MAXAMED OO HAYEY YUUSUF OO AAN WAREYSI LA YEELANAY WAXAA UU CADEEYEY IN YUUSUF REER KALE KU BIIRAY

2024 ж. 24 Сәу.
42 393 Рет қаралды

MAXAMED OO HAYEY YUUSUF OO AAN WAREYSI LA YEELANAY WAXAA UU CADEEYEY IN YUUSUF REER KALE KU BIIRAY BALSE HADALKAASI WAXAA UU ABUURAY SHAKI WEYN & BED QABKA YUUSUF

Пікірлер
  • Waxani waa mashruuc Yusuf faamilkiisa saxda ah inuu helo marabo ninku waa dhaqaale doon

    @user-vg9kt7up4s@user-vg9kt7up4s13 күн бұрын
    • Haa Ninkaan waa tuug maalinti hore ayaa mmtv iyo HCTv commentska dad badan ayaa sheegayay inu ninkan waxaas ku qaraabto lacag ku aruursado been ayaan modayay lkn hada waa cadaatay somalida waa dagdag miiran

      @Clown4real@Clown4real11 күн бұрын
  • Wariyuhu waa qof yara walan dadka hadalka kama sugi karo

    @masuulofficial7014@masuulofficial701413 күн бұрын
    • Warkani weriye ma aha halga qabto bulshada dadkaba ma dhegeysanyo bulshada halga qabto wuxuu qaba cud🎉arka layidhahda ADD

      @faisawade195@faisawade19512 күн бұрын
    • 😂😂😂😂😂😂😂

      @aminaabyan6373@aminaabyan637312 күн бұрын
  • Walaahi Aad ayaan uuga calool xumaaday yuusuf xaalkiisa Aan meelna ku cadeyn.

    @user-gm4nr4lf1h@user-gm4nr4lf1h13 күн бұрын
    • Isagaa diiday wiilkii hayay in uu DNA ka qaado

      @Fowzia69@Fowzia6912 күн бұрын
    • Ninkaan waa tuug mmtv iyo HCTv commentska dad badan ayaa sheegayay inu ninkan waxaas ku qaraabto lacag ku aruursado

      @Clown4real@Clown4real11 күн бұрын
  • Khayr ha falin sharba kuma yimaado inanka wuu caawiney imikana isaga ayaa la eedeynayo somali waa sunta hargaha

    @fathiayu3868@fathiayu386813 күн бұрын
    • Arintaan Anigaa la socda wlhi Wiilkaan maxamed wax badan ayuu u qabtay

      @Fowzia69@Fowzia6912 күн бұрын
    • Hhhhhhhh

      @Feysal-xd6vf@Feysal-xd6vf11 күн бұрын
    • Waa runtaa waa sunta hargaha

      @Feysal-xd6vf@Feysal-xd6vf11 күн бұрын
  • Wuu saxsan yahay wiilku. KZheadr gaajo hayso oo codka sii hoos ahaana uga duubaya dadka ka bacdina meelaha ku baahinaya😮 yaa ximaar waa bila xaqiiqo raadis ee waa wax kale 😂

    @zaki7231@zaki723113 күн бұрын
  • MAxamed wuu cawinayey ninka caruur ma aha marka maxamed waa mahadsan yahay

    @somalihanolato741@somalihanolato74112 күн бұрын
  • Waxbaa qaldan xaal Allah ayaa og warjiraaba cakhaaruu imaan

    @OmarAhmed-fg7kc@OmarAhmed-fg7kc13 күн бұрын
  • Anigu ninkan alshabaab ayaan uga shakisanahay SOMALILAND sifiican ubaadha uma bogin dhaqankiisa

    @Hasnktal@Hasnktal12 күн бұрын
  • Cambaarayn Ku: Weriye Axmed Waa markii labaad ee aad WhatsApp Call aad iga duubto. Oday awoow ah na waad tahay. Saxaafadda xeerkeeda waa ka mamnuuc in qof wax aanu raali ka ahayn aad ka duubto. Ma se ihi nin wax ka dhacayaan. TVga na caawa waan ka hadlay ee aroorta war kale ka soo qaado.

    @maxamedcabdi3222@maxamedcabdi322212 күн бұрын
    • Provisional maaha waa doqon youtube furtay

      @A-Dirir11@A-Dirir1112 күн бұрын
    • Waa qof aan saxaafada waxka aqoon

      @worldclazz88@worldclazz8811 күн бұрын
  • Kkkk Kharaska ha iska bixiso islaanta germalka joogta

    @cabdiosman3035@cabdiosman303513 күн бұрын
  • Axmed wariyanimadada waxba kaadhiman isa sax ku laabo jaamacada saxaafada wlhi maxamed waad ku xadgubtay

    @mohadeeq534@mohadeeq53413 күн бұрын
    • Absolutely waa runtaa wuxuu ogyahay baaba iska yar sababtoo ah marhadaad ogolaato in wariye ahi shey laga shakisan yahay kaa wareysto wuu kaa duuban karaa waayo isagaaba la tuhunsan yahay weyna cadahay siduu u kululaaday iwm.

      @AhmedAhmed-tx6dj@AhmedAhmed-tx6dj12 күн бұрын
  • Waa ninbaah na oo la afduubay oo lagu shaqaysanaayay yaahuu

    @iphone23456@iphone2345612 күн бұрын
  • Asxaan ha samaynina ayaa layidhi sharba kuuma yimaado

    @user-lz8qg2fk2i@user-lz8qg2fk2i13 күн бұрын
  • Wariyuhu waa an professional

    @khadraali1706@khadraali17068 күн бұрын
  • Waaa qalad wareysi tuugnimo ah inaad dadka si qarsoodi ah uga duubto .

    @ismailmuse9839@ismailmuse983913 күн бұрын
    • Sax hayga duubin buu yidhi wuuna ka duubay waa khalad nin fudud weeyi

      @zalabala5176@zalabala517612 күн бұрын
    • Tuuganimo maaha waa runtiis waana la waraysan karaa

      @Fowzia69@Fowzia6912 күн бұрын
  • maxamed allaah habarakeeyo wuu dadaalay laakiin yuusuf wuu dagdagay

    @yartadheer800@yartadheer80011 күн бұрын
  • Wiilku amuu isqarinaa oo wecel yahay uusan dad kadhumin II dadka daalinaa qof dadka dhuunten ismaqariyeen

    @jdjsjdjdj2244@jdjsjdjdj224413 күн бұрын
    • Waa midaan is dhahayey why uu qofkii dhaho anagaa ku dhalney uu cadeen la,aan dna uu u aqbalayaa.

      @sucdiosman8337@sucdiosman833712 күн бұрын
    • taas wa qalad aad ka galeyso wiilkas islamed qofku hadi uu is og yahay inu san aabo lahay dee hooyo reer abti ayuu leyahay wuxu raadin laha reer aabo oo kaliya

      @ummabdullah9637@ummabdullah963712 күн бұрын
    • @@ummabdullah9637reer aabo iyo reer hooyo midna malaha

      @Fowzia69@Fowzia6912 күн бұрын
  • Kharash doon ayuu ahaa. Rerkan anislahayn way dhaleen waxan uarkaa kharash yaran ayuu oga cararay 😂😂😂😂

    @hamdimohamud9083@hamdimohamud908312 күн бұрын
  • Wuu kuu cadeeyey inaanu masuul ka ahayn maxaad kalee u baahan yahay kuwiina leh wiilku wuu afduuban yahay hargaysa laiskuma afduubo sida ogaada

    @ashaabdullahi4659@ashaabdullahi465912 күн бұрын
  • 😂😂😂😂😂 ani waan ogahay wuxuu uga cararay qoladan 😂😂😂

    @ftshmh4761@ftshmh476113 күн бұрын
    • Noosheeg waxuu ugacararay

      @umucabdalereehabarwaa3673@umucabdalereehabarwaa367312 күн бұрын
    • Aad iyo aad waa fahamsanahay

      @deeqoali57@deeqoali5712 күн бұрын
  • WAA IN XOOG LAGA QAADAA DNA YUSUF

    @maryan4436@maryan443611 күн бұрын
  • O muxu kudiday in laga qado D an A wa yabee

    @masertoy2328@masertoy232813 күн бұрын
  • Thanks wiilka tvga

    @foosiyahussein4732@foosiyahussein473213 күн бұрын
  • Haa waxad ku tidhi xormaha ninku hargaysa maha xamar xamarba laysku cabudhiya ka hadal boqolaalka xamar lagu qalo maalin walba

    @ayanfarah782@ayanfarah78212 күн бұрын
  • DNA haduidiidey sidey kuqaataan reer kale maxamed masuuliyadii laguudhiibey waad daycdey

    @hawafarah2410@hawafarah241013 күн бұрын
  • Ma afartan jir baa mas'uul laga noqdaa? War DNA ha laga soo qaado

    @cabdiosman3035@cabdiosman303513 күн бұрын
    • Wuu diiday

      @Fowzia69@Fowzia6912 күн бұрын
  • Ninkan muxuu c/maalik coldoon muxuu ugu tagi waayay

    @umusumaya-mq5ms@umusumaya-mq5ms13 күн бұрын
    • Wiilku caqliyan ubukaa allaha caafiyo DNA public la isku ogaa Wuxuu yidhi reer baa iqaatay Ma warbaa reerbaa iqaatay

      @user-sn5yz7vg8v@user-sn5yz7vg8v12 күн бұрын
    • Abdimalik muxuu kan kaga duwanyahay

      @aminaabyan6373@aminaabyan637312 күн бұрын
  • Caruurtisa halaga DNA qado dadk yusuf tunsan inuu inankisa yahay halag qaado Caruurtu dhalay

    @afrahhussein3136@afrahhussein313613 күн бұрын
  • ninkaa gacanta ku hayey Yusuf waa in ehlu kheyr ah

    @saidali7233@saidali723311 күн бұрын
  • DNA ha lag soon qaado

    @Gojoji_editz@Gojoji_editz12 күн бұрын
  • Wiilkan reerkiisa waa lahelay, waa Mareexaan, Fiqiyaaquub Reer Luuq -Gedo. Asagoo yar ayaa nin Ogaadeen ka kaxeeyey Luuq.

    @abdirizakabdallah2672@abdirizakabdallah267211 күн бұрын
  • Yaa rabiyoow

    @SahroMaow-oi6bh@SahroMaow-oi6bh13 күн бұрын
  • waa weriye kusheeg waalan haduusan raali ka ahayn yaa duub kuyiri

    @kaneecgroup@kaneecgroup10 күн бұрын
  • DNA Hargeysa waaba laga qaadi karo

    @abdiwali1000@abdiwali100010 күн бұрын
  • Dadka marka duubaysid u sheeg nacasow

    @farahfartun3961@farahfartun396112 күн бұрын
  • War wuu kuu sheegay in isaga uusan la joogin waliba waa uu kuu dhaartay xaqiiqduse waxa ey tahay ( waa sida ay aniga ila tahay ) in ninkaan in aysan cidna ka maqneyn ee ha daalina,.

    @ubaxismail6285@ubaxismail628512 күн бұрын
  • Ninkaan amuu ninkii dilay ama meel ku xirtay

    @user-qk7is5od4l@user-qk7is5od4l12 күн бұрын
  • Masha alllah❤❤ Mohamed xafidu laaaah❤❤❤

    @MsKeyf@MsKeyf13 күн бұрын
  • yaa ku yidhi qof ka soo jeeda dhulka dadka carbka la waa la aaminaa

    @user-gr4dz7ku4j@user-gr4dz7ku4j12 күн бұрын
  • nimankaan waa heshiis ee lacag rabaan niman badan oo saas codo sheegtay markay DNAgaarto ka baxa marka hooyadaas calooshaada xiro ee ninkii kuubaahan asaga haku soo raadsado

    @khadijamohamed9201@khadijamohamed920112 күн бұрын
  • War ninkaan waa ka shakiyey ma jaajusba mise waa xoola doon

    @marianosman2515@marianosman251512 күн бұрын
  • Waa nin lacag lagu raadinayo

    @cawilcawiljeeg4764@cawilcawiljeeg476412 күн бұрын
  • War hayaaay War wiilka halo gurmado wuu afduubanyahaye War soomaaliyey wiilka dhiban halo gurmadow o halaga soo fur furo mooryanka iibsaday

    @firdowsmusay-ze9gs@firdowsmusay-ze9gs13 күн бұрын
    • Side u afduban karaa nin aan waxba heesan oo reer laheen

      @haldoortvchannel9320@haldoortvchannel932013 күн бұрын
  • ANIGU NINKANI CAADI MA AHAYN ANIGU NI MASKAX AHAAN WAX KA QABA BUU AHAA

    @rageediiasal6310@rageediiasal631012 күн бұрын
  • Ala ilaahoo ka qabo

    @SahroMaow-oi6bh@SahroMaow-oi6bh13 күн бұрын
  • Laguuma gafin sidaas ila tahay .wax gaf ah kuma aadan hadlin adigana ee Dadka wiilka heysta ayaa qaldan ama wiilka wuu xanuunsan yahay.

    @zeynaabdullahi3789@zeynaabdullahi378913 күн бұрын
    • Waa qalad qofka uusan Ku ogeyn in Aad cod ka duubto

      @nijaj9157@nijaj915712 күн бұрын
  • Wiilka waad kaqaldantahay waa laweydiistaa in aad kaduubeyso cafisweydiiso

    @user-pu8yy3vf6w@user-pu8yy3vf6w12 күн бұрын
  • Maxaaaa qaldan maxaa qaldan

    @sahaladan6495@sahaladan649513 күн бұрын
  • Maxad k soo gudbisay cod usan rabin waaz qaldan tahay

    @somalihanolato741@somalihanolato74112 күн бұрын
  • Ninkan bariis buuradinayaa anshax xumaaa

    @hodansomaliahmed8661@hodansomaliahmed866111 күн бұрын
  • Aad baan kuga shikisanahay fimilkan inaaneey aheen

    @laylamohamed7457@laylamohamed745711 күн бұрын
  • Waraysi laysku diyaarinaa waamaxay been iyo balaayo miyow rabay inow naga buuxsho Wax waynbaa qaldan Allah ayaana og waase soo baxaysaa mar,uun

    @user-kh9fh8cs6q@user-kh9fh8cs6q13 күн бұрын
  • muxu yiri islaanta ha wareysan dadbaa lacag usoo dirin fiii shiiii waxbaa socda

    @owliyo1218@owliyo121812 күн бұрын
  • Wlhy waa doqon waxaas xal uma aha

    @user-mr3zs6mv3o@user-mr3zs6mv3o12 күн бұрын
  • ninka niinka haya waa tuug lacsg syuu ku urursanayey waayo muxuu u diiday in dna laga qaado

    @maryanigal3349@maryanigal334912 күн бұрын
  • Waxan ķula talin lahaa mama Foos in ay caruurta Muqdisho joogta in ay dhiiga ka qaado DNA, waayo ninkaasi Waa zanuunsan yahay ayaan filayaa

    @roobiyorays8398@roobiyorays839811 күн бұрын
  • Tuug reer xamara oo wariye isku shheegaya

    @rodaosmandaoud@rodaosmandaoud3 сағат бұрын
  • Khaladbaad samaysay

    @warwannaagchannel7241@warwannaagchannel724111 күн бұрын
  • Ninkaan mashruuc ayaa laga dhigtay yusuf haari buu ahaa waxbaa qaldan

    @user-rd2wb5ci3s@user-rd2wb5ci3s12 күн бұрын
  • Wiil kan wabo harja quub mu udiidat😢😢

    @fartunadan5352@fartunadan535211 күн бұрын
  • Hadiilagaduubo. Maxadhibahookujira. Hadadiskuogtahy

    @NuuraCumar-zo8vd@NuuraCumar-zo8vd13 күн бұрын
  • Profishnalku khalad ka fahmay ninkii xge gaysay

    @owliyo1218@owliyo121813 күн бұрын
  • Yusuf waxaan u maleynayaa in uu yahay ama basaas ama dhaqaale doon

    @aminajama7768@aminajama776812 күн бұрын
  • asc weriye yuhu waa khalad yahay waa in uu u sheegaa in uu hadalka duubayo

    @saidali7233@saidali723311 күн бұрын
  • Axmed wa ka qaldan tahay maxamed wuu ka saxan yahay qof wareysi hada ka qadeyso walaga codsadaa nin gurigisa joga o an ka aqbalin se inter view ugu qadee maxamed nin wax bartay iga dheh

    @aaminaxussen8345@aaminaxussen834512 күн бұрын
  • Ninkaan soomaali laan darkaah muxuu uxanaaq san yahay haduusan wax isku ogen

    @sahrohaashimaxamed9881@sahrohaashimaxamed988112 күн бұрын
  • Wiilkan Afdheer ayuu ku wareeganayaa. Naagta jarmalka, Ninkii sookoriyay iyo kuwan uu raacay

    @user-ih4nk6zk6z@user-ih4nk6zk6z13 күн бұрын
  • Waar ninku cidi kama maqna ee waa lacag urursi haa muxuu marb meel ugu haadayA ee dadkii uu la joogeyna u ceebaysanayaa

    @user-lz8qg2fk2i@user-lz8qg2fk2i13 күн бұрын
  • Xaq uma lihid in aad ka duubto waad ka qaldandahay isaga oo aan ogolaan.

    @hassannur4009@hassannur400912 күн бұрын
  • Inad qofka ka Amar qadataa wa wajib walal adna waxaaga xalaasho oo qofka ogalasho ka qaado

    @nimcoabdi2609@nimcoabdi260913 күн бұрын
  • 😢😢😢😢😢😢

    @fatimaaweis8731@fatimaaweis873113 күн бұрын
  • Malaha wuutiley yusuf ama wuu qasaday si uu lacag uga sameyo mikiinka

    @hawoali120@hawoali12012 күн бұрын
  • Ninka laleyahay haa iduubiin oo dubaya miiyu ogeyn in meshan laga xiiri karo

    @cadnibeauty1247@cadnibeauty124712 күн бұрын
  • Yuusuf hada at least tiktok ha iska furto 😂😂😂ileen lacag ka maqned magac ayu helay hada kii dadkisa raadinayay haku qorto userka😮

    @HusseinJiilaal@HusseinJiilaal12 күн бұрын
  • Ninkan reer doon ma aheyn ee calag doon buu u ekgaa

    @user-vs3bc5ij6z@user-vs3bc5ij6z12 күн бұрын
  • 😢😢😢😢

    @fatimaaweis8731@fatimaaweis873113 күн бұрын
  • Ninkan weriyaha Gob maaha Gun weeye Saqajaan irsaqadii baa meel xun kagashay qof baahani Gob maaha

    @ciidcaliciid698@ciidcaliciid69813 күн бұрын
    • Sax hayga duubin buu yidhi wuuna ka duubay waa khalad

      @zalabala5176@zalabala517612 күн бұрын
    • Unprofessional person Waxyar oo raqiis ah baa umuuqda indhokugaraadle weeye dadka waalaqadariyaa Waa Rabimayaqaan Ragma yaqaan

      @ciidcaliciid698@ciidcaliciid69812 күн бұрын
  • Ninkaa isku sheegaya Yusuf hala qabto waa criminal,waa tuug.

    @jamayusuf6529@jamayusuf65298 күн бұрын
  • Waxaan filaya maxamed waa saxan yahay hadii uu diiday in dhiig laga qaado muxuu ku suubin karaa teeda kale kan wax wareysanaya hadalka xataa ma sugayo calaa kuli xaal nin dhigi inlaga baadho diiday waxbuu isku og yahay ee yuusan na daalinin

    @user-we9jj6xy4g@user-we9jj6xy4g11 күн бұрын
  • Afsoomaliba magarnaayo kan waxa warasanaaya yaab waar beenta jooji doodna garan maysid yaab

    @shuenhassan9489@shuenhassan948911 күн бұрын
  • Waa bahal bilaa edeb ah

    @ftshmh4761@ftshmh476113 күн бұрын
  • Ninka ujeedadiisu waa reer lacagle raac muxuu udiidayaa in labaadho

    @user-qx9rp5yn5k@user-qx9rp5yn5k13 күн бұрын
    • Haa Waa tuug beenale ah😮

      @sacdiyohayan9230@sacdiyohayan923012 күн бұрын
    • S ck@@sacdiyohayan9230

      @user-qx9rp5yn5k@user-qx9rp5yn5k12 күн бұрын
  • War ninku waa oromo Reerkodiina wuu ogyahaye somaali bu wareerinayaa

    @mohamedkhelif8442@mohamedkhelif844211 күн бұрын
  • Un Professional journalist

    @daganefarah4253@daganefarah425312 күн бұрын
  • NINKU GARI KOONBO AYUU NOQDEY REER SHEEKH ABAYOONIS WALIBA WAA REER SHEEKH XASSAN WARDHEER IYO WALWAAL AYEY KAYIMAADEEN SOOMAALIDII ISAAQ AYEY KUMASHQUULEEN

    @fatimahashim5596@fatimahashim559611 күн бұрын
  • Waa nin lagu dul cunaayo Qaad doon

    @cawilcawiljeeg4764@cawilcawiljeeg476412 күн бұрын
  • Axmed waa nin shaydaan ah Maxaa daba dhigay ninka isagaa cidiisii raacay. Ninka ka dhamaada ciduudoonuu raacayaaye ma waxbad uqabanayseen sawkii intaasoo dhan uu idin dhex joogay .

    @user-nz8xk7ql9q@user-nz8xk7ql9q11 күн бұрын
  • Magafe muyaa ha nunkii subxaanalaah

    @user-wj4xn2nu7n@user-wj4xn2nu7n13 күн бұрын
  • Sheekada wax weyn baa qaldan waxayna ubadan tahay in ninkani afduuban yahay

    @abdirashidguled6697@abdirashidguled669712 күн бұрын
  • Ninkaasi ah Maxamed ninka isagu ma maamulo dar ILAHAY ayuu u hayey haduu tashadayna ma celin karo

    @mahmedmuuse3688@mahmedmuuse368812 күн бұрын
  • Reerka yusuf watay nabarkoda kaqad ee wac balwaxay kudhahan

    @hawoali120@hawoali12012 күн бұрын
  • Maxaaa qaldan

    @sahaladan6495@sahaladan649513 күн бұрын
  • Wa afub ad

    @user-in2ih3hx9r@user-in2ih3hx9r13 күн бұрын
  • NINKANI WAA DHAWALE RAADIS WAALINA KU JIRTO

    @rageediiasal6310@rageediiasal631012 күн бұрын
  • Waa nin ilaahay kuugu dhaartay waa inaad aamintaa sidee wax kaa yihiin adiga

    @abdirashidali6946@abdirashidali694612 күн бұрын
  • Rag ma taqaanide, Ninka wuu kaa gargayaaa sxb. Views baad ka raadineysaa

    @Feysal-xd6vf@Feysal-xd6vf11 күн бұрын
  • Maxad uduubtay waxuu ku yiri ha iga duubin- Islam ka ma ma ogolo sidaan

    @mohamedabdi-nu5is@mohamedabdi-nu5is12 күн бұрын
  • Wax weyn baa qaldan😮🤔🤔🤔

    @user-gz5lr1cw3j@user-gz5lr1cw3j12 күн бұрын
  • Waa inaad qofka waydiisaa ma kaa duubikaraa, marka hore takale, qofka hargaysa jooga ileen wadanka bedhead kama arimisee waa lala xisaabtamikaraa oo la'isku maxkamadayn karaa, takale ninkii dad buu raacay afdheer kayimid maanay hadalka kujirin mise anuunbaa maqlayay, wariyuhu muu maqlayn

    @dr.khalidbeergeel5471@dr.khalidbeergeel547113 күн бұрын
    • Wuu dhahay dad af dheer ka yimid bu racay ayuu dhahay Ana kula maqlay

      @aaminaxussen8345@aaminaxussen834512 күн бұрын
  • Axmaq baad tahay ninkagan wariyaha isku shegaya xaqiiqana ma Doneyne. Qof ku leh ha iduubin bu inta duubay misana soo dayay bal kwrn akhlaaq xumada intaa la eg.

    @aminaabdirahman4223@aminaabdirahman422312 күн бұрын
KZhead