Faah faahin Khasaaraha dagaalka Gelbedka Sitti & Jabka Canfarta

2024 ж. 16 Сәу.
74 108 Рет қаралды

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер
  • Guul soomaali galbeed guuleysta

    @jawahirelmi9@jawahirelmi928 күн бұрын
    • Guul Mashallhe 👏👏👏✊❤️

      @bahsenhabib6385@bahsenhabib638528 күн бұрын
  • Kuwa canfarta u adeega waxa kamid ah midnimo web kan wax kasoo qora ee cabdi slaan wlhi waa qof aan kayaabay marka aan gulaysano masoo sheego kaliya waxa uu sugaa xiliga ay inga foorarto subhanallah

    @hassenabdullahi6487@hassenabdullahi648727 күн бұрын
  • Dowlada Itobia ee cafar dabka ku gureysa, wax Sitti ka weyn ayay magantahay, geesiyasha somaliyeed ilahayoy ugargar, inti ku shahidayna ilahow janada gee.

    @cabdicastsyuusuf402@cabdicastsyuusuf40228 күн бұрын
  • Alxamdulillaah Allah jabiyo caadawga somaliyeed

    @adnimoallim9233@adnimoallim923328 күн бұрын
  • Allah soomaalia ha caawiyo

    @simsimadan7621@simsimadan762128 күн бұрын
  • Ilaahow somali midee oo qalbigooda isku soo jeedi, canfari waa dad Ethiopia inaguso dirayso oo waa bilaa caqli canfari, canfar iyo somali waa dad wada dhashay ee iyagana ilaahay xaqa ha tuso,

    @dalaisacgibril5899@dalaisacgibril589928 күн бұрын
    • Amiin yaa rabi

      @farhiyohashi236@farhiyohashi23628 күн бұрын
  • Guuuul insha Allah liyuugena 👍way na socelin donaan 3 dii dagmo dhulka lagu dhintay yaan laga sobixin

    @Aouled@Aouled28 күн бұрын
  • Alaha jabiyo canfar

    @jawahirelmi9@jawahirelmi928 күн бұрын
  • Soomaaliyey is garabsada cadowgiinana jabiya

    @jawahirelmi9@jawahirelmi928 күн бұрын
    • Mahad sanid sxb

      @user-xg6jo7bo8v@user-xg6jo7bo8v27 күн бұрын
  • Mudana Mustafe iyo ciidanka deegaankeena guul. Reer Jigjiga waa in ay kacaan ay caawiyaan ciidanka sida ugu dhaksaha badan.

    @rodajama7111@rodajama711127 күн бұрын
  • MAANSHA=ALLAAH MAANSHA=ALLAAH MAANSHA=ALLAAH. SAAKA WAR AAN KUFARXAY AYUU Jaamac Gallad iisheegay. ILAAHAY, BAA MAHADDAAS ISKALEH.

    @calidaclood5205@calidaclood520528 күн бұрын
  • Guul soomaalida guuleeyasata guul guul guul

    @user-fm8ej5yb4f@user-fm8ej5yb4f28 күн бұрын
  • Guuuuul Liyuu police shacabka gobalka Sitti ❤💪💪💪🤚

    @farhiamali4693@farhiamali469327 күн бұрын
  • Saad doonta u qaado waa oraah Ciidan waana sax. Ha sheegin ragga meeshaas qabtay. Waa sir ciidan Illaahoow Soomaali u naxariiso Aamiin

    @mahammedsiad5563@mahammedsiad556327 күн бұрын
  • Allow guulee soomali meelkastay jooganba yaa allaah

    @sahradhoolchannel8657@sahradhoolchannel865728 күн бұрын
  • Guul ciidamada sooma jeestayaasha ah ee liyuu booliiska guuleeyasata gacantii sareeyasana ilaahay ha idinka dhigo guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul

    @user-fm8ej5yb4f@user-fm8ej5yb4f28 күн бұрын
  • Allaha unaxariisto intiikudhimatay intiidhaawacantay allaha uboogadhayo somaali galbeed guuleysta❤❤❤❤

    @88waaye@88waaye27 күн бұрын
  • Guuul iyo gobonimo Somali galbeed ❤

    @mellowyellojello6520@mellowyellojello652028 күн бұрын
  • Mashallah kalaam jamil

    @husseinmalinahmed9202@husseinmalinahmed920227 күн бұрын
  • Waxay qaateen dhulkii somali xasuuqa iyo dabar goynta waa feker fog oo ka imaanaya gumeysigii 😮marka somali ha ogaato orom iyo canfar ❤tuugsiga haku hayaan somali weyn

    @sacdiyosheikhdon9018@sacdiyosheikhdon901827 күн бұрын
  • Guul wiilasha aanu ku ladno ee dhiigoodi iyo naftoodi noo huray alaha garabkiina galo anana shacabkii somali state hadaan nahay hiil iyo hooba waan idinla garab joognaa hooyo guulaysta geesiyadii aan ku ladaynayoow liyuu police guuul marwalba isha alaaah❤❤❤❤

    @user-ugaasonuur@user-ugaasonuur28 күн бұрын
  • GUUL ✊🏽❤️✊🏽 SOOMAALI GALBEED ✊🏽❤️✊🏽

    @ashahassanrobleh7711@ashahassanrobleh771127 күн бұрын
  • Muslim waa inaad kka nabadgashaa guul wiilasheena

    @Ogaal776@Ogaal77627 күн бұрын
  • Masha Allah keep it up good work ❤💯💯🥰🥰❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪

    @chalichali9452@chalichali945227 күн бұрын
  • ❤❤❤❤❤❤❤ Xataa Masajidka Halagu Laayo Canfar & Ethiopian Waxan Somali Aheyn Waa Cadowga Umada Somaliyed Allah Jabsho Inta Naga Dhimatay Shuhado Allah Ka Yeelo

    @abdulkadiryousuf7395@abdulkadiryousuf739527 күн бұрын
    • Aamiin

      @mahammedsiad5563@mahammedsiad55639 күн бұрын
  • Jamac Galadow warar kaagu aad baad uu faahfaahisaa, waxaan kaa codsanaynaa in aa kharidad raacisid sii fahamkuu uu fiicnaado

    @moktarabdi7646@moktarabdi764628 күн бұрын
  • Aaamin Aaamin yaarabi ✅️ ♥️ ❤️ 😍

    @IstaahilAli-uy1tv@IstaahilAli-uy1tv27 күн бұрын
  • Guuul insha Allah 💯❤️🥰💪💪💪

    @chalichali9452@chalichali945227 күн бұрын
  • Guul iyo gobanimo somaliya melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

    @munahussein9687@munahussein968727 күн бұрын
  • Cadowal Cali binu abi Daalib ( radiyallahu canhu)

    @rirachekheyr188@rirachekheyr18827 күн бұрын
  • jamac galad waan ku faraxasanay sida aad umadaad ula dareenka tahay wxad tahay wariye geesi oo cadoga somali fahansan

    @ahmedjama7670@ahmedjama767028 күн бұрын
  • soomaaLiy GuuuuuuuuL GuuuuuuuuL AALoow sii

    @mamaaminayusuf727@mamaaminayusuf72727 күн бұрын
  • ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    @cumarsaciid9283@cumarsaciid928328 күн бұрын
  • ALLaah baalajira cidna oomamaqna ceela omaqodna 😢😅

    @kingmo9457@kingmo945728 күн бұрын
  • Guuuuuuuuuul somali galbeed 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    @user-ke2cu6tf6u@user-ke2cu6tf6u25 күн бұрын
  • Guul Guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    @Secretearth766@Secretearth76628 күн бұрын
  • Waan xoroobaynaa ogadenia unbaad waa gii horena aad dhihi jirtay Adigu ma dhiiga muslinkaad quudataa Dagaalka inaga daaya si kale cal haloo raadiyo adigoo leg lama arage allow khayrka na wafaji Shaqlantii aad Nairobi Ka soo diri jirteen markaad lahaydeen ogadenia xoroobi hadana soo dira

    @MixyadinAbdi-gx6bh@MixyadinAbdi-gx6bh28 күн бұрын
  • Dagaalka cafarta xasuuqa laagu haayo shacabka somali regional stete sitti zone waa dagaal oromada laagu tuusaayo Somali in bad iyo beerba laaga qadan karo somali

    @cumarsaciid9283@cumarsaciid928328 күн бұрын
  • Waan kaguuleysaneynaa cadowgeena inshaa allah

    @ahmedmohamedabdi8814@ahmedmohamedabdi881428 күн бұрын
  • Guuul somali galbeed ❤️❤️

    @mellowyellojello6520@mellowyellojello652028 күн бұрын
  • Guul ciidankeena liyuu

    @asiyacadeey480@asiyacadeey48028 күн бұрын
  • Guuul

    @user-kx8ph8bk2g@user-kx8ph8bk2g28 күн бұрын
  • Alxad lil lh ❤rabiyo xaqa uhiili

    @user-gv9gq6yx2f@user-gv9gq6yx2f24 күн бұрын
  • somaali da waadad dulqad badan hadana xasidmaha canfar iyo oromo somalida way cawiyeen oo way sodhaweyen muslinimada laakiin canfar iyo oromowaa uun itopian cadaw ah oo neceb somalida ,aan xeerin asxankii logalay,muslinimada marka somaali illaahay ayaa lajira waa dad qalbi dayib ah. Cidka adkanmayso guulaysta ciidanka kelinka waa in shacabaw taagera ciidanka

    @Abc-sp6gc@Abc-sp6gc27 күн бұрын
  • Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤

    @Sayidabdirahmannurhirsi@Sayidabdirahmannurhirsi27 күн бұрын
  • Guul Somalia ❤❤❤

    @AomarbBouh@AomarbBouh27 күн бұрын
  • سبحالله كذببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببب ملعونننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننن

    @medmoussa7356@medmoussa735623 күн бұрын
  • HAKASOOBIXINA MEELAHA AAD QABSATAAN. GUULEYSTA GUULEYSTA.

    @calidaclood5205@calidaclood520528 күн бұрын
  • Gobolka waa dhul somaliyeed wan udhimanena nafta ayan dul dhigena hala iso qabto aniga from mugadisho

    @Ayyubahmed930@Ayyubahmed93028 күн бұрын
  • Guul inchaAllah

    @saidabsieh6366@saidabsieh636628 күн бұрын
  • GUUL GUUL GUUL.

    @calidaclood5205@calidaclood520528 күн бұрын
  • Mansha allah guuulaysta guuuuuuulaysta

    @gashanlemohamud9193@gashanlemohamud919327 күн бұрын
  • M.Allaah

    @aidarousabdullahisuleyman5816@aidarousabdullahisuleyman581628 күн бұрын
  • wadajir baynu wax ku gaaraynaa. Kaarmarda waa kuwa kasooqulqulayaan Jigjiga ayay khatar kutahay nabadeeda. Jigjiga waa in ay kacaan and tagaareen ceedanka maantay waa maalintii laga xorayn lahaa cadawga calanka bluugana laga saari lahaa Somaali galbeeed

    @rodajama7111@rodajama711127 күн бұрын
  • Nabaddu waa Islaamnimo Dulmigana waa in la diidaa waa xaq

    @bet3rf295@bet3rf29527 күн бұрын
  • Soomaliya Guul iyo Gobonimo ❤❤❤❤❤

    @ahmedqadar1387@ahmedqadar138727 күн бұрын
  • Guul Somali galbeed

    @user-wb4zq1kw5b@user-wb4zq1kw5b27 күн бұрын
  • Woooooooooow Masha Allah guuul

    @user-ed5gp5lm5t@user-ed5gp5lm5t27 күн бұрын
  • Dadkassii wa horgaalo somaali ma aha

    @AbdulahiAbdi-ns8eg@AbdulahiAbdi-ns8eg27 күн бұрын
  • Alle ha garab galo inmada somaliyeed sharafta dadkooda difaacaya arintani somaali oo dhami way inay garab istaagta naf iyo maalba

    @mawliidhussein6927@mawliidhussein692727 күн бұрын
  • Dad ethopia ka soo qaxay oo aan Waxba iska celin karin baa noo waranaya war dadka iska celsha

    @user-ph3qm3hp8f@user-ph3qm3hp8f28 күн бұрын
  • الحمدلله ربلعلمن❤❤

    @kingmo9457@kingmo945728 күн бұрын
  • Agah . Miyay hurdayeeen. Mise

    @bashirabdi3799@bashirabdi379916 күн бұрын
  • guuul

    @dahabofarahahmed@dahabofarahahmed26 күн бұрын
  • ❤🎉🎉

    @sacdiyaandulahi1801@sacdiyaandulahi180124 күн бұрын
  • Hambalyo

    @CabdiXasan-uw5cu@CabdiXasan-uw5cu27 күн бұрын
  • War wakaa djamacow

    @user-ii9jg5se7t@user-ii9jg5se7t28 күн бұрын
  • Jaamac xag ayaa ku hadashay. Sidaas ku wad. KHAYR BADAN EEBBEE KU SII.

    @alirobleh1226@alirobleh122628 күн бұрын
  • Wallahi waa runta Jamac ❤

    @mellowyellojello6520@mellowyellojello652028 күн бұрын
  • Wariye Afarta horti horee waxa la oodhan jiray " Oodacali"

    @loveme3768@loveme376827 күн бұрын
  • Alla Jamac waa funny 😄 😂😂😂

    @mellowyellojello6520@mellowyellojello652028 күн бұрын
  • ❤❤❤

    @sacdiyaandulahi1801@sacdiyaandulahi180124 күн бұрын
  • Jaamac Galad Qof Hurda oo Hadlaya ayaa lagu moodaa😂

    @ahmedsh.mohameddaahir8784@ahmedsh.mohameddaahir878427 күн бұрын
  • viva liyu police Somali Galbeed

    @ra-lk8yv@ra-lk8yv27 күн бұрын
    • Thanks 4 U Support Liyuu Police because I am one Liyuu Police

      @CimranDigale@CimranDigale7 күн бұрын
  • Waardagaalka faced makayahay mustaf,mise waa ismashquuline

    @user-xc3qd3vm9b@user-xc3qd3vm9b28 күн бұрын
  • Alle ha guuleeyo wiilashaas ee Ciidankan madafiicda xoolaha la dhacaya waxla xisabtama mala waayay?

    @abdallasaid1232@abdallasaid123227 күн бұрын
  • Guuuuuuuuuuul somali

    @user-zz4bz4kx1e@user-zz4bz4kx1e28 күн бұрын
  • War yaan isxaan loo gelin canfari waa cadowga somaali oo dhan iyaga iyo oromo abiye aya so diraya somalida dhan yey u kala harin aniga xamar jooga meel loo maro hadaan aqaan wlhi waa ka qeyb geli somali wa iney isu garab istaagan sida amxaarad tegrega iyo canfarta oromda

    @user-iz4tc3kh5q@user-iz4tc3kh5q28 күн бұрын
  • Ilaahoow guuleey soomaalida

    @jawahirelmi9@jawahirelmi928 күн бұрын
  • ❤❤

    @farahmohamed6966@farahmohamed696628 күн бұрын
  • beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeenaaaaaaaaaaaaaleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee gamaca monafiki

    @medmoussa7356@medmoussa735623 күн бұрын
  • Galad

    @user-py4xl8fd2b@user-py4xl8fd2b24 күн бұрын
  • Wuxumamuslinbaa

    @kingmo9457@kingmo945728 күн бұрын
  • Walahay waaruntaa maanta ayaan ku hambal yeeynayaa ithopia inay rabto bada cas oo ay somalida deeganka xasuuqdo ila ay timado cidhifka bada cas anigu waxan lahadlaya haday qoralkayga arkan shacab kayga reer somaliland gaar ahaan isaaq waa inaynu gurmanaa muuse biixi ku qasbnaa ciidamadan uu ku daabulayo ehelkeenan harti ama reer laascaanood jooji oo ciidamada udir xaga somalida deeganka inta maryaha ciidanka laga saaro iyagoo shacab ah hadii taasi dhici waydo meel dheer ayaa umada somaliyeed laga dooni doonaa waar somaliyeey hala gurmado canfar qudha maaha waa qadiyad ithopian,waar reer shikh isixaaqow hayno dambayso ictaarku badeena ayaa lagu soo socdaa waa iga talo

    @youtubeqadaafedegane6651@youtubeqadaafedegane665128 күн бұрын
  • ❤dds magaceed waa sarawu kacay

    @cumarsaciid9283@cumarsaciid928328 күн бұрын
  • WAR hanaga laynina wiilasha wax soomaali la yiraahdaa ma jirto qabyaalada iyo nacaybka uun bay ka adag yihiin

    @maryamalinuur9337@maryamalinuur933728 күн бұрын
    • Sax mesha ogaden Ku dhamaday

      @rock_diamond9475@rock_diamond947519 күн бұрын
  • Taageerida ciidanku waa muqadas

    @taragabdi2506@taragabdi250628 күн бұрын
  • Jamacoow urur samaale ma heeysaa

    @saydiiofow1335@saydiiofow133528 күн бұрын
  • Muuse bixi Hasoo gurmado deganka waa degaan dir

    @AleemZani-nw4xh@AleemZani-nw4xh27 күн бұрын
  • Ciise waa difaacadaa Gurigiisa:

    @user-sd2hx2qr9l@user-sd2hx2qr9l28 күн бұрын
  • Guuuuuuuul somalia

    @ahmedibrahim3070@ahmedibrahim307028 күн бұрын
  • ASC, Jaamacoow Arrintu waxay u-egtahay Sidii Isaaqa, iyo Dhulbahantaha, ee Laascaanood.

    @calidaclood5205@calidaclood520528 күн бұрын
  • ❤❤❤❤❤❤❤❤

    @cumarsaciid9283@cumarsaciid928328 күн бұрын
  • XAG ALLOW DIRIR ,RAG ALLOW KACA.

    @alirobleh1226@alirobleh122628 күн бұрын
  • Ciise Ethiopia Qorigiisuu ku joogay:

    @user-sd2hx2qr9l@user-sd2hx2qr9l28 күн бұрын
  • Ciise waa hari la yahay 8 sanno. Gurigiisaa loogu yimid sitti waa shahiid ama guul: Dagaalku waaku XaQ ciise:

    @user-sd2hx2qr9l@user-sd2hx2qr9l28 күн бұрын
  • Guul iyo gobonimo

    @user-lf4gc7vo3v@user-lf4gc7vo3v27 күн бұрын
  • wax nasasho yaanlasin xalaga dawotago meshay tagan kuwani walaalo manihin

    @azalikTasfay-zd1yh@azalikTasfay-zd1yh27 күн бұрын
  • wabeene gaca galada

    @medmoussa7356@medmoussa735623 күн бұрын
  • Jaamac duufle 😅😅😅😅😅😅

    @NaasirMaxamed-sx2oh@NaasirMaxamed-sx2oh26 күн бұрын
KZhead