DAAWO: Kiis Aan horay loo Arag Afduubka & dilka Ganacsade, Saraakiil & Saaxiibo...

2024 ж. 3 Сәу.
256 987 Рет қаралды

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер
  • Allaha u naxariisto marxuumka qabriga Allaha u waasiciyo janatul fardows aclaa allaha ugu bishaareeyo. Kuwaan waa bahalo allaha na mootiyo

    @abdikarinise2267@abdikarinise2267Ай бұрын
  • Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    @user-yc3dr2ef8q@user-yc3dr2ef8qАй бұрын
  • Muqdisho waxxa si xoog leh ugu daatay dhiig xaq darra ah laga 1991 ilaa xaaliyan ayuu dhiigi socdaa . Subxaanallaah umada xaqa Allaah ha tusiyo .

    @umokhalifa2282@umokhalifa2282Ай бұрын
  • waxaa kufaraxsanahay horumarka amniga wadankeen gaaray

    @cabdisalansugulee-wq9nl@cabdisalansugulee-wq9nlАй бұрын
    • Ala Muqdisho Waa Meel HoogteyOo Islaamka Lagu Dilo Dhiig Yacab Ayaa Isu Tagey

      @farhiyaibrahim4886@farhiyaibrahim4886Ай бұрын
    • Ambiguous was kee 😂? War ma mesh’s any kuwi amniga ilalin lahayeen iyagu umadi layneysa ??

      @hassanweli851@hassanweli851Ай бұрын
  • Wlhi WA arin xanun badan qoslaye Nacala Ku dhalay nin rag ah maha Naag Naag dhalay wale wad Ka daba tagaysaa

    @user-db5ts6je7z@user-db5ts6je7zАй бұрын
    • Nacalaaye Intaa Ninkaas caaye dumarka ha u gafin🙄 uf Naag naag dhalay kulahaa

      @Zaynab812@Zaynab812Ай бұрын
  • Lawyerka danbiilayaasha ALLE ka cabso iyagaa qiranaya inay dilka gaysteen

    @ugaskawadanka2623@ugaskawadanka2623Ай бұрын
    • Maya wll waine qofka ladifaco hadu dambilaha difac lahen maxkamad mejirten mrka qofka difacayo xita wuogyahay inu dambile yahay lkn waliska difaca si qofka ladilayo xita uu uqanco

      @gawarwardey4932@gawarwardey4932Ай бұрын
  • Waa la badan yahay dadkalaa ku jiro mesha waa laga buuxaa wallahi☝️

    @xashicali7520@xashicali7520Ай бұрын
  • Allaha u naxariisto marxuumka ehelkiisana samir iyo iimaan allaha kasiiyo kuwana waa in sharciga la marsiiyaa. BAHALLO

    @asaada8529@asaada8529Ай бұрын
  • it is really amazing sida ay ushaqeeyen laamaha amniga Somalia. in la amaano oo loo mahad celiyo ayay mudan yihiin m.a thank you guys

    @WalbaashJama@WalbaashJamaАй бұрын
  • Marxuumka ilahey ha raxmado sedokali Shuute ilahey ha unaxaristo aduun aakhiro

    @raaxocabdiqadir5819@raaxocabdiqadir5819Ай бұрын
  • Ilaahow miskiinkaas dhiigiisa soo ifi Kuli Hala toogto

    @AbdiqadirAbdi-ft8nz@AbdiqadirAbdi-ft8nzАй бұрын
  • Ilahoow lawyer ha iga dhigin hadaa iga dhigtana xaq dara yaan qof ogu doodin!! Amen..

    @thepatriorictube2583@thepatriorictube2583Ай бұрын
    • Aamin yarabi 🤲🏽😢

      @CiiaeAadan@CiiaeAadanАй бұрын
    • Hadaad lawyer noqoto waaku qasbantahay inaad xaqdaro kudoodi.

      @ashaoali8020@ashaoali8020Ай бұрын
    • Aamiin

      @seed3966@seed3966Ай бұрын
    • ​@@ashaoali8020½ ,😢

      @inacalicosoble3402@inacalicosoble3402Ай бұрын
  • Ilahay marxuumkan ha u naxaristo , xaqiisana alle haso ifiyo lkin waxa fiicnan laheyd xamar malin walba dil ayaa ka dhaca saan hadiiba la isku daba gali lahaa wax badan ayaa soo bixi lahaa , waxan rajeynayaa shacabka iney cadaalad wada helaan.

    @FatmaNuuro23@FatmaNuuro23Ай бұрын
  • Gudoomiye shuute allaha ku sharfo ninkaan marka hore yaan la dilin kiiska ikraan tahaliil xitaa isagaa ka danbeeyey kiiskii ceejida

    @user-vd1mt8lu9y@user-vd1mt8lu9yАй бұрын
  • Waxan bilaa arxanka ah hala qisaaso bahalo weeye sidani 😢😢😢😢

    @HindaBiixiAadanHanadi@HindaBiixiAadanHanadiАй бұрын
  • سبحانالله !waxaa jiraan taliyayaal kale oo ninkaan ka daran wallhi waa in taliyayaasha kuli lawada baaro xogo dahasoon ayaa banaanka imaanayo

    @mogadisho24tv50@mogadisho24tv50Ай бұрын
    • Intii xaaranta lagu koriyay o dhiigya cabka ahaa ayaa xilal sare loo magacaabay alloow.adaa alle ah Alla xamar maxay dulmi la urtay

      @user-sn5yz7vg8v@user-sn5yz7vg8vАй бұрын
    • SUBXAANALLAAH SUBXAANALLAAH SUBXAANALLAAH At: (0:59…) Ceelkaas waxay uegtahay meel dadbadan lagudiley ama lagudila (Waa meel wasaqbadan oo bacyaal badan oo madow iyo buluuga, iyo qoriyo iyo geedabadan kabuuxda. Dhinac bidixda ah waxaa laga arka wax kursidheer oo madow ah oo bac buluuga ah saaran. Kawaanka dadka lagudilo sixaqdarro ah ueg. SUBXAANALLAAH. Eid Mubarak, Mahadsanidiin

      @muslimahsista@muslimahsistaАй бұрын
  • Looyarka muu ilaahay ka cabsado ayagaaba qirsan kuligood tiirka geeya sey ugu quustaan kuwa fal xun sameydoono

    @marianabokar7809@marianabokar7809Ай бұрын
  • Illaahow umada xaqa tus dhamman hala toogto

    @Mowlid_ahmed1@Mowlid_ahmed1Ай бұрын
  • Ruuxan kulaha wa sax waxa kaso fakatay aniga dilay isla markii waka labayay😅

    @ugaskabeesha4539@ugaskabeesha4539Ай бұрын
  • Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa ninka ku sugan dibadda ee b8xinayey lacagta waxa habboon in lagu xukumo dil iyo hantidiisa oo la la wareego. 2.0. Haddaba 2 askari ee la socday iyaguna waa dil. Qoslaaye waa dil.

    @daahirjimcaale-mz9xo@daahirjimcaale-mz9xoАй бұрын
  • Walee Ilaahay uma samaysan cadaabta cayaar cayaar ma danbiileyaal sidaa foosha xun u diley muwaadin walaalkood muslima baa sidaas oo dhan loogu doodaa 😢

    @sagalabdal9387@sagalabdal9387Ай бұрын
  • All waa Dil

    @CiciMimi-sc6mj@CiciMimi-sc6mjАй бұрын
  • إنّا لله وإنّا إليه راجعون لا حول ولا قوّة إلّا بالله Masiibo idinku dhacday waxay muteysteyn gala nariyo dhammaantoos ✅✅✅✅✅

    @seed3966@seed3966Ай бұрын
  • Somali MA now is becoming peacefull county

    @hashimabasssharif4313@hashimabasssharif4313Ай бұрын
  • Abuukaata yaasha dil halgu xukumo ama xabsi dain kiskii lul wan firsaday kiskii tntid abuukate qaa inu wadan dil ama xabsi halagu xukumo abuukaaton

    @CabdirsaqGurey@CabdirsaqGureyАй бұрын
  • Dadbaa qabiil kutaageeraayo Tuugadaas xaaraanta lagusoo koriyey nijaasta ilaaheey umada haka qabto

    @user-tb7nx7gy1b@user-tb7nx7gy1bАй бұрын
  • Dhiiga muslimka lama qarin karo ilaahay ayaa soo bandhigay oo kashifay

    @hawoabdi9499@hawoabdi9499Ай бұрын
  • $15 $100,$1000 ayaa qof dhan naftiisa lagu dhaafiyey. Xasbunalaah wanicmal wakiil taliye maqal iyo muuqaal ahaan ba uma qalmo. Xaaran ku naxayaal.

    @user-jb5ce6nm7j@user-jb5ce6nm7jАй бұрын
  • Allahu Akbar meeqaa sidaas loo qaarajiyey Marat badan ayaa la yiri alshabaa ayaa dilay laakiin dad ka tirsan dowladaa umada dhacaysa oo dileeyso yaa rabbi

    @user-oh2yq6ub3j@user-oh2yq6ub3jАй бұрын
  • Maagaha abuukaataha sida xun u eegayaa waxaan filayaa inay yihiin kuwii qoslaaye xaaraanta ku biili jiray

    @abdixayi8453@abdixayi8453Ай бұрын
  • Isbaaraaa lagusoo koriyay waxba kala yaabi maayo Wuxuushnimada ay geeysteen HAL BOOLIYA NIRIG XALAALA MA DHASHO

    @MudaneSooyaal@MudaneSooyaalАй бұрын
  • Rabiyoow cadalada ugu deeq maskinkas bal firi sidey ula dhaqmen kamiroyinka ayaa wax walbo cadeyay qoslayaha waa dad cun alle ku qabay wuuba inkirayaa kuwan abukatayasha ah e u doodayo dad dilaa yaal ah walee alle kama cabsan tiirka hala geeyo dhamantod

    @sahroxassan6814@sahroxassan6814Ай бұрын
  • Qof ayaa badhil lugu dila)markasa waxad arke qof dilagi qabiil ku difacayo)waa ahlu naar wana in sharciga Lamar siya

    @OmarIbraahim-kt9mi@OmarIbraahim-kt9miАй бұрын
  • Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

    @user-ri1cs9nt1v@user-ri1cs9nt1vАй бұрын
  • Walahii caloosha ixanuuntay 😢😢😢😢😢😢

    @M4mp5be8w@M4mp5be8wАй бұрын
  • Muqdisho waxa ka socda wa wax yaapleh runtii Also waxkasta film hindi ah camal inay dawanayan ama ka hadlayaan ayad moda Illahay umadan miyirka ha soceliyo subxanallah

    @abdiasisyusuff787@abdiasisyusuff787Ай бұрын
  • Kiisaskii muqdisho ka dhacayoo dhan nimankaan baa ka danbeeyey baarisbadan halasameeyo halaga sheegsiiyo

    @user-vd1mt8lu9y@user-vd1mt8lu9yАй бұрын
  • Sharciyan qareenku inu qaadiga maxkamada u sheego go aanka u qaadanayo dil ku xukun ma saxbaa

    @engorshe1068@engorshe1068Ай бұрын
  • Af wax cunay xisho loma baahne intii dishay marxuumka waa dil

    @ambiyaxasan6082@ambiyaxasan6082Ай бұрын
  • Laaxawla walaa quwata illaa bilaahi abuukaata walee aakhiro warbaa taagan

    @maryamadirie8722@maryamadirie8722Ай бұрын
  • Dadka ajaanibka ah marka ay isticmaalaan odhaahda " Muqdisho ,the dangerous city In the universe" waan la yaabi jiray balse waa xaqiiq

    @user-sf1or6od5s@user-sf1or6od5sАй бұрын
    • Aduunkan meel aan wax kadhicin malahan

      @fatimahabdifitah9160@fatimahabdifitah9160Ай бұрын
  • Kan difaacayo aaakhiro maleh aduuna maleh

    @Zapnaadahapi@ZapnaadahapiАй бұрын
  • Ilaahey ha u naxariisto😢

    @Zapnaadahapi@ZapnaadahapiАй бұрын
  • uf somalia miya ka cabsata oo ku dilayso mise Africanka kale bat ka cabsata oo ku dilayso miskeenka ilahay ha u naxariisto

    @shamsajama4931@shamsajama4931Ай бұрын
  • Ruuxa indha atkaaa bismilah

    @hibosaid6244@hibosaid6244Ай бұрын
  • Hg ahaana indho adeegodana meel ay wax karaadiyaan ma waayaan heer ay gaareen sayid cabdule xasan hhhhhh

    @leoderii2696@leoderii2696Ай бұрын
  • Abukatayasha waa in ay alle ka cabsadan .ruxii qof dilo waa in asagana la dilaa sida ay diinteena nafarayso

    @NaimaBashir-ln6ro@NaimaBashir-ln6ro2 күн бұрын
  • Asc somaliyeey hadiilayaabo yaasinka nin walba quraan ha aqristo dhiiga xaqdarada ayaa nagu batay aloow unaxariiso

    @sahromaxamed7256@sahromaxamed725623 күн бұрын
  • Qoslaaye wss in xubinba mar lajaraa waa in silica loo dilaa ama la gubaa isagoo nool dad badan oo kalena wuu dilay sida ikraan tahliil isagaa dilay oo ay ku maqan tahay waa dhiig yacab ilaahay cadaabka ha ku fogeeyo qofkii taageerana ilaahay masiibo haku rido oo haa cadaabo

    @zainabguled7344@zainabguled7344Ай бұрын
  • Ninka dad badan ayuu dilaye Hal’ badho

    @hiyaamamiin300@hiyaamamiin300Ай бұрын
  • Laba jeer buuu dilay wiiilka acuuudu billlah

    @user-eu7hu5vm4f@user-eu7hu5vm4fАй бұрын
  • Aamiin ya raaaabi 😢😢😢😢

    @deeqoahmed7878@deeqoahmed787819 күн бұрын
  • Meeshii xamar la odhan jiray way qudhuntay dadka maanta ku noolina caadiba ma ah waa in gobolada kale ee Somalia looga keena dad suga amaanka magalada

    @ahmedalisudi6046@ahmedalisudi6046Ай бұрын
    • 😂 filimkaas ay baa cunay haday waraabayaal isku badasho cidkale imaan mayso ayadoo sidaan ka daran oo kala xiran magaalda ayaa lagu noola gaaloo dhan isugu tagtay lagana difaacday 😀

      @Hardyironman@HardyironmanАй бұрын
    • Way qudhuntay odhan jiray😂😂 lacnad kugu dhacday saliid qumbooy waxbaro… mfk

      @omarw5124@omarw5124Ай бұрын
    • meeshaa adiga jogto waakadhacaan lkn lama ogaado lkn muqdisho waahormartay maasjaa allaah

      @OmSamar-iy7cj@OmSamar-iy7cjАй бұрын
    • Gobolada ayeyba ka yimaadeen Shartaan dadka cuneysa

      @warisroobo1759@warisroobo1759Ай бұрын
  • Supxanalahaa

    @saynabmohamed8983@saynabmohamed8983Ай бұрын
  • Marxuumka alah swt haw naxariisto

    @user-eu7hu5vm4f@user-eu7hu5vm4fАй бұрын
  • WAXAY DANBIGA UGALEEN KOOX AHAAN, MARKA KULIGOOD WAA ISKU DANBI,

    @romainfabian-el1iw@romainfabian-el1iwАй бұрын
  • Every check point they have to detain anybody and call who he’s claiming for just to make sure everybody is safe😢😢

    @abdurahmanabdullahi9619@abdurahmanabdullahi9619Ай бұрын
  • Qoslaye waa halis sharpie poliska sharciga policeka buskolada àalkolada dilwaaye😊😊

    @user-vu4or5rm3j@user-vu4or5rm3jАй бұрын
  • gabadhii canbenka lagugalay ellah xaqa mamoga

    @fawziyadahir4123@fawziyadahir412329 күн бұрын
  • Wa bahalo yaaasiinka&tabaraga

    @SimraanQurux-mq5mz@SimraanQurux-mq5mzАй бұрын
  • Allow kuu naxariiso

    @user-ri1cs9nt1v@user-ri1cs9nt1vАй бұрын
  • Omg goodness meeshuu kujiro fiiiri acuuudu billâhi

    @user-eu7hu5vm4f@user-eu7hu5vm4fАй бұрын
  • Baraabar

    @faisalabdisemed3027@faisalabdisemed3027Ай бұрын
  • Waa wixii isbaarada lagu soo koriyay

    @ExcitedFireflies-db6tu@ExcitedFireflies-db6tuАй бұрын
  • War soomaaliyaa dambiilihii ayey difaacayaan waxaan waa silsilad kuwa difaacayo, iyo kuwa qiranayo dambiga dhamaantood waa isku mid

    @user-vd1mt8lu9y@user-vd1mt8lu9yАй бұрын
  • Wadanka qaadka iyo khamriga ha laga joojiyo

    @Aamiin733@Aamiin733Ай бұрын
  • Acuudu billaahi !! Waxaan waa - ilmo Xaaraan iyo Guryo ! islaameed lagu Dhalay !!

    @bulohus8548@bulohus8548Ай бұрын
  • Dhamaan hala laayo

    @sadakabirjeeb8399@sadakabirjeeb8399Ай бұрын
  • Allaah kama reebo cadawgaa helay miskiinka

    @khadraahmed4447@khadraahmed4447Ай бұрын
  • Khareenada, xaggee aakhiro aadi doonaan, kolkay bari ka dhigaayaan dambiilayaal arxanlaawayaal ah?

    @mohamudhilowle8650@mohamudhilowle8650Ай бұрын
  • aniga somali waxan u shegayaa xamar xabaal bataala xukun mayala halaga tashto because taliya tuugah waxadhalay xildhiban tuuga because xalaba maqudan

    @fawziyadahir4123@fawziyadahir412329 күн бұрын
  • Kkkkk waa sida ibliisku isu beri yeelo 😂marka uu qofka dhimiyo ayuu banaanka isu beri yeelaa akh

    @sacdiyosheikhdon9018@sacdiyosheikhdon9018Ай бұрын
  • Sarkaaal haduu sidaan sameeynaayo Soomaaliya Rajo malahan illaaheeey Ceebtooda hakashifo

    @user-tb7nx7gy1b@user-tb7nx7gy1bАй бұрын
  • Dhiig miirato weye waxan xayawan xata luguma amiini kaaro saa waa dad nol,nool allahu mana jiina

    @rafiiqabdirashid9697@rafiiqabdirashid9697Ай бұрын
  • 😂 niyow anigu wxnka yaabay indha adeyga looyarada muqdisho ee eedaysanayasha difaaca wxa cadeyn aan arkeyno iyaga uma muuqdan

    @user-id8nc9mg5f@user-id8nc9mg5fАй бұрын
    • Kkk iyagaa laga yaabaa inay dad horay usoo liqeen ama woxoga shaah ah ayay kubadasheen Ader hawiyuhu manaxaan Lowyer iyo askarigoody

      @ugaskawadanka2623@ugaskawadanka2623Ай бұрын
  • Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa dilka mudane shuute haku fulliyo sidatan: a). Qoslaaye. b). Qoone c). Askariga kalkeeto. d). Ninka dibadda ku maqan. e). Inta kaleeto waa xabsi daaiim cimrigooda haku cunaan xabsiga.

    @daahirjimcaale-mz9xo@daahirjimcaale-mz9xoАй бұрын
  • Isteeshinada dhammaantood halabaaro biliiska oo aan nadiifnoqon wadanka nadiifnoqonmahayo

    @safa-cb3ox@safa-cb3oxАй бұрын
  • Xasbunalaah WANICMal wakiil

    @user-lf7wy9nb3x@user-lf7wy9nb3xАй бұрын
  • mama guhad ikraan hoyaded ninkan halogeyo sirunta ugu sheego

    @fawziyadahir4123@fawziyadahir412329 күн бұрын
  • Shantoodaba waxaan dhihilahaa in ladilo waxay wuxu dilaan dhihi lahaa

    @saynababdi6226@saynababdi6226Ай бұрын
  • Wale. Xamarey. Xeladadher. Cidi. Tidhi. Maxay. Arken subxanalah nacudubilah

    @sahraahmed2360@sahraahmed2360Ай бұрын
  • MUJRIM WYE QOSLAYE IYO WIXI LA SOCDO EE WA JIBKISA HALA MARSIYO MORYANTA

    @abdulahiabdirahman2548@abdulahiabdirahman254829 күн бұрын
  • Alla qaracan weyna Macaamiil ayaa ii taagan

    @batulasmail8261@batulasmail8261Ай бұрын
  • Ilaahow cadaalad sii marxuumka

    @MaryamoJaamac-fp6zd@MaryamoJaamac-fp6zdАй бұрын
  • Dhamaantood, waadhiigyacab, haladilo,, Waa haday, cadaalad, jirto

    @asdasde6050@asdasde605029 күн бұрын
  • Acids billaahi minashsydaani rajiim oo Somalis masa sauna Amrita u Canaan. Ilaylehe Soomaali badan waygaalowdsy hadayba yahoo wadankoodii jooga saas khaki ucabaan

    @anabgelle8723@anabgelle872322 күн бұрын
  • unukaaleh warkan naguma cusba ikraana asagoo jiidaya mala arkay wayab walahi

    @fawziyadahir4123@fawziyadahir412329 күн бұрын
  • Taliesin qoslaaye waa in daambur karkaraya lagu ridaa

    @walidcamran7942@walidcamran7942Ай бұрын
  • 😢😢Khayer khater

    @hiyaamamiin300@hiyaamamiin300Ай бұрын
  • waa waraabee hala dilo

    @cabdulaahinuurcawaale9065@cabdulaahinuurcawaale9065Ай бұрын
  • Xaaraanta dhamaan hala tògto nacalad hagu dhacdeee

    @bilancabduqadir@bilancabduqadirАй бұрын
  • ok nabadsugida markuudhahayo maxbuusaawadaa marxuma muuhadlo soomamqlayo

    @OmSamar-iy7cj@OmSamar-iy7cjАй бұрын
  • Tuugtuugi dhashay Hawiye wiilashii Isaaq ee aad disheen maxaad camarada u qariseen

    @abdullahhassan2940@abdullahhassan2940Ай бұрын
    • Kkkkk adaa qashay willkaada 😀😀😀

      @Hardyironman@HardyironmanАй бұрын
    • ​@@HardyironmanLOGIZI

      @makebravo7133@makebravo7133Ай бұрын
    • ​@@Hardyironman😂😂😂 hawiye caqli goormaa yeelanaysaan oo xumaanta iska daynaysaan xamar unukaa leh bay idinkaga dhagtay caqli kuma daraysan dawladnimo ma ogolidin daaroodaa nagu soo duulay baa dhahaysaan hadii dalka hogaanka u qabataana dalku waa baylah iyo qaxar war dawlidnimadu maaha reer xisaabta qaldan ee aad isku dhufsanaysaan iska daaya qabiil qaran ma noqdee from daarood

      @fardushurre1668@fardushurre1668Ай бұрын
    • ​@@makebravo7133idoor idinkaa iska dilay nimanka

      @fardushurre1668@fardushurre1668Ай бұрын
  • Intii kulug lahet kiiskan Allaah haso qabta

    @OmarAli-ef5if@OmarAli-ef5ifАй бұрын
    • aamiin yaa rabi 🤲

      @ubaxmuxudin1861@ubaxmuxudin1861Ай бұрын
  • Allah yarxam 😢😢

    @CiiaeAadan@CiiaeAadanАй бұрын
  • Kiiskiikhoslaaye

    @user-iv9uy9pd2k@user-iv9uy9pd2kАй бұрын
  • Taliye ma ah shaydaanku

    @maryamadirie8722@maryamadirie8722Ай бұрын
  • NB: Sanadyadaan Danbe Xilalka iyo Dadka hayo Iskuma Qalmaan halaga. Fiirsado,Qaldka Waxaa leh,Ilmo Yar yar Taliye,Generaale Waa Qalad Nagu Cusub,Dhibkana Meeshaas Ayuu ka Socdaa,Ee halala Xisaabtamo kuwa xilalka dhiibo.

    @rumaanaahmed5574@rumaanaahmed557427 күн бұрын
  • Nimankan uu kujiro taliye qoslaaye iyo mahad maxaned salaad mahad kawaanle iyo xasan sheekh maxamud alshabaab dhaman waa in lawada toogta waxana hogaaminayey shirqoolada iyo qaraxyada iyo dilalka qorsheysan waxa hogaaminayey labada nin ee shaadhka dowlada watay ee lakala dhaho xasan dhiiqo xasan duufle xasan sheekh maxamud alshabaab dhagarqabe dhiigyacabe iyo mahad maxaned salaad mahad kawaanle alshabaab iyo mukhtaar roobow iyo aadan madoobe waa in dhamantod lawada toogta insha Allah

    @abdirahman6614@abdirahman6614Ай бұрын
  • INVESTIGATORS SHOULD TAKE CARE ABOUT THEMSELVES AND ALSO THEIR TIME TO REFLECT THE INVESTIGATION BY USING METHODOLAGEY NOT BY NICENESS.

    @haldoorqaran8816@haldoorqaran8816Ай бұрын
KZhead