

      @hodanc6255@hodanc625518 күн бұрын
  • Kadaab kadaab dhalay baad tahaye ka hadh miskiinka. Daalin baad tahaye

    @hiboxasan7418@hiboxasan741818 күн бұрын
  • Habarta isagoo berbera jooga oo nin weyn ah .. ayaa loo kaxeeyay oo koonfur loogu geeyay...ilaa imika sheekhoow nooma aadan sheegin meesha uu kaga lumay markii hore iyo meesha uu kusoo koray iyo cida soo korisay.....miyaad adigu taas war ka haysaa..waar ilahay ka cabso

    @xogtaheesaha530@xogtaheesaha53018 күн бұрын
    • ADIGA MA TUUGI YUSUF BAA TAHAY YUUSUF DHIIGA DNA DIYAAR U NOQO CID AANLA HUBIN INAA ISKU DNA TIHIIN KALAIYA WAA INAA RAACDAA IANAABA OG INAA YUSUF TAHAY

      @maryan4436@maryan443618 күн бұрын
    • Ninkii diiday DNA Ee yidhi sidaas baan kuraacaya waa beenlow

      @user-pl7du6nc8t@user-pl7du6nc8t18 күн бұрын
    • Waa sax waa inuu ogolaado DNA

      @xogtaheesaha530@xogtaheesaha53018 күн бұрын
  • Laba nin isdagalay xadis isku adegsanaya somalibalaga hela

    @AbdihersiWarsame-kq2wi@AbdihersiWarsame-kq2wi18 күн бұрын
    • Ninkan miskin noloradis ilayshay yab baxarkale lagalin hilo iga ahan dhig laqado dadkii dhalay halo celiyo

      @nasro7666@nasro766618 күн бұрын
  • kuwiinasn diidan in daalimiinta beents wado la wabto wasyo aad u tasgeeraysaan ninkaan umada dhacay oo hadba meel iska fhiibaya

    @maryanigal3349@maryanigal334918 күн бұрын
  • Wadadjan hadlaya warkisu sax mawDa Aha coladbana kamuqata waniman isdagalay howqabanina

    @AbdihersiWarsame-kq2wi@AbdihersiWarsame-kq2wi18 күн бұрын
  • Ninkaan wadadnimada iskumujinaayo so ninki saxabada ridwanulahi caleym caaynayey

    @yussufibrahim-rm6zx@yussufibrahim-rm6zx18 күн бұрын
  • Ninkaan wadadnimada iskumujinaayo so ninki saxabada ridwanulahi caleym caaynayeey

    @yussufibrahim-rm6zx@yussufibrahim-rm6zx18 күн бұрын
KZhead