FAHAD YAASIIN OO FARIIN QIIRA LEH U SOO DIRAY MW XASAN SHIIKH (3498)

2024 ж. 5 Мам.
36 951 Рет қаралды

Пікірлер
  • VIVA Fahad Yasin 👍🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴 💯

    @saynebboersma6635@saynebboersma663516 күн бұрын
  • Xasan Allaha naga hor wareejiyo

    @nuuraabdi8090@nuuraabdi809016 күн бұрын
    • Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allaah Allaha naga horwareejiyo badal kheyr lehna allaha noogu badalo

      @casalasal6466@casalasal646616 күн бұрын
  • Xasan sheekh iyo intii lashaqaysata ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi, guuul Guuul somaalida dacadaa.aamiin aamiin yaarabi

    @khadija-zy3zc@khadija-zy3zc16 күн бұрын
    • Sharmuutadii tuugsan jirtay sharteeda alle ha na mootiyo

      @mahmoodahmed9229@mahmoodahmed922915 күн бұрын
  • Waxaa culus oo meesaan lah Aallaah ha xafedaa Fahadyaseen waan nen iqoon iyo iqle lah gaajana ma qabo oo waa nen eemaan lah Xafedullaah ❤❤❤❤❤❤❤

    @hooyosomaliyed4029@hooyosomaliyed402916 күн бұрын
  • Fadyasiin guul

    @CaliAbdi-km2xd@CaliAbdi-km2xd16 күн бұрын
  • 🇸🇴 ILAHAYOW n'a amaanso 🤲 ILAHAYOW n'a dhaafi xasan iyo kooxdiisa 😭💔 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

    @user-om9wu9nc7l@user-om9wu9nc7l16 күн бұрын
  • Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo garaad xasan weli

    @user-ky7gs8js6h@user-ky7gs8js6h16 күн бұрын
  • waan jeclahay fahad yaasiin guuleyso

    @husseinismail2420@husseinismail242016 күн бұрын
  • Fahad yaasiin ma asga gaarikara. Guul Fahad.

    @user-dx5fy2co4o@user-dx5fy2co4o16 күн бұрын
  • Ilaahey waxan kabaryaa Xasan munaafaq iyo xamsa marxuum xaqdarada uu cunaa yo kansar aalaha uga dhigo oo dhuunta iyo caloosha kaga sha ,si kuwa kale ugu quustan Allah no badbadiiyo Somaliya AAMIN YAARABI.🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

    @saynebboersma6635@saynebboersma663516 күн бұрын
  • Ali yare ma asaga gari kara Fahad Yasin, xafi- dahullaah, waddani caqli badan, guleyso Fahad, insha'allah.

    @issakmahad2676@issakmahad26764 күн бұрын
  • Reer aakhiraad maxkamadda rabbi ayeeu horjòogaan Xasanna taas ayaa xukumaysa dulmigiisa

    @abdikadirali6491@abdikadirali649116 күн бұрын
  • ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam Iyo Bahda SMC Runtii Waa Barnaamij Aad Qiiro Iyo Xanuun Badan, warka Jira Run Ka Sheeg, ( Maah Maah Soomaaliyeed ) Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer 🇸🇴🇸🇴

    @abdulhersi8043@abdulhersi804316 күн бұрын
  • ASC WLLE MAASHA ALLAAH AMIIR FAHADYASIN XAJI DAHIR MY HERO XAFIDAHULAH CAQLIGA GARASHADA IYO AQONTA ALLAHA U BARAKEEYO CIMRI DHEER IYO CAAFIMAD ALLAHA SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

    @casalasal6466@casalasal646616 күн бұрын
  • Fahad is another level

    @abdiali4991@abdiali499115 күн бұрын
  • Amin

    @abdisiratabdille2685@abdisiratabdille268516 күн бұрын
  • Inaad isbarbar dhigtaaba qalad kugu ah lakiin viva fahad yaasiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    @sakariyecumarismail9027@sakariyecumarismail902715 күн бұрын
  • Fahad Yaasiin caadi maahan Alle ha deystee.

    @saidabdi136@saidabdi13615 күн бұрын
  • War weeyn buu ku hadlay fahad Yaasiin haddii warkaa laqaadanaya Fahad maanta ayuu runta sheegay❤

    @maxamadshiikh8384@maxamadshiikh838413 күн бұрын
  • Asc Adan cali yare cali waa Demeer Ciyayay oo damer male.

    @anisaidleh619@anisaidleh61916 күн бұрын
  • Ajakis ilaahay ha u naxariisto

    @user-ky7gs8js6h@user-ky7gs8js6h16 күн бұрын
    • 😢 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

      @user-om9wu9nc7l@user-om9wu9nc7l16 күн бұрын
  • Fahad yassin waa dadka farakutiriska ah somalie ubahantahay dawled hogaminkara gormada usoqoro yassin oqon baa hadleysa wana sifooyika laago yacano qofka cilmigaleh marka jamahirto mesha mareso muhu damar moryana shegàaya ali yare mata bosdadi heshey oo waa hassan dhiqo moryanba moryankisa latula qadaraska xabala ah laqodayo horey ugar siyasiyenta hawiye 50 sano dabe kuwa umadona fahad gadhimayan wahan ah rer sitti fahad viva

    @HassanbolbolHassanbolbol@HassanbolbolHassanbolbol16 күн бұрын
  • FAHAD YASIIN WAA SIRDON SOMALIYED O GEESI AH THANKS NEXT PRESENT OF SOMALIA 🎁🎁🎁☪️🕋✍️✍️✍️💯💯🙌🏻🙌🏻😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎁🎁🎁 HADAN AN HELAYNIN FORMAJO 😭🤲🇸🇴🇸🇴🎁😍😍😍🙌🏻🙌🏻♥️♥️

    @farhiyoabdisharif2258@farhiyoabdisharif225816 күн бұрын
  • Fahad Yasiiin , Waa runtiis, Waaloo dhameeyey Xasan dhiiqo, haduu waxfahmaayo👈🤔

    @AMATALLAAH-qd3pq@AMATALLAAH-qd3pq16 күн бұрын
  • Aliy yare ali,waa nin baahan oo balag loo tuuray, hadalkiisu wax xikmad ah malaha in lagu mashquulona maba mudna.

    @user-vm3os2rv9f@user-vm3os2rv9f16 күн бұрын
  • fahahat yasin wa nin jira cali yare wafatlan ku shubo

    @engcabdulaahi574@engcabdulaahi57416 күн бұрын
  • Waxba Culis oo miisaan&Mugbaleh Murtida Runtaa ah Xanbaarsan Fahad Yaasiin,Kankale Waa Laba wejiile calooshiisa la ciyaar ah,Maba xishoonaayo shalay dadkuu kabaha usidey Buu afkiisa Ku cunayaa Sax maahan dhaqankani Lamana qaadan Karo Waxan Ku fhihi lahaa Lacag Waa lahelaa balse Sharaf lama helo Yaa Beri Aaminaaya Cali yare cali

    @ismahaan12@ismahaan1215 күн бұрын
  • USTAAD/WADANI FAHAD YAASIIN vs JAAHIL/MABDA'LAAWE ALI YARE ALI.

    @abdulkadirali894@abdulkadirali89416 күн бұрын
  • Soomaalidu waxay dhahdaa fandhicil ma xaaraan baa mise waa xalaal! Markaa Ey lag site inaad xurmadle Fahadyaasiin Xaajidaahir ku jimaysid baaba xaaraan ah👍💪

    @zainabsulman3881@zainabsulman388116 күн бұрын
  • Cali yare warkiisu wax nuxur ah malahan waa qof dhadhamo raac ah

    @AbdicasiisXuseen-ec4vk@AbdicasiisXuseen-ec4vk16 күн бұрын
  • FAHAD YAASIIN GUUL IYO XIBIGA NABAD IYO NOLAL.FARMAJO ,INASHA ALLAH GUUL.

    @halawi9252@halawi925215 күн бұрын
  • TALO ILAAHAY BAA KU KU FILAN

    @user-ky7gs8js6h@user-ky7gs8js6h16 күн бұрын
  • Viva N&N

    @fatimabdullahi3310@fatimabdullahi331015 күн бұрын
  • Tan Fahad

    @user-zu8cz2ui5e@user-zu8cz2ui5e16 күн бұрын
  • Tan fahad yaasiin ayaa miisaan iyo macnaba leh tan cali yare wa fadlan kushubo

    @abdimuxumed954@abdimuxumed95416 күн бұрын
  • Cali yaree csli warakasaawaatuusaeelasoo

    @cabdicisman4744@cabdicisman474416 күн бұрын
  • Viva fahad yasiin viva

    @muuminabduqaadir1739@muuminabduqaadir173915 күн бұрын
  • Fahad Yaasiin baa Musa qormada wanaagsan

    @fahiimaabshir5792@fahiimaabshir579216 күн бұрын
  • Tan Fahad ayaa fiican

    @alimohamud4740@alimohamud474016 күн бұрын
  • Aad iyo aad fahad baakuleh

    @user-iy1ju7gb7q@user-iy1ju7gb7q16 күн бұрын
  • Wano aburiis ay ka Herseya xasan munfaqa alle ma yaqan ee hunguri ayu yaqan

    @aliabdalla8647@aliabdalla864716 күн бұрын
  • illaaaahay qof kacabsanwaayay bini aadan warkiis waxba kuqaadan maayo

    @FaraxMaxamud-dt5gn@FaraxMaxamud-dt5gn16 күн бұрын
  • Maya

    @maryamoinahaazhim1133@maryamoinahaazhim11335 күн бұрын
  • Fahad Yacin est une bonne personne

    @user-zr9yt5el2b@user-zr9yt5el2b16 күн бұрын
  • Tuugada burburisay dalka warkoda wamaqala cali yare ilaah ceeb loomadhinto

    @KhaalidQali@KhaalidQali14 күн бұрын
  • Cadaalada haka tegin, Villa Somalia ka taliya ha dhih9n ee madaxweynaha Jamhuurida federalka ah ee Soomaaliya dheh. Ama mucaarad noqo Ama muxaafad. Xaliye from Garoowe.

    @user-th4et2vl9q@user-th4et2vl9q16 күн бұрын
  • Kudar Macallin Lugeeya ama Adam Ingiriis Haa Heey❤️👏

    @sacdiyanur7583@sacdiyanur758316 күн бұрын
  • Tafahad.ayaamiisaanleh

    @MoussaMasoul-mw5tp@MoussaMasoul-mw5tp16 күн бұрын
  • Viva farmaajo viva fahad Yasin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    @fatimabdullahi3310@fatimabdullahi331015 күн бұрын
  • Waa Runtas❤❤❤❤❤

    @fatimabdullahi3310@fatimabdullahi331015 күн бұрын
  • Habargidir awalba afka kama hadashee dhuunta aykahadashaa marka caliyare laguyaabimaayo mataataciisa dhuuninimo nabad iyo nolol iyo fahad yaasiin ubaahna nindhuuni ah alaanaga wadey alxamdulilaah

    @ubaxadam6636@ubaxadam663616 күн бұрын
  • asc waxaa miisaan culus leh qoraalka fahad yacin. qoraal ali wax macna ma samayno waa qoraal uu ku durayo fahad lkn ali yare hore ayaa loo ogaaday waxa uu yahay.

    @MohamedHassan-iw3bc@MohamedHassan-iw3bc16 күн бұрын
  • asc walee waa u dhameyay bas hadii wax damiir ah kudan beeyo.

    @jamalahmadbadani3890@jamalahmadbadani389016 күн бұрын
  • 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    @fardowsoxassan2605@fardowsoxassan260516 күн бұрын
  • Qormada FAHAD YAASIIN AYAA KA miisaan iyo saameeyn badan mida Cali JIKO ku jire waayo waa bilaa xikmad

    @user-vg9kt7up4s@user-vg9kt7up4s16 күн бұрын
  • Suxaanallah bal aan aragno inuu qabri qaado oo lugu aaso markaa anyaan arkeenaa xaalkiisa. Waa cajiib meedka kama fakanayo bal maax isoran dadka nool oo madaxweene uu yahey.

    @2009noor1@2009noor116 күн бұрын
  • Miisaanka culus Fahad

    @ahmedabdulahiqaasim7709@ahmedabdulahiqaasim770916 күн бұрын
  • Caliyare caadifad hawiye ayuu kahadlayaa markaa waan Barney wajigaa dhabta ah Naga yaasiin macalin .

    @OmarGuure-ep1xl@OmarGuure-ep1xl16 күн бұрын
  • Aliyare Ali Waa Caado Qaate, Qurmoon👈

    @AMATALLAAH-qd3pq@AMATALLAAH-qd3pq16 күн бұрын
  • Asc macalin dhirbaaxo xun ayuu ku dhuftay hassan lkn hassan maaha nin damiir damqada leh waa tuug caadaystay in dhulka boobka

    @MohamedHassan-iw3bc@MohamedHassan-iw3bc16 күн бұрын
  • Cali yare cali haduusan damiir laawe xun uusan ahayn suaasha xasan baahabe ku socota muusan kasoo jawaabeen In Shilima ah ayuu daydayayaa

    @abdimuxumed954@abdimuxumed95416 күн бұрын
  • Iska daya quburaha waa haalka loo noqonayo qof walba uu dimanaya madaxwene allah kaa baaq subxanallah

    @abdiali4991@abdiali499115 күн бұрын
  • F guuleyso

    @sahalorhaye5407@sahalorhaye540715 күн бұрын
  • Fahad yaasiin waaruntiis guul

    @AbdimananmahmoudRashid@AbdimananmahmoudRashid16 күн бұрын
  • Tell him Ali yare , he shouldn't live someone's business 😢

    @yassinabdi146@yassinabdi14615 күн бұрын
  • dad qabyaalad iyo hunguri filootau

    @Sahraomar-ln4hg@Sahraomar-ln4hg16 күн бұрын
  • asc caliyàre damiir lacaged

    @jamalahmadbadani3890@jamalahmadbadani389016 күн бұрын
  • Fahad damiirkisaa nool dhalinyarada mustaqbalkooda lagu ciyaarayna tusaale buu u noqon lahaa haduu awood hugaanimo helo

    @user-xt6dp4iz6s@user-xt6dp4iz6s16 күн бұрын
  • Viva fahad Yaasiin

    @halimaahmed9602@halimaahmed960215 күн бұрын
  • Cali yare waa nin wareersan

    @KhaalidQali@KhaalidQali14 күн бұрын
  • Waa kala aqoonbanyihii, waxaa aqoonbadan fahad yaasiin. Isuma dhimaan labada nin.

    @dahirmohamed156@dahirmohamed15616 күн бұрын
  • Yes, isagaaba dilay, laakiin adiga maxaa kaa galay. Fahad & farmaajo ayaa dilay waana xaqiiqo lagamana noqonaayo. Kolley waxaan rabnaa in la soo saaro.

    @MohamedBarrrow-mh5gg@MohamedBarrrow-mh5gg16 күн бұрын
  • Fahad

    @user-ui5ym7ov6h@user-ui5ym7ov6h15 күн бұрын
  • horta qoraalka hasoo barto ali jiko

    @cismaanxasan6555@cismaanxasan655516 күн бұрын
  • In aad isbarbar dhikto callooshii kawarqabe aan utureyn dalka iyodadka xaraashka reer damujadiid kuhaayaaa dalka

    @bshir1001@bshir100115 күн бұрын
  • Macalinka plz waydii Sh Ali wajiis iyo Sh cabdulxay gubraha la faagayo ma banaantahay mise waa xaraan

    @aminamohamed1570@aminamohamed157015 күн бұрын
  • Ta Cali waqolof madhan

    @wanaagmixedchannel@wanaagmixedchannel16 күн бұрын
  • Waryaa Brent’s dhaaf tuugada dad qalatada warkoido iyo adidas beenlow

    @fadumasalad3794@fadumasalad379416 күн бұрын
  • Fahadiyaasin

    @NouBro-bp4zv@NouBro-bp4zv16 күн бұрын
  • Lugta doorada, dadkaan wadanka ka taliya waa dadkii ugu hooseeyey Somaalida, markuu dalku caadiga ahaa, xitaa QAB-QOFNIMO ma leh. They used be untouchable.. استغفر الله

    @nazdalaan@nazdalaan16 күн бұрын
  • Caliyare cali waa dhuuni bilaa wadani damiir lahay

    @user-zj3ni2id7g@user-zj3ni2id7g16 күн бұрын
  • Jees jees miyaa macalinka?

    @user-ky7gs8js6h@user-ky7gs8js6h16 күн бұрын
  • Xasan sheekh maxamuud Caafimaadkisa hala soo baaro amuu qabaa Personality Disorder, sbtoo ah waa 10 qof oo isku dhex jira

    @Jaalejaale12@Jaalejaale1215 күн бұрын
  • Qoramada Fahad waa mid ISTARATEJIYAD KU DHISAN BALSE TAN CALI AYRE WAA MID Caadifad ku dhisan

    @Jaalejaale12@Jaalejaale1215 күн бұрын
  • Su aasha fahad yaasin ayaa saxan waxayna qeexaysa mas uuliyada lo igmaday iyo mida qarannimada inuu ilaaliyo ahayd iyo mida islaam nimo manta noole bari manoola xita qabrigiisa ayu kahadlaya su aasha fahad

    @CaliGoshe@CaliGoshe16 күн бұрын
  • Haaaaaaaa waa dhameeyay

    @user-dc5ug4sk8n@user-dc5ug4sk8n15 күн бұрын
  • Waxba ma dhaheen said xasan sheikh waayo xasan ma naxo damiirna ma leh qabuura badan wuu gadan

    @suadabdi5@suadabdi516 күн бұрын
  • Viva fahad yaasiin

    @sakariyecumarismail9027@sakariyecumarismail902715 күн бұрын
  • Fahad yaasin

    @fathiaabdalla5897@fathiaabdalla589716 күн бұрын
  • Fahad yasen is right 👍

    @nadifajamac4111@nadifajamac411116 күн бұрын
  • Fahad waa faciiska kaweyne

    @ShushNaruti-he7ql@ShushNaruti-he7ql16 күн бұрын
  • Caliyare wa dameer ciyay.......

    @Hasanali-kt2xh@Hasanali-kt2xh16 күн бұрын
  • Adenow iyo fahadow damiirka islamnimada sheegayso mayaqaanbalse aqoontisuwaa d'il dhacday 'boob hantida umada iyo ka ganacsiga dhiga ciidamadii qaranka iyo shacbiga soomaaliyeed

    @AbdiEgueh-td5by@AbdiEgueh-td5by16 күн бұрын
  • U dhameeyey maahee waa aasay😂😂😂😂

    @user-vm3os2rv9f@user-vm3os2rv9f16 күн бұрын
  • Calivyare waa habeestee waa muukulal weeyaaan

    @MaxamedBR@MaxamedBR16 күн бұрын
  • JAWAABTA FAHAD YAASIIN MABA U TAALLO CALI YARE BUUBAAYE

    @abdiazizmohed6981@abdiazizmohed698116 күн бұрын
  • ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    @sadiyaali9508@sadiyaali950815 күн бұрын
  • Cali jeeb ku jire shalay jeebka farmaayo maantana jeebka xasan 😂😂😂

    @cabdirisaaqaxmedcise9024@cabdirisaaqaxmedcise902416 күн бұрын
  • Cali yare cali waxuu iska dilay Maqaamkisii Siyaasadeed no Credibility

    @Jaalejaale12@Jaalejaale1215 күн бұрын
  • Waaxaas qormo mahaa waa sheegko mooryaan

    @fadumomuse9591@fadumomuse959116 күн бұрын
KZhead