Mahad Salad oo tartanka doorasha loo diiday hubkiina lagala wareegay &Koofi & Qoor Qoor oo Midoobay

2024 ж. 27 Сәу.
25 572 Рет қаралды

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер
  • Mudane farmaajo illaahay haku xafido isha allaah

    @user-dc5ug4sk8n@user-dc5ug4sk8n21 күн бұрын
  • Mahad kawaale waa shabaab asava iyo saaxiibkiis xasan gu guuurte

    @user-dc5ug4sk8n@user-dc5ug4sk8n21 күн бұрын
  • Mahad salad waa shabaab asaga iyo saaxiibkiisa.

    @yassinmohamed1039@yassinmohamed103924 күн бұрын
  • Mahad salaad galmudug waa udhashay dhismegeedina qeeyb libaax ayuu ku lahaa nimanka aad sheegeeysana berigii galmudug ladhisaayey sameeynta mahad ku lahaa kuma leheeyn laakiin dorasho waa qal qaalin iyo nasiib cid guushu raaceeysana allaa og

    @CabdullahiDheere-ik5ew@CabdullahiDheere-ik5ew24 күн бұрын
  • Asaga ayaa ugu liito.

    @fadumaabdi9837@fadumaabdi983721 күн бұрын
  • Kofi wa Faramaajo ee ka fogaada

    @fadumaabdi9837@fadumaabdi983721 күн бұрын
  • Soomaaliyeey wallaalyaal mahad salad oo ahaan dilaa arxandaran Soomaalinimada ka Galaxy dhagar asaga xasan roble alcadala fiqi furuq iyo dhagar qabaa madaxa i furan dhamaantood dhagar qabayaal dalka iyo dadka dambi kagalay maxkamad halataago sidoo kale mw gal m waa qoorqoor

    @AbdiEgueh-td5by@AbdiEgueh-td5by24 күн бұрын
  • Galmudug hada waa nabad lakiin hadii mahad salaad lageeyo dagaal beleed ayaa ka bilaaban marka mahad uma qalmo wa hadii nabad laga rabo galmudug,

    @abdimuxumed954@abdimuxumed95424 күн бұрын
KZhead