DAAWO Fahad Yaasiin oo Sheegay Cida Dishay Ikraan Tahliil iyo Qaabkii Loo dilay oo la ogaaday

2022 ж. 10 Мау.
261 764 Рет қаралды

DAAWO Fahad Yaasiin oo Sheegay Cida Dishay Ikraan Tahliil iyo Qaabkii Loo dilay oo la ogaaday
fahad yaasiin,fahad yaasiin aljazeera,fahad yaasiin waraysi,fahad yaasiin waraysi full,fahad yaasiin waraysi qaybtii 2,fahad yaasiin waraysi qaybtii 3,fahad yaasiin waraysi 2022,fahad yaasiin qaybta 2aad,fahad yaasiin waraysi qaybtii 1,fahad yaasiin part 3,fahad yaasiin waraysi 3,fahad yaasiin axmed madoobe,fahad yaasiin ikraan,fahad yaasiin waraysi part 2,wararka maanta,xaliye,somalia,samixa khalil,somali,somaliland,fahad yaasiin xaaji daahir qabiilkiisa

Пікірлер
  • subhanallah waa nin geesi ah oo rabi kaliya ayuu ka baqayaa arin khadar ah oo sir ah ayuu fashilay balse waa haduu noolado. doofaartaan madaxda lagu sheegayo maa laga qaado oo madaxwayne laga dhigo❤️. Allah ha bad baadiyo

    @Unknownuser-nm8bx@Unknownuser-nm8bx Жыл бұрын
    • M.a

      @ilhaaniitamohamett3387@ilhaaniitamohamett3387 Жыл бұрын
    • Aamina qufka wanagsan wax rawo malaha lkn allah aya jacal quf runta kahadlo allah ha dhereeyo cimrigaada allah ha kuxafdiyo Aamiin Aamiin yaa rabi

      @user-et5yy1xr8j@user-et5yy1xr8j Жыл бұрын
    • 😊

      @Sirad-hk5gx@Sirad-hk5gxАй бұрын
  • Fahad waa geesi wax garadka ah hadana gaban jecelna in wadanka hormarkiisa uu ka shaqeeyo soona celiyo sharafta dalka iyo dadkaba lakin qolo xaqa dalka iyo dadkaba dulmeyey ayaa asagana dulmiyey illahow kuwaas soomali kaqabo iyo shisheeyaba aamiin

    @fartunfarahahmed1727@fartunfarahahmed1727 Жыл бұрын
  • Fahad yasin Guuleyso insha allah madax weynaha Somalia ayaad noqon doontaa dadka somaliyeed waa og yihiin in aadan ahayn qabyaaladeyste

    @fadumojama21@fadumojama21 Жыл бұрын
    • OMG watah runtih robleh iyo Alcadalah iyo mahad salad inay dilen gabadhah

      @abobasement346@abobasement346 Жыл бұрын
  • Fahad Yasiin Wllhi Boqor Waye 💝✨

    @duqowcadeofficial7624@duqowcadeofficial7624 Жыл бұрын
  • Sababta Hassan shiikh ugu magacaabey mahad Salaad NISA iyadoon caleemo saarkiiba la gaarin Isla markiiba horey ka weerarey gurigii Fahad Yassin si uu usoo masaxo Wixii xog ah ee ku saabsan kiiska gabarta ee yaalo guriga Fahad. Taasi Waxey ka dembeydey markuu Hay'adii Sirdoonka ee NISA wax xog ka waayey ayuu u cararey bal İnuu wax file ah kaSoo Helo 📂🗃️👀🕵🏾‍♂️🔨

    @jawariguulet4929@jawariguulet4929 Жыл бұрын
    • Wallaahi cadaalad way imaate

      @excarafaad4525@excarafaad4525 Жыл бұрын
    • Waxa uu sheekayo fahad yasin makaa dhadhacay waxuu eedenaya dowladaan oo uu kugadinaaya dambiga asga loohestay aniga sidaas baan kafahmay maxaayelay intuu resal wasaraha uu dabasocday kiiskan kamuusan hadlin hada buu iskudayaays in uu dadka kadhaadhiciyo qaabka uu dilka isharxaayo waa qaab uu kawarhaayo

      @aminad764@aminad764 Жыл бұрын
    • @@aminad764 markuu kahadli lahaa soo raisul wasaaraha macelinin

      @abdirahmanabdullahi9881@abdirahmanabdullahi9881 Жыл бұрын
  • Mashallah Fahad Yasiin, waa nin Caqli badan, inaba Caadi ma'aha Wax la'dhaho Daah gadashiisu Fadhiya iyo waa Mulkiilaha Dowlada, kolay saan u Arkay waayahay Masuul Khatar ah.

    @ciiseileeye4989@ciiseileeye4989 Жыл бұрын
  • Banaadir Channel waryaheeda midkan ah waa wariye aan u qalmin waryanimo. Su'aalaha uu Fahad weydiinayo waa su'aalo 100% lagu maxkamadeeynayo Fahad Yaasiin. Waryahan wuuxuu isu baddelay Xaakim Maxkamadeed, Mana laha nidaam dhexdhexaad oo wariye lagu aqoonsan karo.

    @abdulkadirabdiosman473@abdulkadirabdiosman473 Жыл бұрын
    • Walow ninka uu hortaagan yahay uu geesi yahay ogna wuxu sheegayo laakiin weriye isku sheeggu wuxu udhaqmayaa sida muxaqiq ama denbibaare

      @user-nm4bs9lq2h@user-nm4bs9lq2h Жыл бұрын
    • @@user-nm4bs9lq2h Investigative journalism baa layidhahdaa. Wa wax jira. Wariyaha iyo Fahad ba they both equally played their role well.

      @XalaalSomalis@XalaalSomalis Жыл бұрын
  • Subxaanalaah 😭😭somaaliya waa.meesha lagu qasho dhalinyarada soo kobcaysa

    @lolal4461@lolal4461 Жыл бұрын
    • Cabsi cabsi like move

      @lolal4461@lolal4461 Жыл бұрын
    • @@lolal4461 😂

      @fadmafiicanfiican2470@fadmafiicanfiican2470 Жыл бұрын
    • 😭😭😭😭

      @hananqurux9457@hananqurux9457 Жыл бұрын
  • Ilaahow ku xifdi fahadd🤲allahuma aaamin

    @maryanmohamud4324@maryanmohamud4324 Жыл бұрын
    • siilkaaga uraya maydh qarmuun dadkuu laayay dad bay ka dhasheen hadii adiga aanay ku dhibayn dadkii ay ka dhasheen way dhibaysa

      @omardhaanto4021@omardhaanto4021 Жыл бұрын
  • Alle cilmigaga iyo caqligaaga ha kuu barakeeyo

    @cabdinuurallaale6249@cabdinuurallaale6249 Жыл бұрын
  • Ilaahow soo qabo rooble baahane iyo mahad maafiyo soo qabo fahad geesi alow cadowgaga jabi wiilyar oo wadani ah masha alah

    @maryanmohamud4324@maryanmohamud4324 Жыл бұрын
  • Allah ha u naxristo gacan ka xaq daran ayaa dishey wllshen mcn🤲🤲🤲🤲😭😭

    @zainabmursal6954@zainabmursal6954 Жыл бұрын
  • Fahad Yasiin aragiiysa maanta ayaa igu horeysaa iyo aqoontisa he the best one has ever had a good interview he’s honest the wariha too. Thanks again

    @adanibrahim1121@adanibrahim1121 Жыл бұрын
  • Fahad never lies!!! Simple point, evidence and explain ! Keystage 2/3! He isn’t just vibes and autocracy! He is transparent and reliable, compared to my adeer roble bahaane iyo wixii jajuusyaal! ❤️🇸🇴 fahad Illahi khair ha ku siiyo

    @hussenmohamed474@hussenmohamed474 Жыл бұрын
    • Beenaale 100% fahad and you

      @salmaansomali5789@salmaansomali5789 Жыл бұрын
    • he is narcissistic and pathological lair who the hell believe such an idiot man. If he is telling the truth why didn’t he tell soon when the prime minster rooble provokes his xildhibaan nimo. Why didn’t he say something while he was struggling his position because he thought farmaajo will be back in the office and he was thinking he start there killing some more people. So now that he released he will not coming back what so ever , then he trying to put he case to someone’s else. We as people of Somalia refused that. Ikraan needs justice for her case. Fahad thinks he can get away with ikraan case but he will be in court and will be punished for it.

      @lulali6059@lulali6059 Жыл бұрын
  • Fahad yaasiin illahay ha xafido

    @safamarwa3597@safamarwa3597 Жыл бұрын
    • Dilaaa ilahey ma.xadido ee bisharadisu waa dil.

      @abdirahmanmohamed5908@abdirahmanmohamed5908Ай бұрын
  • Masha allah geesi ee guuleeso

    @nasromohammed4202@nasromohammed4202 Жыл бұрын
  • Wow, interview of the year, so calm and collected. No facial expressions, he is a very intelligent man. 👌

    @mariamasiyah1850@mariamasiyah1850 Жыл бұрын
    • 1

      @bdhafrafr9589@bdhafrafr9589 Жыл бұрын
    • What kind of intelligent is he? He already said he didn’t had any education what so ever call of NISA, he is only journalist before, journalists for working qadar. He always lying, if he is telling the truth why didn’t he talk about before. Hada oo uu ku sheegayo quf an waxba caseka ku laheyn ayuu rabaa inuu indhaha ku wareejiyo. Markii intaan dhan dhaceeysey ee laga qaayey xilka ee dhibka loo geeysanayey ee keeyska lagu heeystey maxuu u hadli waayey Hadii uu run sheegayo. Beenloow beenloow fahad yasiin, Hadii uu intaas ogyahay maxuu u sheegi waayey markii keeyga maxkamda la geeyey keeyska ikraan oo maxuu u ogolaadey in maxkamda ay dhahdo fahad keeyskeeda shaqo kuma lahan ayey maxkamada sheegtey kadibna farmaajo ayaa u magacaabay lataliyahiisa qaaska ah.

      @lulali6059@lulali6059 Жыл бұрын
    • Wareysiga si fiican u dhageyso wlshey dag dagga ma fiicno

      @abdirahmanabdinasir1602@abdirahmanabdinasir1602 Жыл бұрын
    • @@abdirahmanabdinasir1602 waa ba u dhageeystey ayaa ba waliba dhameeystey, aqli goriilahaas inoo sheegi maayo Fahad. Fahda gabadh asiga ayey ku maqan tahay iyo rag kale uu ogyahay ee nisa la ahaayeen ee ha sheego naac naac nimadaas iyo mari habaabintaa meesha hanalaga tago. Markii meel waliba laga soo xir xirey ayuu hadal been ah meesha la imaadey. Maxuu u sheegi waayey intii gursigiis lagu dhaganaa ilaa doorashada looga adkaanayey farmaajo iyo intii uu islahaa waa ku badbaadi doontaan ayuu la aamus naa dantiisa oo meesha ka baxdey. Fahad waa gacan ku dhiigle maxkam na waa la soo saaridoonnaa

      @lulali6059@lulali6059 Жыл бұрын
    • @@lulali6059 ninkan ama journalist ha noqdo ama cilmi kale ha bartee Shaqadii loo dhiibay wuu ka soo ifay fahad wuxuu ka aqoon badnaa nin mr digrii haysta waxa daliil u ah in soomaaliya 10ka u horeeyo aynu sirdoonka ka gashay markaa lama xaqiiro dadka fahad maadaama qaranka sifiican ugu soo shaqeeyay Shukran ayuu naga mudan yahay

      @fatumali4500@fatumali4500 Жыл бұрын
  • Fahad guulayso Cadowga somaliya hajabo cadowga muslimiinta hajabo mooryaantu hadhacdo dabadhilif hadhaco cumar geelle hadhinto kuwuu ku adeegto hadhintaan uhuruu hadhinto Aammiin dhaha somaliyeey

    @user-nm4bs9lq2h@user-nm4bs9lq2h Жыл бұрын
  • Qaladkii ugu waaynaa oo Farmaajo inuu raysalwasaare Rooble baahane u udoortay 💯 Fahad Yaasiin waa geeesi😭❤️

    @cudoonali865@cudoonali865 Жыл бұрын
    • Ilaahay baa qadaray wllo😊

      @cabdikariimnuur518@cabdikariimnuur51823 күн бұрын
  • Hadii aaqriri la xasuusan yahay inta la tuhmayo Ilaahay ha lagu dhaariyo soomaalina aamiin ha u dhahaan maalin ma noolaanaayo

    @xilwaxaaji7414@xilwaxaaji7414 Жыл бұрын
  • Allah dhagartooda haka qabto Allahuma aamiin. Gabadha cidii dishay halasoo qabto Ikran tahliil ehelkeeda cadaalad beey rabaan Allow soo qabo dhagar qabayashii dilay gabadha. Allah ha u naxariisto janatul fardow aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin Samir Allah ha idinka siiyo gabadhiina

    @jamiilanuur2007@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
  • Mansha allah fahad allah ku xafido🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    @fatimasalad8325@fatimasalad8325 Жыл бұрын
  • Illahay hadaan kacabsato markaan dhageystey hadalka fahad yaasiin hadalkiisa 💯 waa run waayo maxa loodiidey in uu hadlo maxa loceliyey maxa maxkamada loogu diidey in uuhoryago ileyn qof aya nagamaqneyd islamarkiina waa lacasiley.somaliyeey qabiil waxba iitarimaayo hawiye wala hiraab.hadalka daganaan kudhageyso kadibna dib uraac waxidhacay.

    @zainababukar6077@zainababukar6077 Жыл бұрын
    • Ikraan Cadaalad Bay Rabtaa 😢

      @duqowcadeofficial7624@duqowcadeofficial7624 Жыл бұрын
    • @@duqowcadeofficial7624 way ubahantay lakiin waa laqbiileyey

      @maryamaibrahim5420@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
    • Qof dhiig islaam qabo sidaan umahadli karo

      @mihiyojelle4727@mihiyojelle4727 Жыл бұрын
    • @@mihiyojelle4727 subxanallah qali ragan kale wadahirtay xaqana alla of meeshu jiro xamar horay uga dhacday nin saxiibki diley hadana habeyn Io Malin radon jiray sirdonku sosaray Marka rabi haso Saro midkastoy kumaqantahay rooble nabadonkii abtigi ahaa ee kaxda asaga kadanbeeyo laha Tanya Raba haya hanoo ifiyo aamiin

      @maryamaibrahim5420@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
  • Nin kan fahad Yasin wuxuu u egyahay daacad balse allah baa xaqiiqda Og

    @qandajama5097@qandajama5097 Жыл бұрын
  • Allaha ku xafido wll fahad Libaax🦁

    @salaxxabiib2266@salaxxabiib2266 Жыл бұрын
    • danbiga waad la qabtaa wuxuu dad dilay ilaahay umada handing ka qabto

      @omardhaanto4021@omardhaanto4021 Жыл бұрын
  • Illaahay fahad waa aturay wixii dilay Rooble munaafaqnimadu way ka muuqataa ilaahow rooble hablihiisa dayac wuxuu umada la dhex socdo alle isaga haku celiyo

    @fatumali4500@fatumali4500 Жыл бұрын
    • Gada wll iyagu danbi hadeysan galin ka waran wxu abahood sameynaya aysan ogeyn tusale manta hdii aad aragto abaha oo adiga ku wngsan waji ficana aadku ogthy blse khain ah hdana dadku bunbuninayaan mxad sameyn laheyd

      @abdihakimhusen9784@abdihakimhusen9784 Жыл бұрын
  • Geesi geesidhalay waasirdoon dhaba anaagabuutiyaana waxaan kara jawaabay du alaha fahad yaasiin qarandumiska sida Roole ookala igadhe

    @yuusufmaxamad2844@yuusufmaxamad2844 Жыл бұрын
  • Qof kasta oo caqli u saaxiib ahi wuu fahmayey In hawshaas reysal wasaaruhu ku lug leeyahay

    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 Жыл бұрын
  • waa interview ugu xiisaha badnaa ee aan dhageysto Nolosheyda waxaa ka muuqata fahad inuu yahay Ruux dagan oo isku kalsoon Edabsan hadana Geesi ah xaqiiqda na ka hadlay

    @mohamedmohamed-sl1tf@mohamedmohamed-sl1tf Жыл бұрын
  • I spend more than 50 hours he s the one I can trust him tanks fahad Yasiin iyo wariye too

    @adanibrahim1121@adanibrahim1121 Жыл бұрын
  • arinta wey Iska cadahay, ikran ilaahey ha u naxaristo qabrigeda ilaahey ha u nuriyo. Balse kuwa falka gayste haku darsadeen xisaabta in labo maxkamado ey jiraan, 1 waa mida adunka 2 waa mida rabbi, ilaahey hortisa ayaa lagula xisaabtimi mana foga inshallah.

    @muhaadaayo9467@muhaadaayo9467 Жыл бұрын
  • masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 ♥ ❤

    @deeqoahmed7878@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
  • Caqliga iYo cimriGa alle Hakuu BarakeeYo Mr FahaD Yaaziin♥️

    @guleithhazzan6109@guleithhazzan6109 Жыл бұрын
  • Waa wadan yaab leh somaliya qofkii wanagsan lagu dilayo nin iyo naagba 😭😭😭

    @jamiilanuur2007@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
  • Allha kuxifdiyo fahad yaasin

    @idilmaxamed6710@idilmaxamed6710 Жыл бұрын
  • Absolutely he is very very intelligent man woow

    @ismailseed5026@ismailseed5026 Жыл бұрын
  • waxaan filayaa in fahad warkiisu runtahay markaad fiiriso qaabkii loola dagaale

    @salmaanabdulahi2967@salmaanabdulahi2967 Жыл бұрын
  • Waxaan umalaynayaa sides uu uwaramay inay saxtahay macadamia mahad salad industry dilly Gabadhaas

    @abdikaxiinabdulle4238@abdikaxiinabdulle4238 Жыл бұрын
  • illaahayow ku xifdi fahadow akhira iyo aduunba

    @sharmakezakaria3517@sharmakezakaria3517 Жыл бұрын
  • This man worth a precedent somalia

    @adanibrahim1121@adanibrahim1121 Жыл бұрын
  • Amiir fahad waaaw nolow geesi

    @sadiaismail803@sadiaismail803 Жыл бұрын
  • Waw brave ,intelligent person fahdi yassin keep going and take care bro

    @aishacuud3051@aishacuud3051 Жыл бұрын
  • The lagend of somalia fahad yasin😍😍

    @excarafaad4525@excarafaad4525 Жыл бұрын
  • What a very intelligent person

    @salatabdirahman4880@salatabdirahman4880 Жыл бұрын
  • Rooble iyo fahad fahad baa masuul somali yeed ah allah ha xafido aamiin aamiin yaa allah

    @amaldirie6901@amaldirie6901 Жыл бұрын
  • Allaha kuu barakeeyo caqliga iyo cilmiga ba

    @maamerageedii1539@maamerageedii1539 Жыл бұрын
  • Imaratka Iyo Kenya Wye 👌

    @duqowcadeofficial7624@duqowcadeofficial7624 Жыл бұрын
  • Cadey kale uma bahna qof danbi lyhyesti I dalka lodiiday de inu bila danbi yahay ayala ogyhay roblle mahad salad oyo alcadala hala xiro cadalada ahala keeno!!

    @fuaadabdalle7331@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
  • الناس يرمون الأشجار المثمرة أما الشجر العاقر فلا أحد يرميها Geedka miraha leh ayaa la tuuryeeyaa laakiin geedka am miraha dhalin cidna ma tuuryeeyso

    @aliadam4699@aliadam4699 Жыл бұрын
    • صدقت

      @najuzpt1414@najuzpt1414 Жыл бұрын
  • Allaah rooblaaa balaaya kugu dhacdey cunugtii nafteedii uu ku qamaarey bala ku daftey.

    @safiaafrah1248@safiaafrah1248 Жыл бұрын
  • Cabdirahm iyo Profasorka Bilash Uma dihin Fahad Wa Nin Garaad Weyn

    @positiveandfunny4332@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
  • Manshallah

    @aminohassan3994@aminohassan3994 Жыл бұрын
  • Beeshaasi waxaas iyo wax ka daran oo aan la ogeyn wey ka geysteen waxayse la yihiin ilaahay moogiye qaran la xisaabtamo balse waxay wadaan oo qiyaano ah allaa ka weyn Abgaalse wali ma baran reerkaa soomaali oo dhan kala reebay 💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    @ayub_king2885@ayub_king2885 Жыл бұрын
    • Naa cuqdad baa ku dishay nacdyahay tuugan asiga wax dilay

      @YusufYusuf-ut5gu@YusufYusuf-ut5gu Жыл бұрын
  • Wlhi garaad iyo aqoon isku darsady iyo kalsoni ilahy haku xafido wll fahad geesinimo kugu dhamatay

    @qadarcali9304@qadarcali9304 Жыл бұрын
  • Nin la leyahay gabar ba lo haysta hadana la xanibayo mogdishu lo didayo iyo inu hadlo yab qofki aqli leh xagas ayuu kala soo baxi kara arinka

    @gacaltoyofamily1362@gacaltoyofamily1362 Жыл бұрын
  • Nìn khabiir ah weeya fahad oo hakiisu ku qancinaayo allaha xafidofahad

    @diamondmohamed1468@diamondmohamed1468 Жыл бұрын
  • Nolosha maxay geesi duugtay (qarisay) Xazid iyo nacabna darajo siisay😥 Run ahantii qofkii wx garad ah hadalada fahad yasiin waxba ugabaxaya tedakle qof dil iyo dhipato kulugleh inusan sidan uhadli karin wlhi wayo qalqal iyo been inta uu radinaya ayapa waqti ah Yaaa soo farisiya madax isku shegyasha wadanka qaripay oo suaalaha sidan aan pause ka lahyn waydiya labo kalmad iskuma racinlahayn 😏 Fahad sawapta dalka logu ogalan wayay inu kuso laapto asago danbi dusha lagasary ayaaba jawab idin ku filan somali maxamedy. Allah wa cadil waynu sugna cadalada allah i.a wabilahi tawfiiq

    @ehluquraan859@ehluquraan859 Жыл бұрын
  • Ilahay haa u naxarizto

    @zeytunosman4944@zeytunosman4944 Жыл бұрын
  • I like the way Fahad thinjs

    @aliissa6739@aliissa6739 Жыл бұрын
  • Gesi lama qariyo masha allah

    @bishaaroshariifmacruuf4651@bishaaroshariifmacruuf4651 Жыл бұрын
  • Rooblow Nocas Mad Ahyd 😢😥

    @duqowcadeofficial7624@duqowcadeofficial7624 Жыл бұрын
    • Cadeen ayaa weli loo baahanyahay

      @nasromohamud2625@nasromohamud2625 Жыл бұрын
  • Alow kuxafid masha allah 🙏

    @sucdimaxamed2850@sucdimaxamed2850 Жыл бұрын
  • Kenya 🇰🇪 iyo imaradka

    @cadnanmowliid1205@cadnanmowliid1205 Жыл бұрын
  • thank

    @aminohassan3994@aminohassan3994 Жыл бұрын
  • Rooblle iyo gangskisa aya dilay gabadhan qofki aqli leh wow ogyahay!!

    @fuaadabdalle7331@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
  • Fahad Yaasiin guuleyso waligaa 💙💙 Mooriyaan Rooble iyo Mooriyaan Mahad butcher ilaahay ha indinka qabto dalka

    @mahdibahdoon9742@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
    • Fahad Yassin Hajji Dahir Guuleyso Waligaa Hadad Dacad Tahay

      @bashirkacabdulahi57gm74@bashirkacabdulahi57gm74 Жыл бұрын
  • Way cadahay inay emaraad iyo kenya kadambeeyaan Ilaahow cadowga naga qabo

    @khalifmukhtarmohamed7920@khalifmukhtarmohamed7920 Жыл бұрын
  • Taliye fahad yaasiin iyana lagu masha qulin warka wuu cadeyay wallhi

    @user-ho1bq6mb6l@user-ho1bq6mb6l Жыл бұрын
  • Waan dhageystay

    @faadumamohamed3944@faadumamohamed3944 Жыл бұрын
  • Guuleyso mundane fahad yaasiin cadawgaada hajabo farmaajo guuuuul

    @kelciaaden2488@kelciaaden2488 Жыл бұрын
  • Ilaa 91dii asay umada ulaynaayaan war hawiyaha kaloow illahay inta kacabsatiin dhiiga muslinka laga gelayo oolaqarinay oohadana la inku owrkacsaa yaahawiyaaheey joojiya hg illahay dadkacabsa maaha xamarna ayagay kadagiladahay war kahara warjooga dulmiga la iskuma taageero fahadoow warkaada waa xaqiiqsaday hawiyana waa ahay

    @sahrakiin2438@sahrakiin2438 Жыл бұрын
  • Warka waa cad yahay walahi Subhanallah gacan ku dhiglayal dadka ku dhax jira iskaga dhigaya umada somaliyed inay uu adegayan

    @gacaltoyofamily1362@gacaltoyofamily1362 Жыл бұрын
  • HEEEEEEEEEEEEE SEWEEEEEEEEEEEEYE

    @user-dj6di5be4h@user-dj6di5be4hАй бұрын
  • Subxaanallah

    @axlamqueenofbaidoaonelve8059@axlamqueenofbaidoaonelve8059 Жыл бұрын
  • Wlh blh tlh xaqii baa dillaacay subxaana allah

    @khalifmukhtarmohamed7920@khalifmukhtarmohamed7920 Жыл бұрын
  • Nin danbi loo haysto hadana ladiidanyahay inuu wadanka yimaado Taasaaba cadayn ah

    @samayntafadhiyadadibada2534@samayntafadhiyadadibada2534 Жыл бұрын
  • Fahad haduusan wax ka ogayn howshan ninka ha lagadaayo dhibka wadankiisa xoriyo ha ugu noolaado soomaalida way isku xoog sheegataa qabiilkiisa oo laga badan yahay baa loo baacsanayaa habargidir oo afar qofa isla dishay waatan la dhahayee maa la cayrsado xasan sheeqow aaqirada ilaasho umada kala maslax please

    @xilwaxaaji7414@xilwaxaaji7414 Жыл бұрын
  • Wa nin aad u caqli badan wuna is hubaa really that is great qofka caqli badan waxa lugu garta cadeymo ayu la hara waxbu isku ogahay bilash uma hadlin?????!!!!!!

    @saaidahmed2817@saaidahmed2817 Жыл бұрын
  • Somalia cadaalad bey rabtaa 🙆🏻😫😭

    @liibaanibrahim2507@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
  • Dilaa khaa in ah baad tahay ee fidnaad tahay ee ummadda Islaamka meel ka fadhiiso , Ilaah baa adiga ku xukumaayee , haddii aad adiga ahayn ee aad wax ogtahay mar horaad sheegi laheyde .

    @user-ph3qf9qy7f@user-ph3qf9qy7fАй бұрын
  • Allha ayaa og waxii jira balseh waa kiis culus

    @aaminocali7586@aaminocali7586 Жыл бұрын
  • Fahada. Wagesii. Cadaga. Alha. Kahayo. Wallo

    @burhaancabdiKidhoole@burhaancabdiKidhoole10 күн бұрын
  • May Allah rest her soul in Peace

    @aliissa6739@aliissa6739 Жыл бұрын
  • Wll hadane inaa sheegto ma aheyn inleee wali dowlad nimada rajo aya kaqabnaaye Wlhi sidan ucabsaday horay uma cabdi xitaaa anigoo dhihi jiray wixii wanaaga ina qabto waan u dhiman karaa lkn dal sidan ah miyaa loo dhiman karaaa allow nabad baadi

    @josephcarl3164@josephcarl3164 Жыл бұрын
  • Kenya 🇰🇪 iyo Jabuuti miyaa

    @abdinurmahamed3147@abdinurmahamed3147 Жыл бұрын
    • Adaa dhahay Ani Ma dhihin🤣🤣

      @beerdilaacsheofficial1129@beerdilaacsheofficial1129 Жыл бұрын
    • @@beerdilaacsheofficial1129 lol 😂

      @abdinurmahamed3147@abdinurmahamed3147 Жыл бұрын
  • Fahadow arinkan allah run haka dhigo haddii cadahay shekadan

    @qadarcaaqil7020@qadarcaaqil7020 Жыл бұрын
  • Cabsi cabsi waaye wlahi yaala aaminaaaa Soomaali xaqa allaha tuso

    @deeqa5929@deeqa5929 Жыл бұрын
  • Fahan yaasin geesi qaran🤝😍😍😍😍

    @nimcomuhumed3838@nimcomuhumed3838 Жыл бұрын
  • الله يرحمه ويغفر له الصومال

    @nazriinisse8197@nazriinisse8197 Жыл бұрын
  • Geesi geesi dhaley maashaa Allah usheek tuuuuuuukta tuuuuuuukta dhashey nacalaa kutaale rouble baahane marbaa lasookhabanaa xakhena hadii afka laga xero feeruhuu kadilaacaa fahad yaasiin guuleyso mundane marbaa d guuleysan doontaa

    @kelciaaden2488@kelciaaden2488 Жыл бұрын
  • 😊

    @FaysalX@FaysalX20 күн бұрын
  • Ww m.a Aboo Guleyso 💯🥰💯

    @IbrahimAbdiIbrahimAbdi-gl4mc@IbrahimAbdiIbrahimAbdi-gl4mc Жыл бұрын
  • fahad yaasiin guulayso insha allaah madax wayne ayaad noqon doontaa

    @poiuuiop2160@poiuuiop2160 Жыл бұрын
  • Illahay baa xaqa og lkn fahad hadalkiisa run buuu u egyahay

    @fardosodiriye3074@fardosodiriye3074 Жыл бұрын
  • Wariyihii ugu xumaa ebid aa fiirsaday interview giisa waaye kan, halkii suaal uu sadex mar weediinaa, kucelis waaye interview gaan ee wariye abdihaafid haloo balamiyo ninkaan

    @ifraahifraah9731@ifraahifraah9731 Жыл бұрын
  • Subxaana LAAH

    @josephcarl3164@josephcarl3164 Жыл бұрын
  • Ninku maweriyaa mase waa denbibaare

    @user-nm4bs9lq2h@user-nm4bs9lq2h Жыл бұрын
  • Imaaraat iyo Kenya lawada dawlad

    @abdurahmanabduqadir153@abdurahmanabduqadir153 Жыл бұрын
  • Walee dhiig isma qariyo 😭😭😭

    @hananqurux9457@hananqurux9457 Жыл бұрын
  • Gesi

    @maxedshabcaan794@maxedshabcaan794 Жыл бұрын
KZhead