Sidii Qoone iyo Qoslaaye ay u qorsheeyeen dilkii Kaabax - Intaan ayay ku jirtaa sheekada hororka ah.

2024 ж. 16 Сәу.
179 493 Рет қаралды

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер
  • Liban Aya inkiraya inu YahaY MasKaxdii Io Hindisi hii Ka DambeYaY Dilikii Allaha Unaxaristee MarXuum Abukar Inta Ila AragtaY Like Haiga Ilawin.✌️

    @user-cs8wy9pj5r@user-cs8wy9pj5rАй бұрын
    • 10:49

      @adoontiialea@adoontiialeaАй бұрын
    • 11:05 11:07 11:08

      @adoontiialea@adoontiialeaАй бұрын
    • Libaan Bini Adan Uu Dilo Iska Daye bisad Xitaa Musan Dilin Waa Ciyal mama

      @mcbahdoon5073@mcbahdoon5073Ай бұрын
  • Ciqaabkaad masaakiinka mariseen mid ka daran alle idin marsii 😢😭

    @ssimanumumustaq7148@ssimanumumustaq7148Ай бұрын
    • Aamin 😢😢😢

      @Aishaabdullahi-gj7lf@Aishaabdullahi-gj7lfАй бұрын
  • Marxuum weeye adinkuna naxariis arkimay saan mujrimiin Rabiyaw umada kaqabo shacabka masaakiin taa

    @maryamadirie8722@maryamadirie8722Ай бұрын
  • Qiimaha Somalia hadaa garan laheyn, qabiilkeena Somali noqon lahaa kawaran Jannada Ifka SOMALIA see ahaan laheyn. Waxaa noqon laheyn taajiriin😢😢😢😢😢😢Dhalinyarada la mashquuliyo😢😢😢

    @Qabiilkeenu.Somali@Qabiilkeenu.Somali9 күн бұрын
  • Alla naxariis daranaa illaaheey idin cadaab.waa inaysan ka harin marxuumka kuwa maleegay dilkiisa iyo kuwa fuliyeyba

    @cafifanuur1950@cafifanuur1950Ай бұрын
  • QOSLAAYE IYO TEAMKIISII ILAAHAY INKAAR HAYDINKU RIDO 😢😢😢

    @muxiyadiin426@muxiyadiin426Ай бұрын
    • اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲 Kooxdaas iyo inta la mid ahbo lacnada RABIGAYGA haku rido akhira iyo aduunbo haku ciqaabo balo ALLAHAYGA haku rido o masiibo haku habsato RABIGAYGA awoodiii Insha ALLAH☝️Marxuumkana RABIGAYGA ha u naxriisto🤲💔😓😭

      @riixaanriimaas@riixaanriimaasАй бұрын
    • @@riixaanriimaas dulmigu waa wax aad uxun wllhi😭

      @muxiyadiin426@muxiyadiin426Ай бұрын
    • @@muxiyadiin426 aad u weyn RABIGAYGA SUBXAANAHU WA TACAALA wuxuu dhahay dulmiga waan xaaraam ee ha is dulminina somalina 33 is dulooyeen oo is dulminoyiin midba mid ka awooda bdn si qaas ah mid ka qoriga & maamulka haayo dadka kale ee maatada ah ayu ku dhibatayna ani ma aqaano dalkaan iyo dadkiisa meelay u socdaan RABIGAYGA ha na amaansado si qaas ah inta aan dad dhibynin kuwa kalana ciqabtoda aduunka halagu soo dedejiyo akhirana ha u danbayso Insha ALLAH

      @riixaanriimaas@riixaanriimaasАй бұрын
    • 😅😅😅😅😅😅😅 Wey kasoo go'dey u fahmey naag ku heysa arkaye car qoslaye hala toogto walahi somali inta badan wey bahalowdey salansare wll

      @nihaalbiintuilyaas2442@nihaalbiintuilyaas2442Ай бұрын
    • ma naagtiii tiri Xasan sheikh gacanteeda ku dilayaa hadii qoslaayo la dilo

      @H.Hassan@H.HassanАй бұрын
  • Views raadis a noqoten wxxan wa dawanay umada benta daya

    @HOREUSOCO@HOREUSOCOАй бұрын
    • Sax wax cusub mahan

      @hidaelmi4545@hidaelmi4545Ай бұрын
    • Hadey run shegan waereysiga qoslaye .maxaa loo qarinaa

      @mohamedxaaji8609@mohamedxaaji8609Ай бұрын
    • @@mohamedxaaji8609 sax waye ha kenan qoslaye o la waresa si dadka u qancaan

      @HOREUSOCO@HOREUSOCOАй бұрын
    • @@mohamedxaaji8609sax views raadis waye waraysiga qoslaye sugaye aniga unlike u saaray hhh bilayada beentoda

      @nafisaahmed9190@nafisaahmed9190Ай бұрын
  • Sxb wareeysi Qoslaaye rabnaaa

    @abdirizack4066@abdirizack4066Ай бұрын
  • Please 🙏🏽 maxamed kaabaxoow nimankaan ha cafiyin walaalkaa in aad u hiilinlahayd buu rajaynaayay 😭😭

    @user-co4yl1yt9q@user-co4yl1yt9qАй бұрын
  • Waxaan nacasiinta ah hala wada toogto wajigooda halaga qariyo shacabka Somalida

    @madaxsareofficial9520@madaxsareofficial9520Ай бұрын
  • SNTV oo ah Tv qaran ismaan laheyn Views raadis awgeed ayaa muuqaal hore aan daawany dib losoo jar jari doonaa😂 war yaa ilaahay yaqaan meeshaan ma midbaa ilmaha caanahooda ka raadsada😂

    @lafaHore@lafaHoreАй бұрын
    • Damjadid 😂

      @zubeyr_abdi@zubeyr_abdiАй бұрын
    • Wax cusub sugayay😂😂

      @cawoxasan9272@cawoxasan9272Ай бұрын
    • Kkkkkk

      @weirahnetas2402@weirahnetas2402Ай бұрын
    • War ila hda wa yabanhy wlhi😂😂😂

      @Wiil_hoog...@Wiil_hoog...Ай бұрын
    • Qaabkanad wx u wadaan mha TV Qaran qaabkiisiye qaabdaradan wxka badela warla,qabaana xiiso male😢

      @MmiMmi-ih7hh@MmiMmi-ih7hhАй бұрын
  • Qoone iyo qoslaaye waxaa kamudan dilka liibaan haduu kadanbeeyay qorshaynta

    @user-jv3od9si7k@user-jv3od9si7kАй бұрын
  • Scw

    @Raxm0Cali-kb3bq@Raxm0Cali-kb3bqАй бұрын
  • Iy❤❤❤❤❤

    @user-md8vg2sq5e@user-md8vg2sq5eАй бұрын
  • morryaantii horaa dhashay kuwaan waana jiilka cusub ee soomaalida

    @mohamedadowadan325@mohamedadowadan325Ай бұрын
  • Waxaan sugnaaba waa fulinta xukunkii maxkamadda

    @ismailhji@ismailhjiАй бұрын
  • Libaan ka halagudaro toogasha han ladedajiyo dikooda xanadhiinka halatooto 4 toogata waa moorayaan dad badan cuna

    @user-qh6gi6yk8i@user-qh6gi6yk8iАй бұрын
  • Wax wada cabtoy ah aya cidan noo eh war kuban wijigena halaga hor qariyo ciyow balayada

    @maryammoalem6280@maryammoalem6280Ай бұрын
  • Subxallah Allaha

    @fadumobarseye6084@fadumobarseye6084Ай бұрын
  • 😢😢😢😢

    @ZamzamAbdiwali-il4iw@ZamzamAbdiwali-il4iw3 күн бұрын
  • Nagadaya war cusub nuukena

    @Raxm0Cali-kb3bq@Raxm0Cali-kb3bqАй бұрын
    • Toban saac diyaar waayay

      @user-zj8sp6rh1j@user-zj8sp6rh1jАй бұрын
  • waxaan aad soo duubteen waan daawanay ee waraaysiga taliye qoslaaye noo soo daa mise xog baa jirta dowlada samaaynaysa oo uu sheegayo

    @mohamedfarah7492@mohamedfarah7492Ай бұрын
  • Taleefoonaa loodhiibaa kanleh waxba makala oga sidii ruwaayadii buu meesha ujoogay

    @sadiaisse2176@sadiaisse2176Ай бұрын
  • Hooyadiin wasee views keliya miya rabtiin waxan dhan muqalki hore 1:30 soconayaa ku dawanayee😡😡😡😡😡nacala idin dhaly ina views ku helosiin arintaan malmahana aragteen mrkasa wxa hore ufiirsanay noguso celineysiin

    @Wiil_hoog...@Wiil_hoog...Ай бұрын
  • NINKA CIDA SHIRQOOSHAY WAA XASAN NiNKA LA IDHAHDO KA DABO WA MAXAMED CADAWE QOONE WAA XIDHIIDHIYE MIDA KALE CIDA DANBIGA LEH WAA QOSLAYE IYO LIBAAN INTA KALE WAA ISKU DANBI FROM SOMALIland 😢😢😢😢😢

    @user-bq4xj3zc3w@user-bq4xj3zc3wАй бұрын
  • Libaan iyo qoone qoslaye Hala dilo ninkan xasan iyo yasin xabsi cimriga haku furto haloo dhigo wiil maskiin ah oo mustaqbal fcn lahaay ayeey nafta dhaafsiyeen Alle nafta haidin dhaafsiyo waxuushye😢

    @abdifitah.@abdifitah.Ай бұрын
  • Qoone Caadi Maaha Waa mooryaan weyn 🇸🇴

    @MaxamedXasab@MaxamedXasabАй бұрын
    • Mooryaanimadiisa maxoo kafaaiday mardhow tiirka lageenaa nacaska

      @juwamahamud9961@juwamahamud9961Ай бұрын
  • Alle heydin cadaabo qoslaye and Qoone xasan

    @DuniaIsmail-of1oe@DuniaIsmail-of1oeАй бұрын
  • Ka xaab xaabiya hee dilaayoow dilbaa ku danbeeyo xaq uma lahan in ay sii noolaadaan waxaan qamri iyo balaayo intay ka so dhargaan dadka iska laynaayo hala toogto waliba si dhaqsi ah

    @Mukhtaar2004@Mukhtaar2004Ай бұрын
  • Waxy ila tahy qebo badan oo kuwa ka darn in wali jirn wa sida ku fakiray markan hadlkoda dhuuxay kuwn si darn halo ciqobo oo ay kuwa kale ku fakiri dona ka argagaxan

    @CiiseHaaji765-zl2yn@CiiseHaaji765-zl2ynАй бұрын
  • War wax umad loo sheegi karo maaha dariis dowladed ayaan xiranahay hadana umadaan kubaadaa suura galmaaha halalaayo

    @MaxamedSanka99-qm6mg@MaxamedSanka99-qm6mgАй бұрын
  • Markii ay isku dhaceen mahad salaad wkawaanle iyo Xasan culusooe dhiiqo, oo mahad MADAXTOOYADA mahad weeraray aa mahad salaad ku xumeyn HG la soo fashiliyey. Dambiga intaan ka weyn. Dugaag dowlad ma noqdo.

    @AncientPharaoh@AncientPharaohАй бұрын
    • Adeer hawiye ninkii dowlad kasugo asagana cirka roob ku og

      @abdikariimahmed9479@abdikariimahmed9479Ай бұрын
  • Naagaa dhalay waxaas wasakhdaa dirty people

    @maryamadirie8722@maryamadirie8722Ай бұрын
  • Ragan nin dhan nftiisa iyo xoolihiisii baa ku maqan.

    @sahroabdi@sahroabdiАй бұрын
  • war waxaan waa waa dadkii dilay marxuum kaabax hala toogto sida ugu dhaqsiyaha badan waaxay reasonka muuqaalkaan !!!!

    @abdiladiif1745@abdiladiif1745Ай бұрын
  • Waxaa fiican iyagana inta aan la dilin inii bac lugu ceejiyo dhamaantood

    @user-jv3od9si7k@user-jv3od9si7kАй бұрын
  • Subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭‼️ somali inkaar baa ku dhacday subxaanallaah ‼️⁉️😭

    @Shin-wu4mi@Shin-wu4miАй бұрын
  • Sidii muxaadaro ayaan u dhagaystaa mucjisadaan

    @user-co4yl1yt9q@user-co4yl1yt9qАй бұрын
  • Sidan waa dhaqan yahuuded subxanalah

    @user-ct3jh2iz2k@user-ct3jh2iz2kАй бұрын
  • ax ilaahay hawiye qabyalada iyo is jacaylka ha baro wiil la dhashay sidi shisheeye u dileen 😢ax ax

    @UmaAhmedMacan@UmaAhmedMacanАй бұрын
    • Kuwan yeeyihin wilka kalana ma isla abgaal baa

      @somaliqueen3346@somaliqueen3346Ай бұрын
    • @@somaliqueen3346wa abgal iyo habargidir

      @UmaAhmedMacan@UmaAhmedMacanАй бұрын
    • Hawiyaad ku waalateen waxaa iyo wax ka xun ayaaa ka jiro meelaha aad joogtaaan ee hawiyaha waxiisa banaaka ka uu keenay ee somali wax isma dhaantaaan.😢😢😢

      @Happy-go-l@Happy-go-lАй бұрын
  • maskiinkii silaca aad marsiiseen waa LA Idin marsiinayaa insha allaah ilaaheey idinkiis ikhaab aakhiro iyo mid aduuyo alle ha idin marsiiyo yaa rabbi

    @user-re2iv3pz6b@user-re2iv3pz6bАй бұрын
  • Qamritu haku badbaadiso maanta

    @user-jv3od9si7k@user-jv3od9si7kАй бұрын
  • Kuwan halamariyo csdalada

    @hajjali3217@hajjali3217Ай бұрын
  • Asc wll aawe mujrim qoslaaye maxaa ilmahaan uu qaldey oo keli ah wareysigooda looga Soo cel celiyaa mujrim qoslaaye maxaa loo wareeysan la,yahay ama waxaa laga cabsanaya hadii wareysi laga qaado mujrim qoslaaye wax yaalo badan oo daboolnaa ayuu binaanka keenaa ayaa laisleeyahay miyaa mahadsanidiin

    @KamadareMaxamed-mf9er@KamadareMaxamed-mf9erАй бұрын
  • subaxanlaah subaxanlaah 😭😭😭😭

    @foosabdull3197@foosabdull319726 күн бұрын
  • Waxaan daawananayaa dad hadlaaya oo dhiman raba....alla nolasha macaanaa...khaatumo xumada foolxumaa.

    @jiiromaskiin@jiiromaskiinАй бұрын
  • Qoone iyo qoslaaye xukunkoodu waa kala duwanyahay markaa waaa in lakala duwaa qofkastaa waa fahmayaa cadaymaha qiraalka

    @MohamedIbrahin-lp1bl@MohamedIbrahin-lp1blАй бұрын
  • Somalia television waxaan waa daawadee see wax u wadiin 😂 🇸🇴☝️

    @fardushurre1668@fardushurre1668Ай бұрын
  • Khasaare

    @user-iq5pe1jl9c@user-iq5pe1jl9cАй бұрын
  • Hal xabo mafahmin yaa dil geystay

    @QANSAXGAMER@QANSAXGAMERАй бұрын
    • Aniba Afka An Ku Wareray Luqadee Waaye Dil May Ka Hadloyan Inay Faraha Tag Tagayan Waa Ujeda Lakiin Luqadan Ma Fahmin

      @abdulkadiryousuf7395@abdulkadiryousuf7395Ай бұрын
    • @@abdulkadiryousuf7395😂

      @safamohamed9931@safamohamed9931Ай бұрын
    • Qoone

      @user-yf6rz4mz3f@user-yf6rz4mz3fАй бұрын
  • Libaan

    @109cusmaan@109cusmaan19 сағат бұрын
  • Ninka waa la silciyay. haloo mariyo cadaalad from hargeysa

    @user-ow2qo9ru3o@user-ow2qo9ru3oАй бұрын
  • Lakiin maanta shalayto ayay qabaan

    @user-jv3od9si7k@user-jv3od9si7kАй бұрын
  • War hooy Hawiyow dagaal oogayaashiiba dad islaama dhameeyey xilbaa udhiibateene hadii aad Doqomokale xil udhiibtaan maxaad naga tusaysaan waa la ogaa in ay tanookale dhacayso

    @sadiaisse2176@sadiaisse2176Ай бұрын
  • Alaah naxariis daranaa xoolo yasan laheen bey dad ku dilayaan

    @sbofficial3140@sbofficial314024 күн бұрын
  • Kuligood wey wada dileen

    @abdiahmed5506@abdiahmed5506Ай бұрын
  • Qoslaaye wareysigiisa rabnaa😊

    @AshrafShop-jn1sv@AshrafShop-jn1sv27 күн бұрын
  • Ayagodhan wagacangudhiglayan

    @hajjali3217@hajjali3217Ай бұрын
  • Ciqaab aakharo iyo mid aduun ba Allow idinku rid yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭🤲🤲 Amiin yaraball caallamiin subxaanallaah 😭😭‼️

    @Shin-wu4mi@Shin-wu4miАй бұрын
  • dad xaaraan lagu dhalay xaalkooda ahaa

    @mohamedadowadan325@mohamedadowadan325Ай бұрын
  • 4 nin haladilo

    @user-qh6gi6yk8i@user-qh6gi6yk8iАй бұрын
  • Khamriga iyo daroogada ayaa sabab u ah waxaas oo dhan

    @AwrkiiCirka@AwrkiiCirkaАй бұрын
  • Asc been waa la sheega laakin nin cabsan miyaa baabur wadi karo qiil haka dhiganina in aad disheen marxuumka waa idinku cad dahay.

    @leyloabdulle308@leyloabdulle308Ай бұрын
  • Khamrigu waa hooyada xumaanta (ام الخبائث). Nimankaasi waxaa suurogal ah in ayna dileen wiilka haddayna cabsaneyn. Nimankan kulligood ha loo qisaaso marxuumka.

    @hallad598@hallad598Ай бұрын
  • Supxanalha kuwaan waa bahaalo a wadaankah halagah Badbaadiyo alhaa arxaan daraanah

    @xaliyamohamed5223@xaliyamohamed5223Ай бұрын
  • Wajigood hagubtee hala laayo

    @QARDHAAS@QARDHAASАй бұрын
  • DAALINKAAS UMADA DHAMEEYEY HADAAN LA DILIN WAXAA CADAANAYA INAAN DAWLAD DREXEL MUQDISHO KA JIRIN

    @user-eo9dj6dt9y@user-eo9dj6dt9yАй бұрын
  • AAQIRO IYO ADUUN LABADABA WAAD SEEGTEEN BAL 13,000 DOLLAR BAAD XOOG UGA QAADEENE. MAXAAD U DISHEEN WHY MOORYAAN IIMAAN MA LAHA MANA DHARGO ABAALKIIS SUBHAN ALLAH THIS IS HEARTBREAKING

    @somswed.5014@somswed.5014Ай бұрын
  • Qoone waa la igu qasbay kulahaa Waxa kaga fiicnaa taliye qoslaaye inad u xiirtid

    @ugaskawadanka2623@ugaskawadanka2623Ай бұрын
  • Hakaa saarto amarka qoslaaye dhiigyacab mujrim ah umada Rabi hainika qabto

    @maryamadirie8722@maryamadirie872222 күн бұрын
  • Kuwan waaba xoolo

    @abukarabdi9968@abukarabdi9968Ай бұрын
  • H 0:12 0:12

    @user-gb9uz4lg2l@user-gb9uz4lg2lАй бұрын
  • War naga daaya waxan wasakhda ah ma la dilo waad noo waraysanaysaa

    @CabdimaaligIsmail-rb3sx@CabdimaaligIsmail-rb3sxАй бұрын
  • NIMANKAAS WAA MOORYAAN HALMID OO NAXARIIS AMA CAQLI LAHINA KUMA JIRO WAANA IN LATOOGTAA DHAMAANTOOD WAANA ISKU DENBI

    @user-eo9dj6dt9y@user-eo9dj6dt9yАй бұрын
  • Ha la dhafsiyo mushtamaca, hana la dilo kuwan

    @momomomo2693@momomomo2693Ай бұрын
  • Ikraam oo ay ka soo fakatey iney ceelka jaceylka lagu ridey maxaa taas loo daba geli waayay??? Meesha waxba kuma heysane Illaahey maalin uun xaqa wuu soo cadeyn doonaa

    @felisabdi3794@felisabdi3794Ай бұрын
  • Dadkaan waa dadkii xaarant iyo bililadad lagu koriyey dhaxal waaye umda alle ha ka qabto meey shaqeystaan tuugda

    @mancityfan660@mancityfan660Ай бұрын
  • Maxa loo fulinlayahy dilki lagu xukumay In la sii dayo o la dhaho wa fakafeen ayaa lala sugayaa miyaa mesha dowlad kama jirto cadalad ah wadanka kacdoon maxkamadihii onkale Aya ku haboon

    @qardho7720@qardho772015 күн бұрын
  • Film kan waan daawanay maxaad ugu soo cel celineysaan markaa, atleast marxuumka family giisa ixtiraama oo ha xasuusinina

    @zakariehassan3881@zakariehassan3881Ай бұрын
  • Finanad jaalaha magaciis asagana mala xakume

    @kaamilkaka9485@kaamilkaka948529 күн бұрын
  • Television-ka qaranka dad ciilan ayuu gacanta u galay Videogaan waan dawany maxaa loo soo cusboonosinayaa!!!!!!!!!!

    @mohammetothman518@mohammetothman518Ай бұрын
    • Haaa ma aragtay tv qaranka somliya mahan wa tv ciilqabayal abgaal.dameer

      @deqawarsame-nd9yd@deqawarsame-nd9ydАй бұрын
    • ​@@deqawarsame-nd9ydabgaal ka fogow 😎

      @khadarsaalim8903@khadarsaalim8903Ай бұрын
  • cinwaanka waxaa ku qoran sida wax u dileen Qoone ilaa hada ma sheegin yaa ninka dilay iyo inay 2badooduba wada dileen iyo yaa ku horeeyey xabada qofkiiba meeqa xabad buu ku dhuftay hadii kale hanagu soo cel celinina waxaan waan fiirsanay wax cusub noo keena

    @user-ct3jh2iz2k@user-ct3jh2iz2kАй бұрын
  • QAA IMIN UMADA AFDUUBAN JIRAY

    @yuusufgashaanle@yuusufgashaanle29 күн бұрын
  • Cumrigeey san oga cabsaday Asasenionn ima soo marin tariiqda intan nolaay aan kiis dil maqlayey xitaa gabar yar oo 13 jir ahayd oo rag waaween inta Ay farxumeyen kadibna dileen waa maqlay caasho yar ma iloobin balse tan baan kaga sii naxdin badanaa waayo qorshaha shirqolka sideey u dajiyeen Ayaa naxdin leh iyo arxan darada u dileen wuxu damiir xumaa kuwa caasho yar dilay waan ogeen cadawtinmdeey u dileen waa la qisaasay kuwana hala qisaado

    @hawokiinofficialhilowle2101@hawokiinofficialhilowle2101Ай бұрын
  • Kuwaan waa kuwa umada dhameeyey halawaydiiyo tirada ay cuneen ee dadkii ladilay ama lawaayey intay le'egtahay

    @user-yt8xc2kr8x@user-yt8xc2kr8xАй бұрын
  • INKAAR IDINKUDHADAY MOORYAAN

    @user-zm9wr6hh8z@user-zm9wr6hh8zАй бұрын
  • hawiye alle idin madhi damiir daranaa iyagaa is dhameeyay farmaajana wuu dhameeyay

    @umurowda6887@umurowda6887Ай бұрын
  • Dhalintii soimaaliyeed saan miyaa u danbaysay😢😢😢😢😢

    @user-iq5pe1jl9c@user-iq5pe1jl9cАй бұрын
  • Tv qaran dhan oo dadka ku xiran hal malyan xita an garen tv qabiil

    @Ahmedbashi4@Ahmedbashi4Ай бұрын
  • Qoslaaye wa halyeey wareysi been maogala geesi geesi dhalay hada dhimaneysidna dhareer waleyska duba Somali been maku mahmado

    @AbiqaniMoe@AbiqaniMoeАй бұрын
  • The bank miyaanay cantaarolin lacagaah baxaayo

    @xaliyamohamed5223@xaliyamohamed5223Ай бұрын
  • Bahalo iimaanka la ma lacacag bav udhiibteen tuug rabi ivo islaamba ka furtav sadaxda

    @nasroadan2221@nasroadan2221Ай бұрын
  • Shuute nimankani ayagaba isku marqati fureye maxa kasugee ma’ida ku aqri dhaqso

    @hindiafsomailah@hindiafsomailahАй бұрын
  • Ragu waba bahalo cadi ah bisinka alle ha idiinka qabto umada

    @Ahmedbashi4@Ahmedbashi4Ай бұрын
  • walaahi hadaa maxamada xukumilaah walaahi afartaba waa tooganlahaa walaahi maxamada waa unaxariisatay afartaba waan tooganlahaa saleemaankaan reer badiyaha qurunkaah yeeyda aamiodo war habargidir ilbaxdeeda waasacad sacadoow reerbaadiyaashan idinka wadanka keeneen dadka kaqabta

    @winterdaycanab6302@winterdaycanab6302Ай бұрын
  • 4 waa dil

    @kamalyasin5008@kamalyasin5008Ай бұрын
  • Qoone uu dili lahaa haduusan amarkiisa raacin

    @sbofficial3140@sbofficial314024 күн бұрын
  • markast sas ay ahaan jirtay aaaaaaa

    @nouralihassan2482@nouralihassan2482Ай бұрын
  • Qoslaaye waraysiigiisa maxaa uhaysataan intaa waxaan daawanay noo soo celinaysaan😂😢

    @ahmedday2025@ahmedday2025Ай бұрын
  • Qoslaye iyo qoone magacyo sheydaan bey leeyihiin jahanaba la idin ku xaree aaaaamiin gacantii qaad qaad barata gumudkaa dhaqaaqa tuugo bililiqo isbaaro xaaran qof ku korey mxuu ka xishoon cadanka wejiweji la idiin ku.tuur ninkaa miskinka ilah cadabka haka xoreyo

    @nihaalbiintuilyaas2442@nihaalbiintuilyaas244222 күн бұрын
KZhead